Senior Al-Shabaab Leader Killed in Targeted NISA Operation in Lower Shabelle
MOGADISHU - Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), in coordination with international partners, has carried out a targeted operation that killed a senior leader of the Al-Shabaab group, who had long been on the agency’s most-wanted list.
The successful operation took place in the Hantiwadaag area, under Awdheegle district in Lower Shabelle region.
In a brief statement, NISA said the...
Somali Disaster Chief Ramps Up Drought Relief in Galmudug with Emergency Water Aid
ADADO, Somalia — The head of Somalia's national disaster agency visited the central Galmudug regional state on Sunday to scale up emergency aid as a worsening drought leaves pastoralist communities in a desperate struggle for survival.
Mohamud Moallin Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), arrived in the town of Cadaado alongside the Galmudug Drought Committee to oversee...
Ciidanka Xooga Soomaaliya oo Daahfuray Hawlgalka Hillaac ee Shabeellaha Hoose
Muqdisho — Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in ciidanku, oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM iyo saaxiibbada caalamka, uu fulinayo hawlgallo lagu burburinayo saldhigyada muhiimka u ah Al-Shabaab.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Cambaareyey Diyaarada laga soo celiye hawada Garoowe
Muqdisho — Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaan ka soo jeeda Puntland ayaa diyaaradii ay la socdeen lagu soo celiyay magaalada muqdisho xilli ay kusii jeedeen magaalada Garoowe.
War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay:
In Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu si adag u cambaareynayaa go’aanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ee lagu amray...
NISA oo Howlgal Qorsheysan Ku Dishay Horjooge Sare oo ka Tirsanaa Al-Shabaab
Muqdisho — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kaas oo muddo dheer ku jiray liiska raad-joogga.
Howlgalkan qorsheysan ee guuleystay ayaa ka dhacay deegaanka Hantiwadaag oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Sida lagu sheegay war kooban oo ka soo baxay NISA,...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Faray Cutubyada Ciidanka Xooga Dalka Ka Qaybgalka Gurmadka Abaaraha
Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa faray dhammaan cutubyada kala duwan ee ciidanka in ay si buuxda uga qayb qaataan gurmadka iyo taakuleynta shacabka ay saameeyeen abaaraha ka jira qaybo ka mid ah dalka.
War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu adkeeyay in cutubyada ciidanku ay garab istaagaan bulshada tabaaleysan,...
Guddoomiyaha SoDMA oo Gaaray Magaalada Cadaado & Taageero Gaarsiiyay Deegaanada Abaartu Saameysay
Cadaado, Galgaduud — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha ee Galmudug, ayaa gaaray magaalada Cadaado si uu u sii ambaqaado safar shaqo oo la xiriira gurmadka abaarta ee ku socda deegaannada Galmudug.
Intii uu halkaa joogay, Guddoomiyuhu wuxuu kulan la qaatay Guddiga Abaaraha Degmada Cadaado, halkaas oo ay ku soo...
Somalia Lawmakers Stranded in Mogadishu After Flight Blocked from Landing in Garowe
MOGADISHU, Somalia — Several Somali federal lawmakers and civilian passengers were left stranded at Aden Adde International Airport on Sunday after authorities ordered a Daallo Airlines flight to turn back from Garowe, officials and witnesses said.
The plane, which was carrying legislators representing Puntland in Somalia’s bicameral federal parliament, along with other passengers, was denied clearance to land in Garowe...
Protests erupt in Pakistan, Iraq after reports of Khamenei’s killing
KARACHI, Pakistan — Large protests erupted in Pakistan and Iraq after reports that U.S. and Israeli strikes killed Iran’s Supreme Leader, Ayatollah Ali Khamenei.
In the southern Pakistani city of Karachi, demonstrators breached the outer wall of the U.S. consulate, prompting police to fire tear gas to disperse the crowd. Local officials said protesters were pushed back outside the compound.
Footage...
Somali, Saudi officials discuss ties on sidelines of OIC meeting in Riyadh
RIYADH — Somalia’s State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Mohamed Omar, met with Saudi Arabia’s Deputy Foreign Minister, Waleed Al-Khuraiji, on the sidelines of a ministerial-level meeting of the Organization of Islamic Cooperation.
The meeting took place during a special open-ended executive committee session of the Organization of Islamic Cooperation, where participants discussed developments related to Israel.
Talks...











