DFS oo boggaadisay dagaalka Puntland ee ka dhanka ah kooxda Daacish

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa bogaadisay howlgallada baaxadda leh ee lagu ciribtirayo kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka bari.   War saxaafadeedka ayaa lagu yiri:- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa Ciidanka Daraawiishta Puntland ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Daacish ka wada Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland. Dowladdu waxaa ay sidoo kale bogaadinaysaa doorka shacabka reer Puntland iyo garab...

Midowga Afrika oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya ee ku saabsan soo celinta xiriir diblomaasiyeed ee u dhaxeeyay oo muda sanad ku dhaw meesha ka maqan.   Heshiiskan ayaa ka soo baxay wadahadallo dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka dhacay Addis Ababa 11kii Jan, 2025. Afhayeenka AUSSOM,...

AU Welcomes Somalia-Ethiopia Deal, Highlights Bilateral Milestone in Addis Ababa

MOGADISHU, Somalia — The Special Representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia and Head of AUSSOM, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, welcomed the joint communiqué issued on January 11, 2025, in Addis Ababa, following discussions between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed Ali, according to a press statement released on January 13,...

Somali Minister of Security Visits Iraq Border Command Headquarters

BAGHDAD, Iraq - The Minister of Internal Security of Somalia, Mr. Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), has made an official visit to the headquarters of the Border Guard Forces in Iraq.   He was accompanied by the Deputy Commissioner of the Somali Police Force, General Abdalla Abdalla, the Director-General of the Ministry of Interior, Yusuf Ali, and the Ambassador of Somalia to...

Wasiir Fartaag oo kulamo ka wada magaalada Bagdaad + Sawirro

BAGDAAD (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta taliska ciidamada xuduudaha ee Dowladda Ciraaq, isagoo ay weheliyaan Taliye ku xigeenka labaad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdalla Cabdalla, Agaasimaha guud ee Wasaradda Amniga Yuusuf Cali iyo Safiirka Soomaaliya ee Dalka Ciraaq Danjire Ridwaan Xirsi Maxamed.   Wafdiga Wasiirka ayaa si...

Somali Police Issued Statement on Explosions in Mogadishu’s Daarusalaam

MOGADISHU, Somalia – The Somali Police Force has issued a statement addressing explosions that occurred last night in the Daarusalaam district, followed by heavy gunfire. The attacks were reportedly carried out by the militant group Al-Shabaab, who used decoy explosive devices in an attempt to instill fear among the public.   According to the police, the explosions targeted a commercial center...

Jubaland President Ahmed Madobe Praises Puntland’s Anti-ISIS Operations

KISMAYO, Somalia – Jubaland President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe) has commended the ongoing operations against ISIS militants in Puntland, describing them as a significant step toward ensuring peace and stability in Somalia.   In a press release, President Madobe underscored the importance of a unified approach to combating terrorism, emphasizing that such efforts are essential for rebuilding and fostering the...

Puntland Defense Forces Capture Nine Drones from ISIS Fighters

BOSSASO, Somalia – Puntland Defense Forces have successfully seized nine drones, including reconnaissance models and explosive-laden units prepared for suicide missions. This remarkable achievement marks a significant victory in the ongoing fight against terrorism in the region.   The operation unfolded after intense clashes between ISIS militants and the elite Hilaac Operation forces. These clashes resulted in the capture of the...

Puntland oo gacanta ku dhigtay diyaarado ay adeegsaneysay Daacish + Sawirro

BOOSAASO (SMN) - Ciidanka difaaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay ilaa sagaal diyaaradood nooca looyaqaan Drone-ta oo isugu jira kuwa wax basaasa iyo kuwo ay qaraxyo ku rakiban yihiin una diyaaraan inay is qarxiyaan.   Qabashada diyaaradahaan ayaa suurta gashay kadib dagaal kooxda Daacish iyo ciidamada howlgalka Hilaac dhex marey waxaana sidoo kale ciidanku la wareegeen goobo ay xubnaha kooxdaha kasoo...

WARAR KALE

US military conducts airstrikes against Islamic State operatives in Somalia

WASHINGTON — The U.S. military has conducted coordinated airstrikes against Islamic State operatives in Somalia, the first attacks in the African nation during President...

Madaxweyne Trump oo Amray Duqeymo lala eegtay Daacishta Soomaaliya

WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu amray in Militeriga dalkiisa uu fuliyo duqeymo dhanka cirka ah oo lagu beegsaday goobaha ay...