Weerar lagu dilay dad shacab ah oo xalay ka dhacay deegaanka Ceel Baraf
JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar kooxo hubeysan oo qatay gaari Cabdi Bile ah ay xalay ka gaysteen deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo lagu beegsaday dad shacab ah.
Kooxda ayaa lasoo wariyay inay beegsatay dad beeraley ah, kadib markii ay ku furtay rasaas sababtay dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay waxaa falkan cusub...
Hirshabelle President Meets with Officials to Discuss Development
JOWHAR, Somalia — President Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlawe) of Hirshabelle State met with members of the Ministry of Interior, the Capital Authority, and the Jowhar District Council on Sunday to discuss ongoing development initiatives in Jowhar, the state's capital.
The meeting focused on a government subsidy project, which is being implemented in collaboration with the Federal Government of Somalia,...
Somalia’s Foreign Affairs Minister Arrives in Kampala for AU Summit
KAMPALA, Uganda — Ahmed MoFiqi, Somalia's Minister of Foreign Affairs, touched down in Kampala, Uganda, on Monday to join leaders and delegates from across Africa for the African Union (AU) Summit.
The summit's agenda is centered on the Post-Malabo Comprehensive Africa Agriculture Development Programme (CAADP), with a focus on enhancing agricultural productivity, ensuring food security, and promoting sustainable development throughout...
Xildhibaanada kasoo jeeda Jubbaland oo eedeyn culus u jeediyay dowladda dhexe
KISMAAYO (SMN) - Illaa 35 Mudane oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda Jubbaland oo war saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan xiisadda u dhexeyso Axmed Madoobe iyo dowladda.
Xildhibaannadan ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe in ciidamo maleeshiyaad ah iyo hub ay ku diyaarineyso deegaanno dhaca xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya...
Wafdi culus oo ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kampala
KAMPALA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Kampala, Uganda, iyadoo ay ku soo dhoweysay Danjiraha Soomaaliya ee Uganda, Fardowso Kanyare.
Wafdiga Soomaaliya ayaa ka qeybgalaya Shir Madaxeedka Gaar ah ee Midowga Afrika ee looga hadlayo...
Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Maamulka Caasimada iyo Golaha Deegaanka Degmada Jowhar.
Kulanka ayaa lagu soo bandhiggay sida uu uga shaqeeyo caasimada Jowhar mashruuca Dowlad-kaab oo ay iska kaashadaan Dowladda Soomaaliya, UNDP, UN-HABITAT iyo UNICEF.
Sidoo kale kulanka ayaa lagu gorfeeyay amniga, bilicda, dhismayaasha, dhiirogelinta dalxiiska iyo maamul-wanaaga...
Somalia Accuses Aid Agencies of Politicizing Humanitarian Assistance
Mogadishu, Somalia - A minister in Somalia has accused some organizations and donors of politicizing humanitarian aid, while officials from the semi-autonomous Jubaland region claim that political motives have led to their people being deprived of entitled aid.
The Federal Government of Somalia voiced concerns over the apparent manipulation of aid distribution, stating that thousands in Jubaland are suffering due...
Taliye Sanbaloolshe oo soo afjaray khilaafkii ka taagnaa Beledweyne
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Nabad-sugidda Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maanta ku guuleystay in lasoo afjaro khilaafkii muddada dheeraa ka jiray gobolka Hiiraan.
Sanbaloolshe ayaa wada-hadal la galay Cabdullaahi Ganey oo horay u sheegtay inuu yahay madaxweynaha Hiiraan State, wuxuuna sheegay in xal laga gaaray tabashadii jirtay.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in wada-hadallada ay sii socon doonaan, muhiimadduna ay tahay...