Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Galmudug oo war kasoo saartay dagaallada ka socda gobolka Mudug

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay dagaallada weli ka socda gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Qoraalka wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in shantii maalin ee lasoo dhaafay ciidamada Xoogga iyo kuwa Galmudug ay howl-gallo ka wadeen koonfura gobolkaasi. Sidoo kale wasaaradda ayaa shaacisay in howl-galladaasi khasaare iyo jab xoogan lagu gaarsiiyey dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab,...

AMISOM oo tababar usoo xirtay saraakiil ka tirsan Xoogga dalka

Saraakiisha Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AMISOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa loo soo gabagabeeyay tababar wada-jir ah oo soconayay muddo shan maalmood ah kaasoo kor loogu qaado aqoontooda ku aaddan doorka Iskaashiga Rayidka iyo Milatariga, ee howlaha taageerada nabadda. Tababarka oo ay soo qabanqaabisay Xarunta Dhexe ee Ciidamada AMISOM oo lala kaashanayo UK ayaa waxaa ka soo qeybgalay saraakiisha...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Mudug

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyey ciidamada Xoogga dalka, kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab oo ka dhacay deegaano dhac koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha wadanka Soomaaliya. Dagaalka ayaa ka qarxay tuulada Qeycad oo u dhaxeysa deegaanada Bacaadweyne iyo Shabeelow ee gobolkaasi, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda. Sidoo...

DF oo fasaxday dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  oo Ummadda Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adhxaa. Wasaaradda ayaa shaacisay in Dhamaan Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah ay fasax yihiin Seddex maalmood oo ka bilaawaneysa maalinta Talaadada ah oo noqoneyso maalinta kowaad ee Ciidul Adxaa. Wasaaradda ayaa Shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeysay inay farxad kula ciidaan qoysaskooda. Halkan hoose ka aqriso:-   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

OGEYSIIS: DEEQDA WAXBARASHO EE HORMUUD TELECOM (HTSP)

                                                  OGEYSIIS MUHIIM AH                            DEEQDA WAXBARASHO EE HORMUUD TELECOM (HTSP) Hormuud Salaam Foundation waxay ogaysiinaysaa Ardayda ka baxday Dugsiyada Sare, gaar ahaan sanad dugsiyeedka...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo howl-gal qorsheysan lagu dilay

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada Kumaandooska Danab saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose. Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday deegaano ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab, sida ay shaaciyeen saraakiisha dowladda. Sidoo kale saraakiisha ayaa sheegay in inta uu socday howl-galkan lagu khaarijiyey ugu yaraan illaa 15...

XF oo soo saartay digniin ku saabsan fulinta barnaamijyada Udxiyada

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro waajibaadka ciidul Adxa. Wasaaradda ayaa fartay dhamaan hay’adaha samafalka khayriga ah kuwooda wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah ee dalka ka howlgala ee ka shaqeenaya fulinta barnaamijyada Udxiyada sanadka 1442 2021, in ay u hogaansamaan awaamirta wasaaradda. Halkaan hoose...

Wararkii ugu dambeeyey howl-gallada ka socda gobolka Mudug

Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in weli ciidamada Xoogga iyo kuwa Galmudug ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan deegaano dhaca koonfurta gobolkaasi. Howl-gallan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah ciidamada Kumaandooska Danab oo haatan miino baaris ka wada deegaanka Camaara oo ay shalay la wareegeen ciidanka dowladda. Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in ay deegaankaas ka nadiifinayaan miinooyinka ay sheegeen inay...

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay magaalada Beledweyne

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay dil ka geysteen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaas, kadibna ay goobta ka baxsadeen. Dilka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa loo geystay askari ka tirsanaa ciidamada ammaanka, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah. Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in xilliga la dilayey askariga uu...

Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka sameeyey degmada Dayniile

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ballaaran waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Howl-gallada ayaa ahaa kuwa lagu xaqiijinayey amniga degmadaasi, sida ay shaaciyeen saraakiisha laamaha ammaanka ee magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in ciidamadu ay guri-guri u baarayeen xaafadaha, iyaga oo baadi-goobayo kooxaha geysta falalka...

WARAR KALE

Somalia, Egypt Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, June 16 — Somalia's Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met on Monday with Egypt's Assistant Foreign Minister for African Affairs, Mohamed Karim Fouad,...

AUSSOM Reviews Security Situation in Beledweyne, Strengthens Coordination With Somali Forces

BELEDWEYNE, June 16 — African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) officials convened a security review meeting in the central Somali city...

OIC Condemns Opening of Somaliland Mission in Jerusalem, Reaffirms Support for Somalia

JEDDAH, June 16 — The Organization of Islamic Cooperation (OIC) on Tuesday strongly condemned the opening of what it described as a "Somaliland embassy" in...