Dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duxulow ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa diblumaasiyiin ka socotay Safaarradda dowlada Hindiya ee ku leedahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.   Agaasimaha Guud iyo Diblumaaaiyiinta ayaa ka wada hadlay in Muwaadiniinta Soomaaliyeed loo fududeeyo helitaanka dalku galka dalkaas, madaama dadka ugu badan ay u safraan arrimo la xiriira Caafimaad. Diblumaasiyiinta...

U.S. Airstrike Takes Out Top Al-Shabaab Leader in Somalia – AFRICOM

 WASHINGTON - In a coordinated operation with the Somali government, U.S. Africa Command executed a precision airstrike on December 24, about 10 kilometers southwest of Kunyo Barrow, resulting in the deaths of Mohamed Mire, a high-ranking al-Shabaab official known as Abu Abdirahman, and another militant, according to AFRICOM.   Mire, who had been a central figure in al-Shabaab's governance for 15...

Mareykanka oo xaqiijiyay dilka hohaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

WASHINGTON - Militeriga Mareykanka ayaa shaaciyay in duqeyn ay Gobolka Shabeellaha Hooseka fuliyeen 24-kii December, iyagoo iskaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ku dileen hogaamiye sare oo kamid ahaa Al-Shabaab.   Maxamed Mire, oo sidoo kale loo yaqaaney Abu Cabdiraxmaan, ayaa isaga iyo xubin kale oo Al-Shabaab katirsanaa lagu dilay duqeynta laga fuliyay meel qiiyastii 10km koonfur-galbeed kaga beegan degmada Kuunya-Barrow Maxamed Mire wuxuu kamid...

Faah-faahino kasoo baxaya shil maanta ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya shil gaari oo maanta ka dhacay isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, kaas oo sababay dhimasho.   Shilka ayaa yimid, kadib markii gaari xamuul ah uu dusha ka maray mooto Fekon oo ay saarnaayeen laba qof, sida ay innoo sheegeen dad goobjoogayaal ah. Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in goobta uu ku...

Somali PM Inaugurates Foundation for New Islamic Scholars’ Center in Mogadishu

MOGADISHU,  Somalia, Jan 6 - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre initiated the construction of Darul Ifta, the nation's first dedicated Islamic Scholars' Center, by laying its foundation stone in Mogadishu on Monday. The center, which will be a pivotal institution for Islamic studies and education, underscores the government's commitment to promoting religious scholarship.   Darul Ifta, translating to "House of...

Somalia’s SoDMA, UN pledge stronger cooperation, fund-raising for vulnerable

MOGADISHU - Somalia's Disaster Management Agency (SoDMA) and the United Nations have vowed to strengthen their partnership and launch a fundraising drive to assist the country's most vulnerable populations, officials said on Monday.   In a meeting, SoDMA Commissioner Mohamud Moalim engaged with UN representatives led by George Conway, the Deputy Special Representative of the Secretary-General (DSRSG). The discussions centered on...

R/W Xamsa oo xarigga ka jaray xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhigax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, ayaa sheegay in xaruntan ay saldhig u noqon doonto masaa'isha diiniga ah ee loo baahan yahay in loo iftiimiyo dadka Soomaaliyeed.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in bulshada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa jecel diintooda, isla markaana ay culimadu waligoodba...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo la kulmay George Conway + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Maxamuud Macallin Cabdulle, Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka, ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socday Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergeyga QM ee Soomaaliya, George Conway.   Kulanka waxaa looga hadlay xaaladda abaaraha, qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’aadannimo ee 2025, iyo xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha. Dhinacyadu waxay ku heshiiyeen in la qabto shir guud oo loogu talagalay sidii dhaqaale...

Madaxweynihii hore ee dalka Farmaajo oo taageeray howlgalka Puntland ee Daacish

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo warsaxaafeed ka soo saaray dagaalka Puntland ay ku qaaday kooxda Daacish ayaa ku boggaadiyay maamulkaasi taallabada uu qaaday, isaga oo farriin u diray dowladda federaalka.   Farmaajo ayaa hoosta ka xariiqay in tallaabada ay qaadeen ciidamada Puntland ay tahay mid xoojineyso halganka guud ee dalka lagaga sifeynayo wax uu...

WARAR KALE

Jubbaland Forces Eliminate Al-Shabaab Kill Squad In Kismayo Raid

Kismayo, Somalia - In a decisive blow, Jubbaland's elite special forces carried out a meticulously planned operation late Sunday night, neutralizing two Al-Shabaab militants...

Hargeisa’s Gobonimo Market Reduced to Ashes, Recovery Efforts Underway

Hargeisa, Somalia—A devastating blaze that engulfed Hargeisa's Gobonimo Market on Sunday night has been subdued. It revealed a scene of widespread destruction and economic...

Ciidamada Jubaland oo kahor tagey weerar laga fulin rabey Kismaayo

KISMAAYO - Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee loo carbiyay la dagaalanka Al-Shabaab, ayaa goor dhow u daaday guri ku yaala xaafadda...