Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis afar qodob ka kooban

Doha — Guddiga Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Qatar ayaa kalfadhigoodii koowaad ku yeeshay magaalada Doha, iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, uu hoggaaminayo wafdi ka socda Muqdisho.   Guddigan, oo ujeedkiisu yahay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee labada dowladood, ayaa kulankiisa lagu meel mariyay heshiisyo cusub oo lagu ballaarinayo wada-shaqeynta dhinacyo badan...

UNFPA Expands Nationwide Campaign to End Female Genital Mutilation in Somalia

The United Nations Population Fund (UNFPA) Somalia Country has expanded its nationwide campaign to eliminate female genital mutilation (FGM) in Somalia, reinforcing long-term efforts to protect the health, rights, and dignity of girls and women in one of the countries most affected by the practice.   According to UNFPA, the initiative combines community engagement, health system support and policy advocacy, working...

China donates $1 million to support Somalia’s drought response, SoDMA says

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Disaster Management Authority (SoDMA) has received a $1 million donation from the Government of the People’s Republic of China to bolster emergency drought relief efforts across the country, officials said on Monday.   The funds were formally handed over at SoDMA’s headquarters by China’s Ambassador to Somalia, Wang Yu, and received by SoDMA Commissioner Mahamuud Moallim...

SoDMA oo La Wareegtay Deeq $1 Milyan ah oo Shiinuhu Ugu Tala-Galay Gurmadka Abaaraha Soomaaliya

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay deeq lacageed oo gaaraysa $1,000,000 oo ay Dowladda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ugu talagashay in lagu xoojiyo gurmadka abaaraha ka jira dalka.   Deeqdan waxaa xarunta SoDMA ku wareejiyay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mr. Wang Yu, iyadoo Guddoomiye Maxamuud Macalin Cabdulle uu sheegay in...

Somalia election body says Banadir poll preparations on track as 12 political associations file full candidate lists

MOGADISHU, Somalia — The chairman of Somalia’s National Independent Electoral Commission (GMDQS), Abdikarim Ahmed Hassan, said the body is fully executing its constitutional and legal mandate as preparations for district council elections in the Banadir region advance smoothly.   Hassan said the commission is working strictly according to the electoral timetable it previously announced, noting that technical and administrative preparations for...

Guddiga Doorashooyinka oo Ku Dhawaaqay In 12 Urur Siyaasadeed Soo Gudbiyeen Liisaskooda Musharrixiinta Banaadir

MUQDISHO - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa sheegay Guddigu uu si buuxda u gudanayo waajibaadka uu u xil-saaray Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Shuruucda Doorashooyinka Qaranka, isagoo xusay in hawlaha diyaar-garowga ee doorashada degmooyinka Banaadir ay si hufan u socdaan, isla markaana Guddigu ku shaqeynayo jadwalkii doorashada ee uu hore...

AU mission Commander hails “tangible gains” after key operations in Lower Shabelle

MOGADISHU, Dec 8, 2025 – African Union forces have secured “tangible gains” against Al-Shabaab in Somalia’s Lower Shabelle region, dislodging the armed group from several areas including Bariire, Sabiid and Caanoole, the AU force commander said on Monday.   Lt. Gen. Sam Kavuma made the remarks at the reopening of the Sabiid and Caanoole bridges, which were destroyed by an Al-Shabaab...

Taliyaha AUSSOM oo Sheegay Guulo La Taaban Karo oo Ka Dhashay Dagaalka Shabeellaha Hoose

MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Midowga Afrika (AUSSOM), Lt. Gen. Sam Kavuma, ayaa sheegay in guulo muuqda laga gaaray dagaalka ka socda gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo Al-Shabaab laga saaray deegaano ay ka mid yihiin Bariire, Sabiid, iyo Caanoole.   Lt. Gen. Kavuma ayaa ka hadlay furitaanka Buundooyinka Sabiid iyo Caanoole, kuwaas oo bishii June ay Al-Shabaab qarax ku burburisay. Wuxuu sheegay in...

Axmed Madoobe oo magacaabey Gudi qaabilsan abaarta ka jirta Jubaland

KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddigan ayaa qaabilsan hagidda, isu-duwidda iyo fulinta qorshayaasha lagu yaraynayo saameynta abaarta ee deegaanada Jubaland.  

Madaxweyne Deni Oo ka hadlay Rabshadaha Boorama, Ku Baaqay Wadahadal Nabdoon

GAROWE, Soomaaliya – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Axaddii cambaareeyay mudaharaadyadii rabshadaha watay ee ka dhacay magaalada Boorama ee gobolka Awdal, isaga oo ku tilmaamay in falalkaasi “aan marnaba ku habboonayn” goob nabadeed.   Deni, oo la hadlay saxaafadda magaalada Garowe labo maalmood kaddib markii uu ku soo laabtay safar uu ku tagay Imaaraatka, ayaa tacsi u diray qoysaska dadkii...

WARAR KALE

Eastern Libya Bans Entry of Nationals From Four African Countries Amid Migration Crackdown

BENGHAZI, Libya, June 24, 2026 – Authorities in eastern Libya have banned the entry of nationals from Sudan, Eritrea, Ethiopia and Somalia, saying the measure...

Somalia Holds Information Officers Meeting to Coordinate Government Messaging Ahead of Independence Celebrations

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Information Minister Abdifatah Qasim Mahmoud chaired a monthly meeting of information offices from federal government institutions on Wednesday, as...

Somalia Signs Contract for Key Road Studies Linking Central Regions to Indian Ocean Coast

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing on Tuesday signed a contract for feasibility studies and design work...