Uganda oo shaacisay in askar lagu waayay weerarkii Buulo-Mareer dib loo helay
MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidamada difaaca Uganda General Felix Kulaigye oo la hadlay laanta afka Soomaaliga AH ee VAO ayaa sheegay in ay dib loo helay askar u dhashay Uganda oo lagu waayay weerarkii AY Al-shabaab ku qaadeen xerada ay daganayeen ciidamada ATMIS oo ku taalla Buulo-Mareer.
Sarreeye Guuto General Felix Kulaigye ayaa tilmaamay in afar askari oo u dhashay...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa uu magacaabay Guddiga qaban-qaabada Xuska Sanad guurada 63-aad ee maalmaha xorriyadda oo ka kooban siddeed Wasiir iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Guddigan oo ka kooban sagaal xubnood ayaa waxaa...
Ajaaniib ka kalluumeysanayay xeebaha Soomaaliya oo la xukumay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 36 dambiile oo ajaanib ah lagana soo qabtay xeebaha dalka Soomaaliya ayagoo si sharci darro ah uga kalluumeysanaya ku ridday xukunnadii ay muteysteen.
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud ayaa ku dhowaaqay xukunka kiiska loo heystay raggan ajaaniibta ah oo muddo si sharci darro ah kaga Kalluumeysanayay badaha Soomaaliya.
Dambiilayaashan oo kasoo kala...
Two aid workers die in Somalia in three months: UN
MOGADISHU -- Two aid workers died in Somalia between January and March this year, the UN humanitarian agency said Monday.
The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said that a total of 112 access incidents were reported across the country during the period of the first quarter.
"At least 12 of these incidents (11 percent) involved violence against...
Qatar hosts 3rd Int’l meeting on Somalia situation
DOHA - Representatives of Qatar, Somalia, Türkiye, the United Arab Emirates, the United Kingdom and the United States of America met in Doha on Monday 5th of June 2023, in their 3rd meeting to discuss the current situation in Somalia, particularly the security, political and humanitarian issues.
The partners affirmed their support for the Federal Government of Somalia to achieve security...
Four dead, several wounded in bomb blast in Somali capital
MOGADISHU - An explosion occurred last night within a house in the Shirkole neighborhood of the Hodan district in Mogadishu amid tight security measures.
The explosion from an IED was aimed to assassinate the former commander of the Hodan District Police Station, Abdifitah Qoslaye. He escaped unharmed from the bombing.
Qoslaye was recently sacked after one of his guards killed...
Ciidan la kala dhex-dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug la kala dhex-dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay tuulada Shuuriye oo hoostagta deegaanka Gadoon ee gobolkaasi.
Ciidamada ayaa la wareegay dhammaan goobihii lagu dagaalamay, halkaas oo ay ka bilaabeen howlgallo lagu sugayo amniga.
Guddoomiyaha maamulka deegaanka Gadoon, Mudane Cabdinaasir Cismaan Qooje oo la...
Qatar, Imaaraat, Turki, UK iyo Mareykanka oo war kasoo saaray xaaladda Somalia
MUQDISHO (SMN) -Wakiilo ka kala socda Soomaaliya, Qatar, Imaaraatka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa kulankoodii seddexaad ku qaatay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, waxayna ka wadahadleen xaaladda Soomaaliya, si gaar arrimaha amniga, siyaasadda iyo bani’aadminimada
Saaxibaadan kulmay waxa ay hoostaga ka xariiqeen in dowladda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku taageerayaan horumarka amniga, iyo xasiloonida. Waxaa kale oo kulanka...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha uu sababay qarax xoogan oo xalay fiidkii ka dhacay guri ku yaalla xaafadda Shiirkoole ee degmada Hodan.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu si gaar ah uga dhacay hoyga uu halkaasi ka dagan yahay taliyihii hore ee saldhigga booliska degmada Hodan, Cabdifitaax Qoslaaye.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa...
SODMA chief warns of looming stormy weather in Somalia
KISMAYO - Mahamuud Moallim, the Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA) has on Monday warned of looming stormy weather in Somalia within weeks.
Speaking at a Humanitarian Coordination Forum held in the southern port city of Kismayo on Monday, Moallim said the country is on the brink of storms amid a catastrophic drought crisis.
‘’Somalia will face stormy...










