Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay ka wada-hadleen Mahdi Guuleed iyo ergeyga Qatar?

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka Dr. Mutlaq Al-Qahtani. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid ahaayeen xaaladdihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo...

EU urges demilitarization of Mogadishu, Somalia

The European Union Ambassador to Somalia Nicolas Berlanga has on Monday said that ‘Demilitarization of Mogadishu is now the priority’. In a tweet, the Ambassador stated that, “Those that want to play a positive role towards elections should support PM Roble in his key tasks. Division of Mogadishu with militias or out-of-line-of-command...

Sawirro: Madaxweynaha JF oo warqadaha ka guddoomay safiirka Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Madaxweynaha dalka Itoobiya Marwo Sahle-Work Zewde ayaa uga mahadceliyey shacabka...

Bayle oo kulan la qaatay xubno ka tirsan Bangiga Hormarinta Afrika

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada  Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno katirsan Bangiga  Horumarinta  Afrika iyo  Bangiga Adduunka Qoraal uu Wasiirka soo dhigay  Barta twitter-ka ayaa waxaa uu ku sheegay in ay labada dhinac ay ka wada hadleen  dib-u-habeynta dhaqaalaha  Dalka.

Wasiir Dubbe oo ka hadlay maalinta Saxaafadda Aduunka

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Osman Abokar Dubbe ayaa hambalyo u diray dhamaan saxafiyiinta caalamka , si gaar ahna waxa uu hambalyada ugu diray saxafiyiinta Soomaaliyeed meel walbo ay dunida ka joogaan. Wasiirka ayaa bogaadiyey shaqada adag ee ay hayaan saxafiyiinta Soomaaliyeed isaga oo ku dhiiri geliyey in ay...

Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Dunida

Saxaafaddu waa muraayad laga  daawado  taariiikhda soo jireenka ah iyo horumarka dhaqan dhaqaale ee ka muuqda waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan ilbaxnimada  caalamka ee soo jiitamayey mudo fog . Dalka Soomaaliya waxaa 20-kii sano ee u dambeeyay ka hanaqaaday saxaafad xor ah oo ay taabagalinteeda ama dhismaheedu lahaayeen  aqoonyahanno ka kooban dad wax ku bartay gudaha...

Death and detention major threats to media freedom in Somalia

Two journalists were killed and another 33 were detained while 133 cases of intimidation were logged in Somalia during 2020, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) reports in its State of Media Freedom Report 2021. Released on World Press Freedom Day 2021, the report titled Between a Rock and a Hard Place, catalogues an atmosphere...

Dayniile oo u gudubtay wareega saddexaad ee tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Howlwadaag oo ka wada tirsan gobolkan Banaadir, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan. Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay guushu raacday tartamayaasha degmada...

Sawirro: Dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo weli ka socda magaalada Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, waxayna ka wadahadleen sidii la isaga kaashan lahaa nabad gelyada Muqdisho iyo arrimaha doorashooyinka. Intii uu kulankan socday Ra’iisul wasaaraha ayaa Sheekh Shariif la wadaagay qorshaha xukuumadiisa ee ku aadan inay dalka ka...

Puntland oo xukun adag ku ridday rag ka tirsanaa Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday shan ruux oo lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab. Maxamed Xaashi Mu’min (Abu-dayib), Cabdulqaadir Axmed Ummal (Abu-Cabdalla), Maxamed Cali Cawke (Jeeri), Maxamed Cabdullaahi Ayaanle(Abbeyle) iyo Qaasim Jaylaani Al-turaabi, ayaa dhammaantood ahaa amiiro ka tirsan AL-shabaab, sida...

WARAR KALE

Dalalka Afrika oo Soo Jiidanaya Maalgashi Caalami ah Kadib Dib u habayn Dhaqaale

London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye...

AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko...

Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram...

Somalia Regrets U.S. Entry Denial for CAF Referee Omar Artan

MOGADISHU – Somalia's foreign ministry on Thursday expressed "deep regret" over the United States' decision to deny entry to internationally acclaimed Somali referee Omar...