Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray goobaha codbixinta doorashada Golaha Deegaanka
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagay goobo ay ka socotay codbixinta doorashada goleyaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir, iyadoo kumannaan ka mid ah bulshada ku nool caasimadda ay si ballaaran ugu dareereen xarumaha codbixinta tan iyo saaka.
Ra’iisul Wasaaraha, oo booqday goobo ku yaalla degmooyinka Shangaani, Boondheere iyo Xamar-Jajab, ayaa indha-indheyn ku sameeyay...
Galmudug leader hails Mogadishu voters as Somalia marks historic local polls
DHUSAMAREB — Galmudug regional president Ahmed Abdi Karie on Thursday congratulated residents of Somalia’s capital Mogadishu for peacefully participating in historic local council elections, describing the vote as a major milestone for the country.
In a statement, Karie praised citizens of Mogadishu for turning out in large numbers to cast their ballots in what he said was a calm, orderly...
Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray shacabka Muqdisho kadib doorashooyinka Golaha Deegaanka
DHUUSAMAREEB — Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa hambalyo u diray shacabka caasimadda Muqdisho oo maanta si nabad-gelyo, xasillooni, xaddaarad iyo niyad wanaag leh uga qayb qaatay codbixinta doorashooyinka Golaha Deegaanka degmooyinka Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha ayaa bogaadiyay sida mas’uuliyadda leh ee ay dadweynuhu ugu dareereen goobaha codbixinta, isagoo ku tilmaamay ka-qaybgalkaasi mid muujinaya bisayl siyaasadeed iyo...
Somali President urges residents to turn out in historic Mogadishu local elections
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has described the ongoing Banadir regional local council elections as a historic milestone and a symbol of the country’s democratic recovery.
The vote, which started this morning in the capital, marks the first time residents of Mogadishu will directly choose their local representatives in more than 57 years.
Speaking to the public, the...
Election chief tours polling stations as Mogadishu votes in historic local polls
MOGADISHU, Somalia — Senior election and security officials on Thursday toured polling stations across Mogadishu as voting continued in the Somali capital’s landmark local council elections, amid tight security and high political stakes.
The chairman of the National Independent Electoral Commission (NIEBC), Abdikarim Ahmed Hassan, together with Police Commissioner Brigadier General Asad Osman Abdullahi, carried out joint inspections in several...
Polling opens in Mogadishu as residents vote in local elections
MOGADISHU, Somalia — Under tight security, Polling opened at 6 a.m. on Thursday in Somalia’s capital, Mogadishu, with residents queuing early to cast their ballots in local council elections, officials said.
The National Independent Electoral Commission said voting is taking place at 523 polling stations across the 16 districts of the Banadir region.
Twenty political organisations are contesting the polls, with...
“Shacabka Muqdisho maanta waxay heleen xaqa doorashada.” — Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in doorashada golayaasha degmooyinka gobolka Banaadir ee berri ka dhaceysa caasimadda ay tahay mid taariikhi ah oo astaan u ah dib u soo kabashada dowladnimada dalka.
Madaxweynaha oo khudbad u jeediyay xalay shacabka, ayaa sheegay in ilaa 20 urur siyaasadeed ay ku tartami doonaan doorashada, taasoo noqonaysa tii ugu horreysay ee Muqdisho...
“Dunidu Maanta waxay indhaha ku heysaa doorashada ka socota Muqdisho.” — Wasiirka Howlaha Guud ee XFS
MUQDISHO - Dunida oo dhan ayaa maanta si gaar ah indhaha ugu heysa doorashada golayaasha deegaanka ee ka socota caasimadda Muqdisho, taas oo ah tii ugu horreysay ee muddo dheer ay shacabka si toos ah uga qeyb qaataan.
Wasiirka Howlaha Guud ee XFS, Ayuub Ismaaciil, ayaa sheegay in muhiimadda doorashadan ay dhaaftay xuduudaha dalka.
“Dunidu maanta waxay indhaha ku heysaa doorashada...
Soomaaliya Maanta waxaa u furmay bog cusub waa inaad codkiina dhiibataan: Gudoomiyaha Gudiga Doorashada.
MUQDISHO - Gudoomiyaha Gudiga doorashadda Soomaaliya Cabdikariim Axmed, ayaa daah-furey doorashadda Gollaha deegaanka oo maanta ka billaabatay 16 degmo oo katirsan gobolka Banaadir.
Waa doorashadii ugu horeysay 57 sano kadib ka dhacaysa Caasimadda, oo qof iyo cod ah, iyadoo codkooda dhiibanayaan ku dhawaad hal milyan oo qof.
"Soomaaliya Maanta waxaa u furmay bog cusub, Maanta wa fursad qaali ah , waa...
Over 100 Journalists Trained by NUSOJ and NIEBC on Election Coverage, Journalist Safety and Countering Disinformation
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in conjunction with the National Independent Electoral Boundaries Commission of Somalia (NIEBC), has conducted specialized training for 102 journalists on professional election coverage, journalistic safety and countering disinformation and misinformation. The participants were reporters, editors and media practitioners, mainly from private and state media outlets in Mogadishu, representing 27 mainstream media houses...











