Somalia intelligence forces kill seven Al-Shabaab militants in planned raid: NISA
Mogadishu, October 7, 2025 – Somali intelligence forces, with support from international partners, carried out a targeted operation late Monday night against Al-Shabaab militants in the Basra area of the Middle Shabelle region, the country’s National Intelligence and Security Agency (NISA) said in a statement.
The operation resulted in the killing of seven Al-Shabaab members, including senior commanders, while three...
Ciidanka NISA oo Howlgal Guul ah ka Fuliyay Deegaanka Basra oo katrsan G/Shabeellaha Hoose
Muqdisho, Oktoobar 07, 2025 — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa xalay fuliyay howlgal qorshaysan oo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab, kaasoo ka dhacay deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalka ayaa lagu dilay toddobo xubnood oo isugu jiray hogaamiyaal iyo xubno kale, halka saddex kalena ay dhaawacmeen, kaddib markii si toos ah...
Swedish Defence Minister Arrives in Mogadishu for Official Visit
Mogadishu, Oct 7 — Somalia’s Deputy Minister of Defence, Omar Ali Abdi, and Deputy Commander of the Somali National Army, Major General Maday Nuurey Ufurow, welcomed Swedish Defence Minister Pål Jonson and his delegation at Aden Adde International Airport.
The Swedish delegation arrived in Mogadishu for an official visit aimed at strengthening defence and security cooperation between Somalia and Sweden.
During...
Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay
Muqdisho — Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Maday Nuurey Ufurow, ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport, Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden, Mudane Pål Jonson, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho.
Wafdigan ayaa qeyb...
EACCON 2025 Summit Opens in Mogadishu to Boost East African Economic Cooperation
Mogadishu — The East African Community Cooperation Economic Conference (EACCON 2025) officially opened on Thursday in Mogadishu, with over 350 delegates from member states gathering to discuss regional economic integration and development.
This year’s conference focuses on enhancing cooperation and boosting the production sector across East African Community (EAC) countries to drive economic growth and trade within the region.
Somalia’s President...
Shirweynaha Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho — Shirweynaha Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025) ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb-galayaan in ka badan 350 ergo oo ka kala socota dalalka xubnaha ka ah ururkan.
Sanadkan, shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta iskaashiga iyo horumarinta Aagga Wax-soosaarka ee dalalka Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), si loo dardar-geliyo...
Somalia’s Disaster Agency and UN Discuss Drought Preparedness and Aid Coordination
MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim Abdille, met Monday with the UN’s top humanitarian coordinator in Somalia, Georg Conway, to discuss emergency preparedness amid growing concerns over potential drought during the upcoming Deyr rainy season.
The meeting, held at SoDMA headquarters in Mogadishu, focused on contingency planning in case of below-average rainfall,...
SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Diyaargarowga Abaaraha iyo Xoojinta Iskaashiga Gargaarka Bani’aadanimo
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdille, iyo Madaxa Isku-duwidda Gargaarka Bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mr. Georg Conway, ayaa yeeshay shirkii billaha ahaa oo ka dhacay xarunta dhexe ee SoDMA ee magaalada Muqdisho.
Shirkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray diyaar-garowga xaaladaha degdegga ah, iyada oo laga baqayo in roobka Deyrta ee sanadkan...
Puntland and Somaliland to Launch Joint Security Operations Against ISIS and Pirates
GAROWE, Somalia — Authorities in Somalia's Puntland region announced plans to launch joint security operations with Somaliland targeting ISIS militants hiding in the rugged Cal Madow mountains, as well as piracy threats along the northeastern coastline.
Speaking to reporters on Monday, Puntland's Minister of Interior, Abdi Farah Said (Juha), said the two neighboring administrations had agreed to collaborate on anti-terrorism...
Puntland iyo Somaliland oo Iskaashi Amni Ka Bilaabaya Buuraha Calmadow iyo Xeebaha Bari
GAROOWE – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxaa), ayaa sheegay in maamulka Somaliland iyo Puntland ay dhawaan iskaashi buuxa ka bilaabi doonaan dhinacyada amniga, gaar ahaan howlgallo ka dhan ah kooxaha argagixisada iyo burcad-badeedda.
Wasiir Juxaa ayaa sheegay in labada maamul ay qorsheynayaan in ay si wadajir ah uga fuliyaan howlgallo buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, halkaas...








