Madaxweyne Siciid Deni oo loo diray dalab la xiriira doorashada Aqalka Sare
Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha maamulkaasi Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.
Warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha guddiga, Cabdikariin Muuse Maxamed ayaa waxaa Deni looga dalbaday inuu soo saaro liiska xubnaha u tartamaya Aqalka Sare.
Sidoo kale guddiga ayaa shaaca ka qaaday in la joogo waqtigii lagu heshiiyey qabashada doorashada Golaha Aqalka Sare,...
Al-Shabab militant kills 3 Kenyans in border town
Al-Shabab militants killed three Kenyans over the weekend in two separate terror attacks in northeastern Kenya's Mandera County, authorities confirmed on Monday.
Rono Bunei, northeastern regional police commander, confirmed the two incidents near the Somalia border, saying three others were injured during the attacks.
In the first attack, the militants ambushed three people who were traveling in a vehicle from Fino...
Somali army says captures key areas from Al-Shabab militants
The Somali National Army (SNA) on Monday morning captured some key areas in Qaycad, in Mudug region, after heavy fighting against the militant group of al-Shabab, officials said.
The Ministry of Internal Security for Galmudug State said that SNA and Galmudug forces recovered a large number of weapons and communication equipment during the operation in central Somalia.
"We have completely taken...
U.S. Steps Up Air Strikes Against al-Qaeda Ally in Somalia
The U. S. is expanding air strikes against members of a group affiliated to al-Qaeda who’ve intensified attacks in Somalia since hundreds of American troops exited the country earlier this year.
The latest strike occurred close to the central towns of Bacadweyne and Geedaley on Sunday morning, hitting a position held by al-Shabaab militants who were engaging members of the...
Xubnihii ugu horreeyey ee aqalka sare oo lagu doortay Koonfur Galbeed
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed oo ay ka socoto doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas ayaa waxaa lagu doortay kursigii labaad.
Kursiga labaad ee Aqalka Sare ee ay doorashadiisa ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku tartamay Ayaan Aadan Cabdullaahi & Farxiyo Nuur Aadan, waana kusiga labaad ee laga soo doortay Koonfur...
Jabuuti oo ka hadashay dagaallada u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta
Dawladda Jabuuti ayaa ka hadashay rabshado shalay ka dhacay magaalada madaxda Jabuuti, oo gaystay khasaare kala duwan.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Saciid Nuux Xasan ayaa sheegay in rabshaduhu ay ka dhaceen dhowr goobood oo ay ku jirto xaafadda isku raranta ah ee Balbala.
Wasiirka oo la hadlayey teleefishanka dawladda Jabuuti ayaa sheegay inay dhacday dhimasho, hase yeeshee ma uusan sheegin tirada...
Senator-kii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo lagu doortay Koonfur Galbeed
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas.
Samsam ibraahim Cali ayaa noqotey xildhibaankii ugu horeeyey Aqalka sare loo doortey Koonfur Galbeed 4 sano ee soo socota, iyadoona heshey 81-cod, waxaana la tartantay Marwo Shariifo Xaji Cismaan oo iyana heshay 4 cod, halka ay halaabeen 7...
Somalia raises alarm over food shortage
Somalia has raised the alarm over a food shortage that has hit the country this season, affecting at least six million people.
Officials from the Ministry of Humanitarian Affairs and Disaster Management said on Saturday that a humanitarian crisis is looming in the country.
After a joint meeting with line officials in the federal states, the ministry said it needs urgent aid delivered...
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u safray Baydhabo
Guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka, Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u safray dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Xubnahan guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ee ku wajahan Baydhabo oo ka kooban 6 xubnood ayaa goobjoog u noqon doona doorashada Aqalka sare ee Senatorada kasoo baxaya dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka bilaabmi doonta magaaladaasi.
Doorashadan oo maanta dhaceysa ayaa waxaa...
Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo uu ka sugayay xal ay heshiis ku yihiin oo ku aaddan khilaafka doorashada guddoonka Guddiga Doorashada Gobollada Woqooyi.
Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Ra’iisul Wasaaraha ka...













