Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaybgalaya furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariikhda Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgelayo munaasabadda rasmiga ah ee furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariikhda Masar.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Qaahira kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Masar, xubno ka socda Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira,...
Somalia’s President congratulates Tanzania’s re-elected leader Samia Suluhu Hassan
MOGADISHU, Nov 1, 2025 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday congratulated Tanzanian President Samia Suluhu Hassan on her re-election, praising her leadership and the confidence shown by Tanzanian voters.
In a statement issued by Villa Somalia, Mohamud said Suluhu’s victory reflected the trust and respect she enjoys among Tanzanians and underscored her commitment to stability and progress in...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u dirtay Samia Suluhu kadib guusheeda doorashadda
Muqdisho, 1-da Nofeembar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo diirran u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Muungano ee Tansaaniya, Marwo Samia Suluhu Xasan, kadib guusheeda doorashada madaxtinimo ee dhawaan lagu qabtay dalkaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dib-u-doorashada Madaxweyne Samia Suluhu ay muujineyso kalsoonida iyo ixtiraamka ay shacabka Tansaaniya u...
Rabshado dhimasho sababay oo ka socda Tanzania kadib doorasho ka dhacday
Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan, oo 65 jir ah, ayaa mar kale ku guuleysatay doorashada muranka dhalisay ee dalka, iyadoo heshay 98% codadka la tiriyey, sida ay ku dhawaaqday Guddiga Doorashooyinka Qaranka maanta. Samia Suluhu Hassan ayaa noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Madaxweyne ka noqota Tanzania markii ay xilka la wareegtay 2021 ka dib geeridii John Magufuli, xilli ay...
Senior Al-Shabaab Commander Killed in Operation in Somalia’s Middle Shabelle Region
Mahaday, November 1, 2025 — Local community forces known as Macawiisley carried out a planned operation early Saturday in the Mahaday district, killing a senior Al-Shabaab commander responsible for the Ciid Ciidka Jeembilow area in the Middle Shabelle region, security sources said.
According to residents, the fighters targeted a hideout used by Al-Shabaab militants, where Muxudiin Hassan, identified as the...
Hoggaamiye Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Hawlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellada Dhexe
Mahadaay, 1-da Nofeembar 2025 — Ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda ka howlgala degmada Mahadaay ayaa saakay fuliyay hawlgal qorsheysan oo lagu dilay hogaamiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa deegaanka Ciid Ciidka Jeembilow ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Wararka ka imaanaya deegaanka ayaa sheegaya in ciidanka deegaanka ay beegsadeen goob ay ku dhuumaaleysanayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab, halkaas oo lagu dilay horjooge Muxudiin Xasan,...
Puntland oo digniin culus u dirtay kooxaha hubeysan ee aan dowladda ka tirsanayn
GAROWE, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa digniin adag u diray cid kasta oo hub ku dhex wadata deegannada maamulkaas, balse aan kamid ahayn hay’adaha amniga, iyagoo sheegay in laga bilaabo hadda aan laga leexan doonin tallaabo sharci ah oo laga qaado.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland, Jeneraal Muumin Cabdi Shire, ayaa sheegay in la qaaday tallaabooyin lagu adkeynayo amniga, isla markaana...
Puntland warns armed groups as police vow firm security measures
GAROWE, Somalia – Authorities in Somalia’s semi-autonomous Puntland region have issued a stern warning against anyone carrying weapons outside the official security forces, vowing to take firm action against violations.
Puntland Police Commander Gen. Muumin Cabdi Shire said security forces will not tolerate any armed individuals operating beyond government control, stressing that maintaining law and order is now a top...
Samia Suluhu Hassan wins Tanzania’s presidential election
DAR ES SALAAM, Nov. 1 (Xinhua) -- Tanzania's incumbent President Samia Suluhu Hassan of the ruling Chama Cha Mapinduzi party has won the presidential election, securing 97.66 percent of the vote, the Independent National Electoral Commission (INEC) announced on Saturday.
"I declare Dr. Samia Suluhu Hassan of the ruling party Chama Cha Mapinduzi (CCM) the winner of the presidential elections,...
South Africa slams U.S. refugee program as “deeply flawed”
JOHANNESBURG (Xinhua) -- The South African government on Friday expressed dismay over the U.S. refugee program, describing it as "factually inaccurate" and "deeply flawed."
The remarks came after the United States announced on Thursday that it would be taking in 7,500 refugees, mainly white South Africans who are allegedly victims of a "genocide."
"The claim of a 'white genocide' in South...









