Axmed Madoobe oo magacaabey Gudi qaabilsan abaarta ka jirta Jubaland
KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddigan ayaa qaabilsan hagidda, isu-duwidda iyo fulinta qorshayaasha lagu yaraynayo saameynta abaarta ee deegaanada Jubaland.
Madaxweyne Deni Oo ka hadlay Rabshadaha Boorama, Ku Baaqay Wadahadal Nabdoon
GAROWE, Soomaaliya – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Axaddii cambaareeyay mudaharaadyadii rabshadaha watay ee ka dhacay magaalada Boorama ee gobolka Awdal, isaga oo ku tilmaamay in falalkaasi “aan marnaba ku habboonayn” goob nabadeed.
Deni, oo la hadlay saxaafadda magaalada Garowe labo maalmood kaddib markii uu ku soo laabtay safar uu ku tagay Imaaraatka, ayaa tacsi u diray qoysaska dadkii...
Puntland President Condemns Deadly Protests in Borama, Calls for Peaceful Dialogue
GAROWE, Somalia — Puntland President Said Abdullahi Deni on Sunday condemned the deadly protests in Borama, Awdal region, describing the violence as “completely unacceptable” in a peaceful setting.
Speaking in Garowe, two days after returning from a visit to the United Arab Emirates, Deni extended his condolences to the families of those who died during the unrest.
“Those incidents in Borama...
Macron’s China visit strengthens ties, boosts cooperation on global issues
BEIJING (Xinhua) -- French President Emmanuel Macron wrapped up his fourth state visit to China after leaving Chengdu, southwest China's Sichuan Province, on Friday evening.
In Dujiangyan in Chengdu, Chinese President Xi Jinping and Macron had friendly exchanges. Macron visited Sichuan University and delivered a speech, in which he stressed the importance of cooperation and mutual understanding in tackling contemporary...
Russia urges U.S. to avoid conflict with Venezuela
MOSCOW (Xinhua) -- Russia stands with Venezuela's leadership and calls on the U.S. government to refrain from "sliding" into a full-scale conflict with Caracas, Russian Deputy Foreign Minister Sergei Ryabkov said on Sunday.
Moscow views recent developments in Venezuela with deep concern, and tensions remain high and continue to grow. "This is primarily linked to Washington's desire to assert unquestioned...
Arab League condemns deadly drone strike in Sudan’s South Kordofan
CAIRO (Xinhua) -- The Arab League on Sunday condemned the killing of civilians in Kalogi city, Sudan's South Kordofan state, as war crimes, after a drone strike there earlier this week killed at least 114 people, including 63 children.
In a statement, the Cairo-based pan-Arab body described the attack as a blatant breach of international humanitarian law and a threat...
Somali Prime Minister Congratulates Nation on International Civil Aviation Day
Mogadishu, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has congratulated the Somali public and the country’s civil aviation sector on the occasion of International Civil Aviation Day, highlighting the significant progress Somalia has made in airspace management, flight safety, and global connectivity.
Speaking on the occasion, Prime Minister Hamza said the day offers an opportunity to reflect on Somalia’s...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Hambalyo U Diray Bulshada iyo Bahda Duulista Rayidka
MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay bulshada Soomaaliyeed iyo bahda duulista dalka xuska Maalinta Caalamiga ah ee Duulista Rayidka, isaga oo xusay horumarka muuqda ee Soomaaliya ka sameysay maamulka hawada, amniga duulimaadyada, iyo isku xirka caalamiga ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in maalintani ay fursad u tahay in la milicsado dadaallada waaweyn ee...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha Afrika ee Shirkadaha Soo Koraya ee Algeria
ALGIERS, Algeria – Shirweynaha Afrika ee Shirkadaha Soo Koraya, oo sanadkan diiradda lagu saarayo taageerada shirkadaha hal-abuurka ee soo koraya, xoojinta isku-xirka dhijitaalka, hal-abuurka teknolojiyadda iyo dhismaha kaabayaasha ICT-ga ayaa si rasmi ah loogu soo xiray magaalada Algiers ee dalka Algeria.
Waxaa si gaar ah u qabsoomay Wadatashiga Heer-Wasiir (Ministerial Roundtable) oo ay ka qayb galeen wasiirrada isgaarsiinta iyo teknolojiyadda...
Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Address Drought Relief
MOGADISHU, Dec 7, 2025 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday received Qatar’s Ambassador to Somalia, Dr. Abdullah Bin Salim Al Nuaimi, at his office to discuss strengthening bilateral ties and cooperative efforts between the two nations.
The meeting focused on addressing the ongoing drought crisis affecting 4.4 million Somali citizens and advancing development projects supported by Qatar...










