Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qayb Galaya Furitaanka Kalfadhiga 80-aad ee Qaramada Midoobay
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada New York si uu uga qayb galo furitaanka kalfadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaasoo lagu gorfeeyn doono dagaalada ka socda Gaza, Ukraine, iyo Suudaan, arrimaha isbedelka cimilada, amniga caalamka, iyo dhibaatooyin sii kordhaya oo haysta hay’adda Qaramada Midoobay.
Kalfadhigan, ayaa ku beegan sanad guuradii 80-aad ee Qaramada...
Somali Forces Kill Four Al-Shabaab Fighters in Targeted Galmudug State
Mogadishu – Somali government troops, backed by international allies, carried out a targeted raid in the central village of Nooleye in the Galguduud region, killing four members of the Al-Shabaab militant group, military officials confirmed.
The Somali National Armed Forces (SNAF) said the operation focused on disrupting Al-Shabaab’s presence in the area, part of a broader effort to weaken the...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Afar Ka Tirsan Al-Shabaab Ku Dilay Howlgal Ka Dhacay Galguduud
Nooleye, Galguduud – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Nooleye ee gobolka Galguduud, halkaas oo ay ku dileen afar ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab, sida lagu sheegay war kooban oo kasoo baxay ciidanka.
Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in howlgalka si gaar ah loogu beegsaday fariisimo ay kooxda Al-Shabaab ku lahaayeen deegaankaas.
“Qiimeynta...
Kenya Calls on Cyprus to Lead Global Effort Against Al-Shabaab During EU Presidency
New York – Kenya has issued an international appeal calling on Cyprus to make the fight against Al-Shabaab a top priority when it assumes the rotating presidency of the Council of the European Union in early 2026, officials said Monday.
The call was made by Kenya’s Prime Cabinet Secretary and Minister for Foreign and Diaspora Affairs, Musalia Mudavadi, during the...
Somali Police Arrest Armed Mobile Phone Robbery Gang in Mogadishu’s Wadajir District
Mogadishu – Somali police in Wadajir district carried out a planned overnight operation in several neighbourhoods, arresting a group of suspected criminals accused of violently robbing residents of their mobile phones, authorities said in a statement Monday.
According to the official police communiqué, the suspects — described as young men — were apprehended while allegedly in the act of committing...
Kenya oo dirtay baaq caalami ah oo ku saabsan La-dagaallanka Al-Shabaab
NAIROBI - Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday Cyprus in ay mudnaanta koowaad siiso la-dagaallanka Al-Shabaab marka ay la wareegto madaxtinimada Golaha Midowga Yurub ee sannadka 2026.
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo qurbojoogta Kenya, Musalia Mudavadi, ayaa baaqan jeediyay xilli uu ka qeyb galayay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Mudavadi ayaa sheegay in dareenka beesha...
Booliiska Degmada Wadajir oo Gacanta Ku Dhigay Burcad Dhacaysay Moobeelada
Muqdisho – Booliiska degmada Wadajir ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay xaafado ka tirsan degmadaas, iyagoo kusoo qabtay koox burcad ah oo ku foofnaa dhaca moobeelada, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay saldhigga booliiska degmada.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in eedeysanayaashan ay yihiin dhalinyaro si joogto ah u caadaystay inay dhac u geystaan shacabka ku nool Wadajir,...
Saddex Qodob oo Ka Soo Baxay Ka-Qaybgalka Madaxweyne Xasan ee Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya
1. Fashilka Dadaalladii Wada-hadallada Jubbaland
Dadaal uu Madaxweyne Xasan doonayay inuu kula kulmo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, ka hor inta uusan tegin Shirka Qaramada Midoobay, ayaa hakaday. Dadaalladan oo ay hormuud ka ahayd Dowladda Kenya ayaa dhicisoobay.
Xogaha la helay ayaa muujinaya in Axmed Madoobe, kaddib markii uu dhageystay talooyinka mucaaradka, uu ka baaqsaday kulanka.
Villa Soomaaliya waxay doonaysay in kulanka loo...
Wasiirka Maaliyadda oo Furay Kulanka Dib-u-eegista Afaraad ee Barnaamijka ECF ee IMF
NAIROBI, Kenya – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bihi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah u furay kulanka dib-u-eegista afaraad ee Barnaamijka Kaalmada Dhaqaale ee Waqtiga Dheeraada (ECF) oo ay la leeyihiin Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF), kaasoo ka socda magaalada Nairobi, Kenya.
Kulankan ayaa diiradda lagu saarayaa barnaamijka dib-u-habaynta dhaqaale ee Soomaaliya, horumarka laga gaaray tan iyo markii la...
Ethiopia appoints new central bank governor
ADDIS ABABA (Xinhua) -- The Office of the Ethiopian Prime Minister on Friday announced the appointment of Eyob Tekalign as the new governor of the National Bank of Ethiopia.
Tekalign, who currently serves as the state minister of finance, succeeds Mamo Mihretu, who had led the central bank since January 2023, the Office said in a statement.
Mihretu stepped down earlier...









