DF oo war culus kasoo saartay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo Daacish
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS, mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo Daaciish ee ka socda dalka
Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in Kooxaha Daacish iyo Al-shabaab ay yihiin cadowga dadka Soomaaliyeed, kuwaas oo si toos ah u bartilmaameedsanaya jiritaanka dowladnimada, nabadda iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
Halkan hoose...
Somalia’s Deputy Planning Minister Joins Key Arab Planning Institute Meeting in Kuwait
KUWAIT - Somalia's Deputy Minister of Planning, Investment, and Economic Development, Mohamed Abdulqadir Ali, attended the pivotal 2025 High-Level Committee Meeting of the Arab Planning Institute (API) in Kuwait, marking another engagement in the institute's efforts to foster development across Arab countries.
The meeting, which drew representatives from various Arab nations, concluded with a series of significant decisions aimed at...
Somalia’s security forces dismantle 16 militia roadblocks in central regions
MOGADISHU, Somalia - Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA) has successfully executed an operation to dismantle 16 roadblocks set up by armed groups along the border between the Hiran and Galgadud regions, authorities confirmed.
The well-orchestrated mission led to the arrest of numerous militia members, although some managed to escape from the locations including Ceelgaal, Kalabeyr, and Matabaan, where...
Somalia, Egypt discuss bolstering military ties in Cairo
CAIRO - Somalia's Defense Minister Abdikadir Mohamed Nur, currently on a working visit to Egypt, engaged in high-level talks with his Egyptian counterpart, Abdul Majeed Saqr, in Cairo on Thursday to enhance military and security collaboration between the two nations.
The meeting, held against the backdrop of regional security challenges, focused on strategies to fortify cooperation in combating terrorism and...
Ciidamada dowladda oo howlgal isbaaro qaadis ah ka wada gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Ciidanka hey’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa ku guuleystay in ay qaadaan 16 jidgooyo oo kooxo hubeysan ay dhigteen deegaanada u dhaxeeya Gobolada Hiiraan iyo Gaalgaduud.
Howlgalkaan oo ahaa mid qorsheysan ayaa warku intaa ku daray in lagu soo qabqabtay qaar amid ah maleeshiyaad hubeysan,halka la tilmaamay in qaar kale ay ka baxsadeen goobihii ay dhigteen jidgooyadaasi.
Howlgalkaan...
Maxay ka wada-hadleen dowladaha Masar iyo Soomaaliya?
QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Qaahira ayaa la kulmay dhigiisa dalka Masar Abdul Majeed Saqr.
Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga dhanka ciidanka iyo kan amni ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar.
Masuuliyiinta ayaa sidoo kale ka wada hadlay howlgalka cusub ee midowga Africa ee AUSSOM kaaas oo...
Somalia oo ka qaybgashay Shirka Gudiga Machadka Qorsheynta Carabta
KUWAIT (SMN) - Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa Shirka Guddiga Sare ee Machadka Qorsheynta Carabta (Arab Planning Institute) ee 2025, uga qayb galay Kuwait.
Shirka ayaa lagu gaaray go’aamo muhiim ah oo kor u qaadaya awoodda machadka taasoo ku aaddan daboolidda baahida qorsheynta ee dalalka Carabta.
Waxaa sidoo kale kulanka lagu ansixiyay miisaaniyadda iyo...
Somalia Announces Bid for AU Peace and Security Council Seat
MOGADISHU - Somalia has put forward its candidacy for a position on the African Union Peace and Security Council (AU PSC) for the 2025-2028 term, aiming to play a significant role in Africa's peace and security landscape, officials announced on Tuesday.
Somalia, which has hosted the African Union Mission for over 17 years, sees this candidacy as an opportunity to...
Somalia Cabinet Endorses Penal Code Overhaul, New Legal Institute
MOGADISHU - Somalia's Cabinet of Ministers has approved substantial amendments to the Penal Code and ratified a policy to establish a Higher Institute for Legal Training and Development, officials said on Wednesday.
In a meeting chaired by Prime Minister Hamsa Abdi Barre, the government outlined its commitment to modernizing the legal framework.
The changes, initiated by the Ministry of Justice and...