Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia opposition warns of potential unrest after police chief fired

Potential for unrest in Somalia, warn opposition lawmakers after the police chief was fired for opposing a move by President Mohamed to extend his term. On Saturday, military soldiers guarded the former police chief Sadaq Omar Hassan. The rift could see forces turn on each other and create an opportunity for...

Roadside blast in Somalia kills top military commander

At least two people, including a top national army commander, were killed when a roadside bomb targeted a military vehicle outside Bal'ad, Middle Shabelle region, an official said on Saturday. The attack occurred near Gololey on the outskirts of Bal'ad, an agricultural town 40 kilometers (24 miles) from the capital, Mogadishu.

Booliska HirShabelle oo gacanta ku dhigay nin bam ku tuuray fariisin ciidan

Ciidamada Booliska dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa gacanta ku dhigay nin xalay bam gacmeed ku tuuray fariisin ciidamada ammaanka ay ku leeyihiin Warshaddii hore Isnaay ee Sonkarta ee magaalada Jowhar. Laamaha amniga ayaa sheegay in ay haataan wadaan baaritaano ku aadan shaqsigaasi oo lagu xiray saldhigga Booliska ee maagaaladaasi. Qabashada ninkan ayaa...

Bargaan oo xalay guul ka gaartay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir

Tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle waxaa xalay ku loolamay deegaanka Bargaan oo ka tirsan gobolka Galgaduud iyo degmada Boondheere ee gobolkan Banaadir. Bargaan iyo Boondheere oo ku wada jiray group-ka C ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha deegaanka Bargaan. Cali Cumar Cabdalle oo ka...

Sawirro: Howl-gallo ballaaran oo laga sameeyey magaalada Gaalkacyo

Howlgalkaan oo ay wadajir u fulinayaan Booliiska Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland ayaa ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amniga waxaa ay ciidamadu ka sameeyeen waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo. Howlgalkaan amniga lagu xaqiijiyay ee ciidanka ka sameeyeen xaafadaya waqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo ayaa waxaa hogaaminayay Taliye xigeenada Qeybta Booliiska Gobolka mudug ee Galmudug iyo Puntland...

Laamaha ammaanka Galmudug oo la faray xoojinta amniga + Sawirro

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa shir Guddomiyay shirkii Amniga Galmudug Kulanka oo ay ka so qayb galeen Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga, Nabadsugidda, Booliska iyo AMISOM ayaa diiradda lagu saaray adkeynta Amniga guud ee deegaannada Galmudug Inta u shirkaan socday Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug waxaa uu...

The Somali government says no plans underway against Sadak John

Somalia's security minister Hassan Hundubey Jimale says the government has no intentions of taking action against former Banadir regional police commander Sadaq John. There were reports from anxious residents that tensions were heightened after Sadak John returned to the Shirkole neighbourhood in the Hodan district on Friday evening. There were also reports of troop...

UK woman says UAE denied her work visa due to Somali heritage

The United Arab Emirates (UAE) has reportedly refused to issue a work visa for a British woman allegedly due to her Somali heritage. The woman, named Samia, took to Twitter yesterday to announce that a school in the UAE had initially offered her a position which she called her "dream come true." The human...

DF Soomaaliya oo shaacisay in dad loo soo qabtay dilka guddoomiyihii Xamarjajab

Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dilkii xalay duleedka Muqdisho loogu geystay guddoomiyihii degmada Xamarjajab Marxuum Maxamed Cabdi Xayle. Qoraal ka soo baxay taliska Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen dilka guddoomiyaha. Sidoo kale warkana ayaa...

Madaxweybe Farmaajo oo la kulmay wakiilada beesha caalamka

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay wakiilada beesha caalamka ee fadhigooda yahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Kulankan oo ahaa mid aan horey loo sii shaacin ayaa waxaa looga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka dalka. "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...