Dad ku dhintay shil ka dhacay Somaliland
MUQDISHO - Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay, qaar kalena way ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay Maanta duleedka magaaladda Hargeysa, ee xarunta maamulka Somaliland, sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka iyo Saraakiisha Booliska.
Gaariga nooca raaxada ah ee galay shilka galay khasaaraha dhimashada iyo dhawaca uu ka sababay ayaa la sheegay inuu kasoo ambaba-baxay degmada Burco, islamarkaana uu...
Ciidamada Itoobiya oo billaabey dhaq-dhaqaaq ay uga baxayaan Diinsoor
DIINSOOR - Wararka laga helayo degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa sheegaya in saakay Ciidamada Itoobiya ka baxeen qaar kamid ah saldhigyadii ay halkaasi ku lahaayeen, waxaana dadka degaanka ay muujinayaan cabsi xoog leh oo ay ka qabaan in AS ay dib ula wareegto gacan-ku-heynta magaaladda.
Lama oga sababat ay ciidanka Itoobiya uga baxayaan degmada Diinsoor, oo kamid ah...
Bangiyada oo Lacag la’aan soo wajahday markii ay iibsadeen dhulka dowladda
MUQDISHO - Kumaan qof ayaa halis ugu jira in ay waayaan lacagihii ay ku keedsadeen qaar kamid ah Bangiyada dalka, kadib markii la sheegay in qaarkood ay dhulka dowladdu xaraashayso ay ku gateen lacagihii ay dadku dhigteen.
Xog ay heshay Shabelle ayaa sheegaysa in Bangiyadu ay la'yihiin cid kasii iibsata dhulalkaasi, mana noqon sidii ay filayeen oo markii hore...
Somali Banks at Risk of Collapse After Misusing Customer Deposits for Buying Public Land in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Thousands of Somalis are at risk of losing their savings as several banks in the country face potential collapse due to mismanagement of customer deposits, according to information obtained by Shabelle Media Network.
The banks, based in Mogadishu, are experiencing a severe cash crunch, making it challenging to honor withdrawal requests or return the deposits to their...
Former President Farmaajo Warns of Political Crisis in Somalia
MOGADISHU - In a press statement, former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo expressed deep concerns about the current political situation in Somalia, warning that the country is at a critical juncture, surrounded by numerous risks that could lead to political stagnation, damage to national unity, and political instability that might jeopardize national security.
The statement reads: "We have repeatedly...
Farmaajo oo ku baaqay Wadatashi Qaran oo lagu wajahayo Xaaladda Siyaadeed ee dalka
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saarey qoraal uu uga hadlay xaalada siyaasadeed ee wadanka.
Farmaajo ayaa sheegay inay dhowr jeer ka digeen in wax ka bedel aan loo dhameyn dowladda ku sameyso dastuurka oo ah waxa kaliya ee isku haya umadda Soomaaliyeed.
Dalkeennu wuxuu galay marxalado siyaasadeed oo horseedi kara qalalaase, dib u dhac siyaasadeed...
Somali Government Addresses Concerns Over Workers Sent to Saudi Arabia
MOGADISHU, Somalia — The Somali government is addressing public concerns about the treatment of Somali workers, both men and women, sent to Saudi Arabia for employment, following a surge in discussions on social media and local media.
Critics have accused Somalia of neglecting worker welfare, with some alleging that workers have encountered difficulties in Saudi Arabia due to insufficient support...