Saudi deputy FM attends OIC ministers’ meeting on Somalia situation
JEDDAH: Saudi Arabia Vice Minister of Foreign Affairs Waleed Elkhereiji has reaffirmed the Kingdom’s full support for Somalia’s sovereignty, unity and territorial integrity, while strongly rejecting any actions that undermine the country’s stability.
Speaking at an extraordinary meeting of foreign ministers from member states of the Organization of Islamic Cooperation, Elkhereiji condemned the declaration of mutual recognition between Israeli occupation...
Dibadbax Ballaaran Oo Loogu Soo Horjeedo Aqoonsiga Israa’iil Ee Somaliland oo ka Dhacay Muqdisho
MUQDISHO – Magaalada Muqdisho ayaa markale waxaa ka dhacay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday aqoonsiga ay Israa’iil siisay Maamulka Somaliland, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen haween Soomaaliyeed, kuna muujiyay dareenkooda ku aaddan go’aanka Netanyahu ee maamulka Somaliland.
Boqolaal haween ah oo ka kala yimid degmooyinka kala duwan ee Muqdisho ayaa si cad uga dhawaajiyay inay aanay marna aqbali doonin...
Somali minister says Israel plans to expel Gaza Palestinians to Somaliland
MOGADISHU - Somalia’s Defence Minister Ahmed Moalim Fiqi has accused Israel of planning to forcibly displace Palestinians to the breakaway region of Somaliland, denouncing the alleged plan as a “serious violation” of international law.
In an interview with Al Jazeera on Saturday, Fiqi said Somalia has “confirmed information that Israel has a plan to transfer Palestinians and to send them...
Yemen Oo Dhistay Guddiga Sare ee Milatariga, Ciidamada Koonfurna Hoos Geeyay Taliska Isbahaysiga Sucuudiga
Cadan – Golaha Hoggaanka Madaxweynaha Yemen (PLC) ayaa Sabtidii ku dhawaaqay dhismaha Guddiga Sare ee Milatariga, kaas oo dhammaan ciidamada ka howlgala koonfurta dalka lagu hoos geeyay taliska tooska ah ee isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga, si loo sugo xasilloonida kaddib khilaafaad iyo dagaallo gudaha ah oo dhawaan dhacay.
Go’aankan ayaa yimid kaddib markii uu fashilmay guluf militari oo ay qaadeen...
Shiinaha Oo Digniin Ka Diray Faragelin Shisheeye Oo Lagu Sameeyo Tanzania iyo Soomaaliya
Dar es Salaam – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa Sabtidii digniin adag ka jeediyay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee Tanzania, kaddib booqasho rasmi ah oo uu ku tegay dalkaas Bariga Afrika.
Wang Yi ayaa noqday wasiirkii ugu horreeyay ee arrimo dibadeed oo booqasho rasmi ah ku taga Tanzania tan iyo dibadbaxyadii ka dhashay doorashooyinkii...
Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda Oo Howlgallo Ka Wada Bariga Hiiraan
Hiiraan – Ciidamada Wadajirka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Macawiisleyda Deegaanka ayaa maalintii labaad wada howlgallo xiriir ah oo ka socda deegaanno ka tirsan Bariga gobolka Hiiraan, kaddib markii kooxda Al-Shabaab ay isku dayeen inay ku dhowaadaan deegaano kale oo hoos yimaada gobolkaas.
Maalintii shalay ayaa dagaal aad u xoogan wuxuu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Teedaan, oo ku...
OIC oo Aqoonsiga Israa’iil ee Qeybo ka Mid ah Soomaaliya Ku tilmaamay Xadgudub Ka dhan ah Sharci Caalamiga
Jeddah – Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Jeddah, iyagoo ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya iyo horumarradii u dambeeyay ee dalkaas ka socda.
Xoghayaha Guud ee Ururka OIC, Mudane Xuseen Ibraahim Daaha, ayaa kulanka ka sheegay in aqoonsiga ay Israa’iil siisay qeyb ka mid ah gobollada Soomaaliya...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Magaalada Laascanood
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15-ka Bishan u safri doona Magaalada Laascaanood ee Xarunta Maamulka Waqooyi Bari si uu uga qeyb galo caleema saarka Madaxweynaha Maamulkaasi.
Ilo lagu kalsoonaan karo oo Villa Soomaaliya Ka tirsan ayaa Shabeel u sheegay in ay xaqiijinayaan uu Hogaaminayo Madaxweynaha ay bixin doonaan Maalinta Khamiista.
Madax kale oo iskuulada furan...
Somalia urges OIC action over alleged Israeli violation of its sovereignty
JEDDAH, Saudi Arabia — Somalia’s foreign minister said on Friday that the government and people of Somalia are closely watching the outcome of an emergency meeting of the Organization of Islamic Cooperation (OIC), following what he described as an Israeli violation of the country’s sovereignty.
Speaking at the OIC meeting in Jeddah, Somali Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali stressed that...
Wasiirka Arrimaha Dibadda: OIC ha qaadato go’aan ka dhan ah xadgudubka Israa’iil ee madaxbannaanida Soomaaliya
JEDDAH — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay si dhow ula socdaan go’aannada ay qaadanayaan dalalka xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kuwaas oo ku saabsan waxa uu ku tilmaamay xadgudubka ay Israa’iil ku sameysey madaxbannaanida Soomaaliya.
Wasiirka ayaa hadalkan ka jeediyay shir...











