Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia scraps UAE deals over sovereignty concerns

Mogadishu - Somalia’s cabinet on Monday annulled all security and defence cooperation agreements with the United Arab Emirates, citing concerns over national sovereignty and unity.   The decision was taken during a cabinet meeting chaired by Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, the government said in a statement. It applies to all bilateral agreements and arrangements linked to cooperation at the ports...

Dowladda Soomaaliya oo ka baxday heshiisyadii Imaaraadka

Muqdisho, Isniin, 12 Janaayo 2026:-– Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu buriyay dhammaan heshiisyadii iyo is-afgaradyadii ay Dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la xiriiray dhinacyada iskaashiga amni iyo difaac ee laba geesoodka ah.   Go’aankaan waxa uu khuseeyaa...

Qadar oo mar kale xaqiijisay taageerada madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya

DOHA, Qadar – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee dowladda Qadar, Dr. Mohammed bin Abdulaziz Al Khulaifi, ayaa Isniintii magaalada Doha kulan kula qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya, Farah Sheikh Abdulkadir, iyo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Ali Mohamed Omar. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa taageerada ay...

Somalia, Palestine reject ‘illegal’ Israeli recognition of Somaliland

JEDDAH, Saudi Arabia – Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali met with his Palestinian counterpart, Varsen Aghabekian Shaheen, in Jeddah to coordinate a unified front against Israel's recent recognition of the breakaway region of Somaliland. The meeting, held on the sidelines of an extraordinary session of the Organization of Islamic Cooperation (OIC), focused on what Mogadishu described as a "blatant...

Minister of State at Qatari Ministry of Foreign Affairs meets Somali officials

Doha, Qatar: Minister of State at the Ministry of Foreign Affairs HE Dr. Mohammed bin Abdulaziz Al Khulaifi met on Monday with Somali President's Envoy, HE Farah Sheikh Abdulkadir Mohamed and State Minister for Foreign Affairs of the Federal Republic of Somalia, HE Ali Mohamed Omar.   During the meeting, they discussed cooperation relations between the two countries and ways to...

Somalia, South Korea affirm ties amid sovereignty tensions

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali held virtual talks Monday with his South Korean counterpart, Cho Hyun, as Mogadishu continues an aggressive diplomatic campaign to bolster international support for its territorial integrity. The discussions focused on deepening bilateral ties and the strategic role of South Korean naval assets in the Gulf of Aden, a critical waterway for...

Puntland forces capture strategic ISIS bases in Al-Miskaad mountains

BOSASO, Somalia – Puntland security forces have launched a large-scale offensive against Islamic State (IS) hideouts in the rugged mountains of the Bari region, capturing strategic positions and destroying key insurgent bases, military officials said Monday. The operation, led by the Puntland Darwish forces with undisclosed international support, successfully dislodged militants from the Al-Miskaad mountain range, a long-time stronghold for...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada

MUQDISHO — Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda maalinlaha ah ku ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada, oo qeyb ka ah dadaallada lagu xakameynayo maandooriyaha ku faafay bulshada Soomaaliyeed.   Axdiga ayaa waxaa ansixiyey 139 Xildhibaan, halka seddex Xildhibaan ay ka aamusteen, wax diidmo ahna aan la soo bandhigin. Ansixinta ayaa lagu dhawaaqay intii uu socday Shirka Gudoonka...

Ciidamada Puntland oo Guulo ka Gaaray Howlgallo ka Dhan ah Daacish ee Buuraha Calmiskaad

Boosaaso, Puntland — Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ayaa howlgallo ballaaran oo si xooggan loo fuliyay ka wada aagagga ay ku sugnaayeen kooxda Daacish ee Gobolka Bari, kuwaas oo lagu burburiyay fariisimo muhiim ah isla markaana kooxda looga saaray deegaano istiraatiiji ah oo ay ku lahaayeen Buuraha Calmiskaad.   Howlgalladan oo ay si gaar ah u hoggaaminayeen Ciidamada Daraawiishta Puntland, islamarkaana ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Jeddah kula Kulmay Wasiiradda Arrimaha Dibadda Falastiin

Jeddah — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa fiidnimadii Sabtida magaalada Jeddah kula kulmay Wasiiradda Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Dowladda Falastiin, Dr. Varsen Aghabekian Shaheen, kulan ka dhacay dhinaca shir gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaas oo looga hadlayay...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...