Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Koonfur Galbeed oo maanta bilaabeyso doorashada Golaha Aqalka Sare

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ka dhaceysa doorashada shan kursi oo ka mid ah Senatorada ay Koonfur Galbeed ku leedahay Aqalka Sare. Wararka ayaa sheegaya in qaban qabaadii ugu dmabeysay haatan laga dareemayo magaalada Baydhabo, isla-markaana si aad ah loo adkeeyey amniga magaaladaasi. Illaa 10 musharrax oo saddex ka mid ah ay yihiin dumar ayaa ku tartamaya doorashadan,...

Southwest state picks five senators in Baidoa

BAIDOA - Lawmakers in South West State elected the first five senators, following Jubaland, which elected its senators last Thursday. Two of the five seats were explicitly allocated to women to achieve the 30% quota in parliamentary elections. The following is a list of senators elected today and their respective sub-clans: 1. Aden Abdinasir Mohamed- Hadamo sub-clan, Mirifle Clan 2. Ayan Adam...

World Bank approves US$100 million for healthcare services in Somalia

The World Bank said Thursday it has approved a total of 100 million U.S. dollars to help improve healthcare services in Somalia. The project, which seeks to improve healthcare services, is financed by a 75 million dollar grant from the International Development Assistance (IDA) and an additional 25 million dollar grant from the Global Financing Facility for Women, Children and...

Somalia’s troops recapture strategic location from al-Shabab

The Somali national army backed by Galmudug state forces on Thursday captured Qaycad location near Ba’adweyn town in Mudug region. It was previously occupied by al-Shabab militants. Ahmed Moalim Fiqi, Minister of Internal Security for Galmudug State said that it took seven days of vicious fighting to capture the previous terrorists’ stronghold. “Joint forces completed taking control of Qaycad location after...

Shirka dib u eegista siyaasadda Qaran ee dhalinyarada oo la soo gabagabeeyay

Gunaanadka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta u aheyd maalintiisii labaad ayay ka qayb galeen hablo loo soo xulay ku biirinta soo jeedino la xiriiro dib u eegista siyaasada qaran ee dhalinyaradda Soomaaliyeed oo magaalada Dhuusamareeb ay wadajir ugu qabteen Wasaaraddaha dhalinyarada iyo Cayaaraha dowladda Federaalka iyo Galmudug. Calas Cabdinuur Barre Gudoomiyaha dhalinyarada Caasimada iyo...

Xijaar “Ma jiro Musharrax aan u diidnay warqadaha dambi la’aanta”

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin cid loo diiday waraaqda danbi la’aanta ah ee musharixiinta xildhibaanada. Taliye Xijaar ayaa sheegay in aan weli la bilaabin bixinta warqada danbi la’aanta ee loogu tala galay musharixiinta isagoo xusay in ay weli diyaarin ku jirto isla markaana si siman looga bilaabo doono Goboladda...

Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray dhismaha bangiga Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Bangiga waxaa dhistay Puntland iyadoo uu hore u dhagax dhigay Madaxweyne Deni  3-dii March 2020, waxaana lagu fuliyey dhismaha xaruntan  kharashaadka lagu helay beekhaaminta dakhliga maamulka. Dhismaha xarumaha dowladdu waxay qeyb ka tahay tayeynta iyo horumarinta adeegyada loo hayo shacab-weynaha Puntland...

Shir looga hadlayey dhismaha wadada Jaziira oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya kaga qeybgalay Shir looga hadlayay dhismaha Wadada Jaziira oo ka tirsan Degmada Wadajir. Shirkaan oo uu Shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Maaliyadda DFS iyo Danjiraha...

Guddiga doorashada oo la kulmay Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka

Guddiga Hirgalinta Doorashada Heer Federaal oo uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga mudane Maxamed Xasan Cirro, ayaa caawa la kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Kulanka ayaa ahaa mid ku qotomay is xogwaraysi iyo talo is waydaarsi ku aadan sidii loo xaqiijin lahaa qoondada Haweenka ee Doorashada Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu kulankan kusoo aadayaa,...

Faah faahino kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada Laascaanood

Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay mas’uul ka tirsanaa guddiga doorashooyinka Somaliland lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi. Sida ay innoo sheegeen ilo deegaanka ah guddoomiyihii guddiga doorashooyinka Somaliland ee Sool Cabdullahi Laba-Go’le ayaa lagu dilay bartamaha Laascaanood. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in weli aan cidna loo soo qaban dilka loo geystay marxuumka, inkastoo...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...