Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jubaland president names new governor for the disputed Gedo

KISMAYO - The President of Jubbaland, Ahmed Madobe has appointed a new governor for the Gedo region which has been the epicenter of a dispute for many years.   Madobe named Abdullahi Abdi Jama as the governor of Gedo region, while Osman Noor Haji Moalimou becomes his deputy on security and politics, and Nasteh Ahmed was assigned to serve as...

Madaxweynaha maamulka Galmudug oo magacaabay wasiiro cusub

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada maamulkaasi   Dr. Yaasiin Cabdi Jaamac ayaa loo magacaabay wasiirka caafimaadka Galmudug, halka Shariif Maxamuud Cali loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda tamarta & biyaha. Sidoo kale wareegtadan ayaa waxaa lagu faray dhammaan hay'adaha kala duwan ee Galmudug inay la shaqeeyaan labada...

Madaafiic xoogan oo saaka lagu garaacay gudaha magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in weli dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo aagga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo dhowr bilood ay ku dagaalamayaan ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo.   Wararka ayaa sheegaya in saaka labada dhinac ay madaafiic isku weydaarsadeen duleedka magaalada, taas oo uga sii dartay xaaladda ka taagan halkaasi. Madaafiicda qaar ayaa lagu soo...

Maxaa ka jira in ciidanka xasilinta ay gadood ka sameeyeen isgoyska Fagax?

MUQDISHO (SMN) - Dhowrkii saaca ee la soo dhaafay waxaa baraha bulshada lagu baahiyay wararka sheegaya in ay jiraan ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta caasimadda oo gadood ka sameeyay isgoyska Fagax oo ku yaalla degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.   Ciidankaas ayaa la sheegay inay ka cabanayeen mushaar la'aan iyo xuquuqdii ay ku lahaayeen dowladda federaalka Soomaaliya. Taliska ciidanka xaslinta oo ka...

Madaxweynaha Jubbaland oo maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo

KISMAAYO (SMN) - Madaxwweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maamul cusub waxa uu u magacaabay gobolka Gedo, oo weli laga diidan yahay maamulkiisa.   Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweyne Axmed Madoobe ayaa u qornaa sidatan:- MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY HOGAAMINTA CUSUB EE MAAMULKA GOBOLKA GEDO. Tix-raac: XM/DGJS/031/2023 UJEEDDO: MAGACAABIS MAAMULKA GOBOLKA GEDO. Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Markuu arkay: Dastuurka Dowlada Jubaland,...

Finance ministers at Federal and State levels meet in Mogadishu

MOGADISHU - A meeting kicked off in Mogadishu on Tuesday between finance ministers of the Federal Government of Somalia and the Federal member states.   The conference focuses on the country's financial system, internal revenue, debt relief which is heads towards completion point and the distribution of donor funds aid to Somalia. Somalia's Minister of Finance Dr. Elmi Mohamud Noor, said...

Uganda’s troops in Somalia remain firm despite deadly attack: envoy

MOGADISHU -- Ugandan troops under the African Union Transmission Mission (ATMIS) will remain firm despite the deaths of 54 soldiers last month in southern Somalia, an envoy said Tuesday.   Uganda's Acting Ambassador to Somalia Nathan Mugisha said the Ugandan troops remain strong in their resolve to fulfill the ATMIS mandate and last month's attack will not derail their stabilization efforts. "We...

Uganda says 4 UPDF found alive after Al-Shabaab attack

MOGADISHU - Ugandan soldiers hid for six days before being rescued after al-Shabab militants overran their base, a spokesperson for the Uganda Peoples' Defense Forces (UPDF) told VOA Somali.   Brigadier General Felix Kulaigye said the four soldiers, including a lieutenant, survived by hiding within and around the base in the town of Bulo Marer, 110 kilometers south of Mogadishu. He said...

Ardayda fasalka 8-aad oo u dabaal-dagay dhammaadka imtixaanka DF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Jaamacada Umadda Soomaaliyeed oo uu ka socday Imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedkan.   Ujeedka socdaalka Taliyaha ayaa ahaa u kuur-galka qaabka sugida amniga iyo sida uu ardayda ugu soo dhamaaday imtixaanka fasalka 8-aad ee sanadkan. Taliyaha ayaa dhamaan ardaydii imtixaanka u soo idlaaday...

Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federal Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.   Shirkaan waxaa si ramsi ah u furmay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, wuxuuna sheegay in shirkaan ay xoogga ku saari doonaan arrimaha Mideynta canshuuraha iyo xoojinta wadashaqeynta ka dhexeysa Hey'addaha Maaliyadda heer Federaal iyo...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...