Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay dhib la kulmeen dhalinyaro ay u qaadey Sacuudiga

MUQDISHO - Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ragg iyo dumarka ah, kuwaasi oo hab shaqaale-nimo loogu qaado dalka Sacuudiga oo maalmihii ugu dambeyay dadka qaar aad uga hadlayay baraha bulshadda iyo warbaahinta maxaliga ah.   Waxay dadkan dowlada Soomaaliya ay ku dhalileen in ay dayacday dhalinyaradii dalkaasi ay u qaaday, taasoo sababtay inay dhibaato kala kulmaan wadankaas. Wasiirka Shaqada...

Police, NISA Step Up Security with Rigorous Vehicle Checks, Arrests Robbers

MOGADISHU, Somalia — The Security forces in Mogadishu, the Somali capital have ramped up vehicle inspections at checkpoints throughout the city, according to security officials who spoke to Shabelle Media Network.   The Somali Police and the National Intelligence and Security Agency (NISA) are jointly conducting these operations to enhance public safety and thwart potential threats. In the western parts of the...

Feejignaanta Ciidamada Amniga Muqdisho oo sare loo qaadey

MUQDISHO - Baaris xoogan ayaa ka socda Baraha Hubinta Gaadiidka oo ay sida wadajirka ah uga howl galaan Ciidamada Boliuska Somaliye iyo Ciidamada Nabadsugid Qaranka taasi oo la xiriirta Xaqiijinta Amniga Guud Ee Magaalada Muqdisho iyo Ka hortagida Qataraha Amni ee Suurta galka ah in Caasimadda ka dhici karaan.   Warbaahinta Shabelle oo Xiriir la sameysay Qaar kamid ah Saraakiisha...

Somali Government Accused of Election Manipulation through Disarmament Policy

MOGADISHU, Somalia — The Somali government is facing allegations of orchestrating election manipulation ahead of the country's first one-person, one-vote election for national leadership, officials and opposition figures have claimed.   The controversy stems from a new disarmament policy announced by Somali police, which bans carrying weapons in Mogadishu, except for officers with rifles and pistols. Critics argue this measure is...

Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay afduubayso doorashadda

MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay wado qorshe ay ku doonayso in ay ku boobto doorashada qof iyo Cod ee madaxda qaranka ay sheegeen in dalka laga qaban doono.   Qorshahan ayaa waxaa qeyb ka ah mid hub ka dhigis loogu sameenayo siyaasiyiinta Mucaaradka, kuwaasi oo hub badan ku dhex haysta magaalada Muqdisho. Dhawaan Booliska Soomaaliya ayaa sheegay...

Cameey oo weerar afka ah ku qaadey Madaxweyne Xasan Sheekh

NAIROBI, Kenya - Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey, Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Maamulka Puntland oo ka hadlayey Kulan ka dhacay Magaalada Nairobi ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.   Mudane Cabdixakiin Cameey ayaa sheegay in Heshiiskii uu Xasan Sheekh Ankara kula galay Abiy Axmed uu ahaa mid qaldan, islamarkaana uu doonayo Madaxweynuhu in uu Dalka Hoos geeyo...

Somalia Denies Summoning Ambassador to Kenya Amid Diplomatic Tensions

NAIROBI, Kenya — Somalia’s Ministry of Foreign Affairs has dismissed as “fabricated” claims circulating on social media that Somali Ambassador to Kenya Jibril Abdulle had been recalled to Mogadishu for consultations.   In a statement issued Sunday, the ministry labeled the reports as baseless and reaffirmed that no such directive had been issued. “The reports circulating on social media alleging that...

DFS: Waa been abuur in loo yeeray Safiirka Soomaaliya ee Kenya

NAIROBI, Kenya - Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa beenisay warar baraha bulshadda la wareejinayay oo sheegay in wadatashi loogu yeeray safiirka Soomaaliye ee dalka Kenya Jibriil Cabdulle.   "Warka la wareejinayo baraha bulshada ee ku saabsan in aan ugu yeerannay Safiirkeena noo qaabilsan Kenya inuu yimaado Caasimadda Muqdisho ay tahay war aan sal iyo raad toona lahayn oo been abuur...

WARAR KALE

Heavy Clashes Reported in Hiran Region Between Somali Forces and Al-Shabaab

BELEDWEYNE, Somalia - Intense fighting has erupted in Somalia's Hiran region, with Somali government forces, backed by local militias and Djiboutian peacekeeping troops (Hiil...

Dagaal culus oo ka socda gobolka Hiiraan iyo dowladda oo Guul ka sheegatay

BELEDWEYNE - Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka socdo deegaano katirsan gobolkaas, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada dowladda,...