Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay Ergeyga cusub ee QM
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u soo magacaabay Soomaaliya, Catriona Laing, waxayna, ka wada hadleen xoojinta wada-shaqeynta iyo taageerada ay hay’adaha QM siiyaan Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Qaramada Midoobay uga mhadceliyey taageerada dhinacyada badan ee ay u fidiyaan...
At least 20 Al-Shabaab militants killed in joint operation – minister
MOGADISHU - The Somali government said 20 Al-Shabaab were killed in operations by SNA forces with the help of foreign forces thought to be from the US.
The Minister of Information, Daud Aweys, confirmed the operation, saying that the allied troops attacked Al-Shabaab base on the outskirts of Baladul Amin area in Lower Shabelle.
During a press conference with Mohamed...
Waddooyin laami ah oo laga hirgaliyay magaalada Kismaayo + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xariga ka jaray shan wado oo laami ah oo laga hirgaliyay Magaalada Kismaayo.
Axmed Madoobe ayaa socod ku soo maray qaar kamid ah wadooyinka isagoo Sidoo kale madasha xarig jarka ka sheegay in Wajiga hore ee shaqadan oo hada gabo gabo ah ay ku xigto bilowga Wajiga...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay dishay 20 ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay howlgal qorsheysan oo maanta ka dhacay deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys oo ka hadlay howlgalkaas ayaa shaaca ka qaaday inay fuliyeen ciidamada dowladda iyo saaxibadooda caalamiga ah.
Sidoo kale wuxuu xaqiijiyay in howlgalkan lagu dilay ugu yaraan 20 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab,...
Faahfaahino ka soo baxaya qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Doolow
DOOLOW (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo barqanimadii maanta lagu weeraray xero ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Qaraxyada oo labo ahaa ayaa waxaa mid kamid ah lagu dhuftay albaabka hore ee xerada, halka midka labaadna uu ka dhacay dhabarka dambe ee saldhigga ciidanka Itoobiya.
Wararka...
Dagaal beeleed khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose
AFGOOYE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Yaaqbari-weyne ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu dhex maray laba maleeshiyo beeleed oo isku haysta dhul daaqsimeed ku yaalla halkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan ay ku dhinteen in ka...
Guddoomiyaha SoDMA oo booqday barakacayaal ku sugan Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Mahamoud Moallim Abdulle oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Jubaland Mudane Axmed Xasan Cumar ayaa booqday guryo loo dhisay dadka kusoo barakacay duleedka Kismaayo ee lagu dhisay mashruuca Xalka Waara.
Guddoomiye Maxamuud ayaa ugu baaqay hay'addaha kale in ay fuliyaan maashricyadaan oo kale si loo caawiyo diyarta ku barakacay dagaalada, abaaraha iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka cusub ee QM + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu u soo magacaabay dalkeenna Marwo Catriona Laing.
Madaxweyne Dr Xasan Sheekh iyo Danjire Catriona Laing ayaa ka wadahadlay dardargelinta howlaha muhiimka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay uu ka taageero dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa la wadaagay...
Somaliland mortar shells hit civilian houses in Las Anod town
LASANOD (SMN) – The troops of the breakaway region of Somaliland were reported to have fired mortar shells towards LasAnod city from their base in Gooja-Adde area.
The artillery shelling has caused extensive damage to civilian buildings, and Somaliland forces stationed on the outskirts of the town have been accused of being responsible.
The attack on Las Anod, the epicenter of...
Al-Shabaab attacks Ethiopian military base in Somalia
MOGADISHU, Somalia - Al-Shabaab launched suicide attacks Wednesday on a military base manned by Ethiopian troops in Somalia, injuring four soldiers, according to authorities.
The attack on the base located on the outskirts of the Ethiopian-Somali border town of Dolow involved two vehicles and was promptly foiled by the “vigilant Ethiopian security forces stationed at the base, resulting in the...











