Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

South Africa slams U.S. refugee program as “deeply flawed”

JOHANNESBURG (Xinhua) -- The South African government on Friday expressed dismay over the U.S. refugee program, describing it as "factually inaccurate" and "deeply flawed."   The remarks came after the United States announced on Thursday that it would be taking in 7,500 refugees, mainly white South Africans who are allegedly victims of a "genocide." "The claim of a 'white genocide' in South...

North Eastern State accuses Puntland of attack in Boocame, Sool

BOOCAME, Somalia – The North Eastern state Somalia administration has accused the Puntland government of carrying out an armed attack on the Boocame district in Sool region, according to an official statement released Friday.   The statement said a clash erupted in Boocame on Thursday afternoon, causing injuries, and alleged that the purpose of the operation was “to create security disruption...

Maamulka Waqooyi Bari oo Puntland ku eedeeyay weerar ka dhacay Boocame

BOOCAME, Soomaaliya – Maamulka Waqooyi Bari ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in ciidamo ka amar qaata Madaxtooyada Puntland ay weerar ku soo qaadeen degmada Boocame ee gobolka Sool, sida lagu sheegay war rasmi ah oo ka soo baxay maamulkaasi. Warbixinta ayaa sheegtay in iska hor imaad galabta ka dhacay Boocame uu sababay dhaawacyo, iyadoo maamulka Waqooyi Bari uu tilmaamay in...

Puntland president announces new police deployment, hails gains against IS militants

GAROWE, Somalia – Puntland President Said Abdullahi Deni on Friday evening addressed residents of the Nugaal region in a public awareness event on community policing, as the semi-autonomous state prepares to deploy newly trained police forces across key towns.   The ceremony, held at the PSU University Square in Garowe, was attended by cabinet members, presidential advisers, senior police commanders, regional...

Madaxweyne Deni: Puntland guul bay ka gaartay dagaalka Daacish iyo amniga gudaha

GAROOWE – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe kulan wacyigelin ah kula yeeshay bulshada gobolka Nugaal, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka u dhexeeya booliiska iyo bulshada, xilli ay caasimadda kusoo wajahanyihiin ciidamo Booliis cusub oo dhawaan tababar ku soo dhameystay magaalada Carmo.   Munaasabadda oo ka dhacday fagaaraha Jaamacadda PSU, ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno ka...

Guri iyo goobo ganacsi oo lagu gubay deegaanka Galo ee Galgaduud

Dhuusamareeb – Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad careysan oo ka soo jeeda degmada Ceel-Garas ay saqdii dhexe ee xalay gubeen baraago iyo daashash ku yaalla duleedka deegaanka Galo ee gobolka Galgaduud.   Goobjoogayaal iyo ilo deegaanka ah ayaa sheegaya in inta badan guryihii iyo goobihii ganacsi ee deegaankaasi ay basbeeleen, taas oo fajac iyo argagax ku reebtay...

UKMTO oo digniin amni u dirtay maraakiibta ganacsiga ee maraya xeebaha Soomaaliya

Muqdisho — Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa digniin adag u dirtay maraakiibta ganacsiga ee isticmaala biyaha u dhow xeebaha Soomaaliya, kadib markii la soo sheegay dhaqdhaqaaqyo shaki leh oo ay sameynayeen doonyo shiraac ah oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin shabakado tahriibin ah oo ay taageerto Iiraan.   Bayaan ay soo saartay hay’addu ayaa lagu sheegay in...

UK issues security warning for vessels off Somali coast amid suspicious maritime activity

Mogadishu — The United Kingdom Maritime Trade Operations (UKMTO) has issued a security warning to commercial vessels transiting near the Somali coast after reports of suspicious activity involving sailboats believed to be linked to Iran-backed smuggling networks.   In a statement released late Thursday, UKMTO said it had received information about “unusual maritime movements” near Gara’ad, approximately 106 nautical miles off...

Somali President awards Djibouti’s leader national honor for steadfast support

Mogadishu, Oct 31, 2025 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Friday conferred the National Order of Honor on Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh, in recognition of his unwavering support and solidarity with the Somali people and government over the years.   In a ceremony held in Mogadishu, President Mohamud praised Guelleh’s “enduring commitment and brotherly support” to Somalia, describing the...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Billad Sharaf Qaran ku maamuusay Madaxweynaha Jabuuti

Muqdisho, 31 Oktoobar 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Billad Sharaf Qaran ku gudoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, isagoo uga mahadceliyay dadaalka, taageerada iyo garab istaagga joogtada ah ee uu shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed u fidiyay muddadii uu hoggaanka u hayay dalka Jabuuti.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Billaddan ay...

WARAR KALE

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...

Somalia Army Chief Visits Elite Forces Base, Urges Troops to Intensify Operations

MOGADISHU, Somalia — Somalia's army chief, Brig. Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud, visited the Balidogle military base on Saturday, where he inspected elite units and...

Central African Republic declares cholera outbreak

Bangui, Central African Republic – The Central African Republic government has officially declared a cholera outbreak in the country, after confirming 197 cases, including...