Puntland oo ugu Baaqday Madaxweyne Xasan Sheekh in uu Tixgeliyo Natiijooyinka Shirkii Kismaayo
KISMAAYO — Wasiirka Dowlaha Madaxtooyadda Puntland Cabdifitaax Maxamed Abdinur, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku boorriyay inuu tixgeliyo oo si wanaagsan uga jawaabo natiijooyinka ka soo baxay Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaasoo lagu soo afjaray xalay Kismaayo.
Wasiir C/fitaax ayaa khudbad ka jeediyay xafladdii soo xiridda shirka, isagoo ku adkeeyay Madaxweynaha in uu danaha qaranka ka hormariyo...
Opposition meeting puts pressure on Somali government to negotiate
Mogadishu — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud sought on Saturday to ease political tensions by signalling readiness for dialogue and compromise, as an opposition-backed conference continued in the southern city of Kismayo.
Speaking in Mogadishu, Mohamud said the gathering of opposition figures under the banner of the Somali Future Council should produce clear and realistic proposals that could form the...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda waxay diyaay u tahay wadahadal iyo tanaasul siyaasadeed
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ay u furan tahay wadahadal, is-afgarad iyo tanaasul lala yeesho hoggaamiyeyaasha mucaaradka, xilli shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed uu ka socdo magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka Kismaayo ka socda laga filayo in uu kasoo baxo aragtiyo iyo fikrado...
Somalia launches second phase of drought response
Mogadishu — Somalia’s Prime Minister’s Office has launched the second phase of a nationwide response to a worsening drought that has displaced communities and threatened livelihoods across the country.
The initiative was announced at a high-level meeting in Mogadishu, chaired by the Permanent Secretary of the Prime Minister’s Office, Kamal Dahir Guutale, and attended by key ministries and national agencies...
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo bilaabay wejigii labaad ee ka jawaabidda abaarta
Muqdisho — Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa bilaabay wejigii labaad ee dadaallada qaran ee wax looga qabanayo abaaraha ka taagan qeybo badan oo dalka ah, kuwaas oo saameyn ballaaran ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada.
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo diiradda lagu saaray xoojinta ka jawaabidda abaarta, kaas oo...
Kismayo conference ends, warns of political crisis, urges unity
Kismaayo, Somalia – A political conference held in the southern Somali port city of Kismayo concluded on Saturday with a final communique warning of a potential political crisis in the country and urging national unity and inclusive dialogue.
The three-day meeting, which ran from December 18 to 20, called for the protection of Somalia’s constitutional order and the launch of...
Shirkii Kismaayo oo laga Soo Saaray War-Murtiyeed Kama Dambeys ah
Kismaayo – Shirkii magaalada Kismaayo ee socday intii u dhaxaysay 18–20 December 2025, ayaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed kama dambeys ah oo ka digaya qalalaase siyaasadeed inuu ka dhaco dalka.
War-murtiyeedka ayaa ku baaqay midnimo qaran, ilaalinta nidaamka dastuuriga ah, iyo in la furo wadahadal siyaasadeed oo loo dhan yahay si loo yareeyo...
Mali establishes new rapid intervention unit to combat terrorism
BAMAKO, Dec. 20 (Xinhua) -- Mali established a new rapid intervention unit within its armed forces on Friday to strengthen the fight against terrorism, the Ministry of Defense and Veterans Affairs said during a flag presentation ceremony held in the capital here.
The unit, known as the Rapid Intervention Battalion, is tasked with enhancing the operational capabilities of the Malian...
Chinese company donates 300 books to Tanzania’s University of Dar es Salaam
DAR ES SALAAM (Xinhua) -- China Communications Construction Company (CCCC) Tanzania branch on Friday donated 300 books to Tanzania's University of Dar es Salaam, cementing cultural and educational exchanges between the two countries.
The books, covering core areas such as Chinese history, traditional culture, modern development, and technological achievements, were donated at an event jointly organized by the CCCC and...
Gudiga doorashada oo shaaciyay Xarumaha iyo Goobaha Codbixinta Gobolka Banaadir
MUQDISHO - Gudga doorashadda Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay goobaha dadweynaha ay codkooda ka dhiiban doonaan doorashadda 25ka bishan dhacaysa.
Si loogu diyaargaroobo doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dagmooyinka Gobolka Banaadir, waxaa la xirayaa dhammaan goobaha waxbarashada, sida Iskuuladda iyo Jaamacadaha.









