Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Over 100 Journalists Trained by NUSOJ and NIEBC on Election Coverage, Journalist Safety and Countering Disinformation

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in conjunction with the National Independent Electoral Boundaries Commission of Somalia (NIEBC), has conducted specialized training for 102 journalists on professional election coverage, journalistic safety and countering disinformation and misinformation. The participants were reporters, editors and media practitioners, mainly from private and state media outlets in Mogadishu, representing 27 mainstream media houses...

Somalia opposition bloc denounces Banadir local council vote as “one-sided”

MOGADISHU — Somalia’s opposition National Salvation Council today strongly criticised the planned local council elections in the Banadir region, due to be held in Mogadishu on Wednesday, describing them as neither free nor fair and accusing the government of pursuing a one-party agenda.   Former prime minister Hassan Ali Khaire said the planned vote was tilted in favour of one side...

Sheekh Shariif: Wax isbedel ah ma keenayso doorashadda la qabanayo berri” – DAAWO

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, oo hadda hogaamiyasha Madasha Mucaaradka, ayaa ka hadlay doorashadda Gollaha Deegaanka ee ka dhacay berri magaaladda Muqdisho.   Sheekh Shariif: Wax isbedel ah ma keenayso doorashadda la qabanayo berri”.

Ra’iisul Wasaaraha oo agaasime cusub u magacaabey Wasaaradda Arrimaha Gudaha

MUQDISHO - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali. Ra'iisul Wasaaraha ayaa Mudane Cabdulqaadir kula dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.

Somalia deploys police to secure Banadir local council elections

MOGADISHU — Somalia’s police chief deployed security forces to designated posts across the Banadir region to secure local council elections scheduled for Wednesday, officials said.   Police Commissioner Major General Asad Osman Abdullahi, accompanied by Deputy Police Commissioner Major General Osman Abdullahi, ordered officers assigned to election security to take up their positions to protect voters and polling areas in Mogadishu. Addressing...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo ciidamo u kala diray fariisimaha sugidda amniga doorashada Banaadir

MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo ay wehliyaan Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta ciidamo gaar ah u kala diray fariisimaha loo asteeyay sugidda amniga doorashada golayaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir.   Ciidamadan ayaa ka howlgali doona goobaha kala duwan ee caasimadda, si ay u xaqiijiyaan amniga muwaadiniinta codkooda dhiibanaya maalinta...

Banadir authorities place emergency services on high alert ahead of Mogadishu vote

MOGADISHU — Authorities in Somalia’s Banadir region said they had placed emergency response and health services on full alert, deploying sufficient vehicles and personnel to respond to any incidents as Mogadishu prepares to hold a local election on Wednesday.   Banadir Governor and Mogadishu Mayor Hassan Mohamed Hussein, known as Muungaab, said the municipal administration had fully prepared fire engines, ambulances...

Maamulka Gobolka Banaadir oo heegan buuxa geliyay waaxyaha gurmadka iyo caafimaadka xilli Muqdisho isu diyaarineyso doorasho

MUQDISHO — Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay galeen heegan buuxa, iyagoo diyaariyay gaadiid iyo shaqaale ku filan si ay uga jawaabaan xaalad kasta oo degdeg ah oo dhici karta, xilli magaalada Muqdisho ay isu diyaarineyso doorashada la filayo inay dhacdo maalinta berri ah.   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan...

Kenyan sentenced to life for foiled ‘9/11-style’ plot targeting US skyscraper

New York, Dec 24 — A Kenyan man was sentenced on Monday to life in prison for plotting what US prosecutors described as a “9/11-style” attack on behalf of Somalia-based Islamist group Al-Shabaab, targeting the tallest building in the US city of Atlanta.   A federal judge imposed two consecutive life sentences on Cholo Abdi Abdullah, 34, along with lifetime supervised...

Maxkamad Maraykan ah oo xukun adag ku riday nin Kenyan ah oo katirsan Al-Shabaab

NEW YORK — Nin u dhashay dalka Kenya ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kaddib markii maxkamad federaal ah ay ku heshay inuu ka shaqeynayay qorshe argagixiso oo ballaaran, kaas oo lagu doonayay in diyaarad ganacsi lagu beegsado dhisme caan ah oo ku yaalla magaalada Atlanta, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Maraykanka.   Cholo Abdi Abdullah, oo 34 jir ah, ayaa Isniintii lagu...

WARAR KALE

Mareykanka oo Dib u Bilaabay Duqeymihii Cirka ee Ka Dhanka ahaa Al-Shabaab ee Soomaaliya

Muqdisho – Ciidamada Mareykanka ayaa dib u bilaabay duqeymo cirka ah oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ee ka dagaallanta gudaha Soomaaliya, sida ay...

Guddoonka Labada Aqal oo Ka Shiray Diyaar-garowga Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

MUQDISHO - Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Koox Farsamo oo Lagu Xoojinayo Kaabayaasha Xargaha Badda Hoosteeda...

NAIROBI – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta qabatay kulankii ugu horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha...