Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali president hosts iftar with political leaders, urges unity on democratic process

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held an iftar meeting with leaders of political organizations to discuss the country’s political situation and efforts to strengthen democratic governance.   The meeting focused on advancing Somalia’s electoral system and ensuring inclusive political participation. The president listened to recommendations and views from the officials on improving democratic processes, urging them to cooperate and...

Alireza Arafi Appointed To Iran’s Leadership Council After Ayatollah Ali Khamenei Killed In US-Israel Strikes

Iran has appointed Alireza Arafi as the jurist member of its temporary Leadership Council following the death of Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei in US-Israeli strikes, according to state media.   The appointment occurred on Sunday, as reported by the ISNA news agency. Arafi, a cleric and member of the Guardian Council, joins President Masoud Pezeshkian and Chief Justice Gholamhossein Mohseni Ejei...

Somali intelligence says over 40 al-Shabab fighters killed in operations

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency, NISA, said it carried out coordinated operations with international partners targeting al-Shabab militants in the Hiiraan and Lower Shabelle regions.   In a statement, NISA said more than 40 fighters from Al-Shabaab were killed, dealing what it described as a significant blow to the group’s operational networks. The first operation took place in...

Xildhibaano iyo Shacab lagu soo celiyay Garoonka Aden Adde kadib Diyaaradooda loo Diiday inay ka Degto Garowe

MUQDISHO, Soomaaliya — Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo dad rayid ah ayaa ku xayiran Garoonka Diyaaradaha ee Aden Adde International Airport ee Muqdisho, kadib markii la sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay amartay diyaarad ay leedahay Daallo Airlines inay dib uga soo laabato magaalada Garoowe.   Diyaaradda, oo siday xildhibaano ka soo jeeda maamulka Puntland kana tirsan labada aqal...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga

MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya, Antonino Mazzocca.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo adkeynta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada ciidan, gaar ahaan dhinacyada tababarka, qalabeynta iyo tayeynta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa uga mahadceliyey Dowladda Talyaaniga kaalinta ay ka qaadato...

Madaxweynaha Jubaland oo kulan wadatashi ah ku casuumay Xildhibaannada Federaalka ku matala Jubaland

KISMAAYO — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan wadatashi ah ku casuumay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Jubaland.   Kulanka ayaa la sheegay in diiradda lagu saari doono arrimaha siyaasadda dalka, xoojinta wada shaqaynta hay’adaha dowladda iyo doorka ay xildhibaannadu ku leeyihiin difaaca danaha Jubaland ee heer federaal. Madaxweynaha ayaa ku booriyay mudaneyaasha Baarlamaanka in...

Banaanbaxyo ka dhacay Pakistan iyo Ciraaq ka dib geerida Khamenei

Karachi, Pakistan - Banaanbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay Pakistan iyo Ciraaq kadib markii la shaaciyey in weeraro Mareykanka iyo Israa’iil ay ku dileen Hogaamihii Sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei.   Banaanbaxayaal ayaa ka gudbay derbiga dibedda ee qunsulka Mareykanka, taasoo keentay in booliisku isticmaalaan gaas suuxdin si ay u kala firdhiyaan dadka. Mas’uuliyiinta maxalliga ah ayaa sheegay in banaanbaxayaasha la...

Wasiirka Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Sacuudiga

RIYADH — Wasiirka Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa kulan la yeeshay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga, Waleed Al-Khuraiji, xilli uu ka qeybgalayey shirka khaaska ah ee guddiga fulinta ee furan oo heer wasiirro ah ee dalalka xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka, kaas oo looga hadlay go’aannada gumeystaha Israel.   Kulanka...

Geeridii Ayatullahi Ali Khamene ioo si rasmi ah loo xaqiijiyay

TEHRAN - Warbaahinta dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Hoggaamiyaha Sare ee dalkaas, Ali Khamenei, lagu dilay weerar ballaaran oo ay fuliyeen Mareykanka iyo Israa’iil, taas oo si weyn u gilgishay mustaqbalka Jamhuuriyadda Islaamiga ah isla markaana sare u qaaday khatarta xasillooni-darro gobolka ka dhalan karta.   Wararka ayaa sheegaya in Khamenei oo 86 jir ahaa lagu dilay duqeyn cirka ah oo...

SoDMA Magaalada oo Xeraale ka daahfurtay biyo-dhaamin

XERALE, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Xeraale ee gobolka Galgaduud ka daahfuray biyo-dhaamin degdeg ah oo loogu gurmanayo qoysaska ay abaartu saameysay.   Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo ku maraya deegaannada Galmudug, isla markaana ay wehlinayeen masuuliyiin ka tirsan maamulkaasi oo ay ku jiraan Wasiirka Biyaha iyo Tamarta, Wasiirka Qorshaynta iyo...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...