Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Agaasimaha Guud ee Arrimaha Gudaha oo Kulankii la Yeeshay Hay’adda NIS Foundation

Muqdisho — Cabdulqaadir Cilmi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socda hay’adda NIS Foundation, oo uu horkacayay Wakiilkooda Soomaaliya, Mudane Kassim Gabowduale.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha dib-u-heshiisiinta, dadaallada wadajirka ah ee lagu xoojinayo xasilinta, iyo iskaashiga ka dhexeeya dowladda iyo bulshada, gaar ahaan ku aaddan...

Baarlamaanka Federaalka oo Soo Gabagabeynaya Doodda Cutubyada Ugu Dambeeya ee Dastuurka

Muqdisho — Baarlamaanka Federaalka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kulankoodii 23aad ee wadajirka ahaa, iyagoo sii ambaqaadaya doodda dib-u-eegista Dastuurka Ku-meelgaarka ah.   Kulanka ayaa si rasmi ah uga furmay xarunta Golaha Shacabka, waxaana diiradda lagu saarayaa labada cutub ee ugu dambeeya soojeedinta wax-ka-beddelka Dastuurka Qaranka, kuwaas oo kala ah: Cutubka 12aad: Difaaca iyo Amniga Qaranka –...

Somalia’s New Ambassador Presents Credentials in Azerbaijan

BAKU, Azerbaijan — Somalia’s newly appointed ambassador to Azerbaijan, Abdinuur Dahir Fidow, officially presented his credentials on Wednesday, marking the start of his diplomatic mission in the country.   The credentials were received by Azerbaijan’s Foreign Minister, Jeyhun Bayramov, during a ceremony at the Ministry of Foreign Affairs in Baku. During the meeting, the ambassador and minister engaged in formal introductions and...

Wasiirrada Cadaaladda iyo Ganacsiga oo ka Wada Hadlay Dhismaha Maxkamado Ganacsi

Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Jamaal Maxamed Xasan.   Kulanka oo ay ka qeyb galeen khubaro ka socotay labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iyo dardargelinta dadaallada lagu xoojinayo ganacsiga Soomaaliyeed, si loo helo sal sharci oo...

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u Fadhiin doona Azerbaijan oo Gudbiyey Waraaqaha Aqoonsiga

Baku — Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah u gudbiyey nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjiranimo.   Waraaqaha aqoonsiga waxaa ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan, Jeyhun Bayramov, munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkaasi. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa Wasiirka iyo Safiirka ay...

Qaramada Midoobay oo sheegtay Saddex-meelood meel Soomaalida aya wajahaya gaajo bisha Maarso

Muqdisho — Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay in ku dhowaad 6.5 milyan oo qof, oo u dhiganta saddex-meelood meel shacabka Soomaaliya, ay wajihi doonaan heerar gaajo oo halis ah ilaa bisha Maarso, taasoo ka dhigan koror dhan 1.7 milyan tan iyo bishii Janaayo.   Isagoo warbaahinta kula hadlayay xarunta Qaramada Midoobay isagoo adeegsanaya muuqaal toos ah, Agaasimaha Diyaargarowga...

Madaxweynaha Israa’iil oo sugan Addis Ababa kana hadlay Arrimaha marin badeedka Itoobiya

Addis Ababa — Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay “dal miisaan weyn ku leh qaaradda Afrika” isla markaana muddo tobannaan sano ah ay saaxiib dhow la ahayd dawladda Israa’iil, xilli uu Arbacadii kula kulmay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.   Herzog ayaa hadalkan jeediyay intii uu socday kulanka uu la yeeshay Ra’iisul Wasaare Abiy...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Kulan Afur ah la Qaatay Shaqaalaha Xafiiskiisa

Muqdisho — Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan afur ah la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeennada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isagoo ku bogaadiyey dadaalkooda naf-hurka ah ee ay ugu adeegayaan Qaranka Soomaaliyeed.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ay laf-dhabar u yihiin hirgelinta siyaasadda iyo qorshayaasha Xukuumadda DanQaran, iyaga oo si joogto ah ugu...

One-third of Somalis to face hunger in March: UN officials

MOGADISHU - Some 6.5 million people, or about a third of Somalia's population, will face crisis levels of hunger through March, an increase of 1.7 million since January, UN officials warned Wednesday.   Speaking to reporters at the UN headquarters via video link, World Food Programme (WFP) Director of Emergency Preparedness and Response Ross Smith said the latest Integrated Food Security...

Trump says lawmakers Ilhan Omar, Rashida Tlaib should be removed from US

WASHINGTON - US President Donald Trump has said United States Representatives Ilhan Omar and Rashida Tlaib should be sent “back from where they came from” after the two Democratic members of Congress shouted in protest during his State of the Union address.   During Trump’s address on Tuesday, Tlaib, a Palestinian American, and Omar, a Somali American, criticised Trump as he...

WARAR KALE

Kenyan Troops Honoured by African Union for Service in Somalia Mission

KISMAYO, Somalia – Kenyan troops serving under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) have been awarded medals by the African...

Central African Republic Army Denies Coup Rumours, Says Situation Remains Stable

BANGUI, Central African Republic – The military of the Central African Republic has formally denied reports circulating on social media alleging an attempted coup...

Somali Lawmakers Raise Plight of Detained Migrants in Talks With Libyan Parliament Speaker

BENGHAZI, Libya – A delegation from Somalia's bicameral federal parliament attending the second conference of the Afro-Asian Parliamentary Council in Benghazi held talks with...