Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ballaaran ka Wada Gobolka Shabeellaha Hoose
Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sii wada howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka socda qeybo badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Sida ay sheegtay Dowladda Federaalka, ciidamadu ayaa si tartiib tartiib ah ula wareegaya tuulooyin iyo deegaano ay horey ugu sugnaayeen Al-Shabaab.
Howlgalladan ayaa si gaar ah loogu beegsanayaa goobaha ay kooxda...
UN Warns of Severe Funding Shortfall for Humanitarian Aid in Somalia
MOGADISHU, Aug 18 – The United Nations has voiced alarm over the drastic shortfall in humanitarian funding for Somalia, warning that millions are at risk as critical aid operations are being scaled back.
According to a new UN report, only 17 percent of the $1.42 billion required for Somalia’s 2025 humanitarian response plan has been received so far.
The funding was...
QM oo Digniin Cusub Kasoo Saartay Yaraynta Gargaarka Soomaaliya
MUQDISHO - Qaramada Midoobay ayaa si weyn uga digtay hoos u dhac ku yimid maalgelinta gargaarka bani’aadantinimo ee Soomaaliya, iyadoo sheegtay in kaliya 17% laga helay $1.42 bilyan oo sanadkan loogu talagalay in lagu caawiyo dadka u baahan.
Taasi waxay si toos ah u saameysay adeegyada degdegga ah, iyadoo hay’adaha gargaarka lagu qasbay in ay dhimaan qorshayaashooda ilaa 72%.
Hoos u...
Mogadishu Mayor Denies Reports of Forced Voter Registration Amid Election Preparations
MOGADISHU, Somalia — The Mayor of Mogadishu, Mohamed Hassan Hussein Muungaab, has denied allegations that residents of the capital were forced to register for the upcoming local elections, insisting the process was voluntary and widely welcomed.
Speaking at an official event in Mogadishu on Sunday, Muungaab said nearly one million people had registered to vote, and not a single case...
Muungaab oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan Is-Diiwaangelinta Doorashada Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Maxamed Xasan Xuseen (Muungaab), ayaa sheegay in aanay jirin wax qasab ah oo lagu sameeyay dadkii is-diiwaangeliyay doorashada deegaanka ee ka socotay caasimadda, isagoo tilmaamay in dadka Muqdisho ay si iskeed ah ugu soo baxeen is-diiwaangelinta.
Muungaab oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xusay in ku dhowaad hal...
Somali PM Launches Government Performance Review, Highlights Key Progress
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday launched a comprehensive accountability and performance review of his government’s three-year development agenda, emphasizing transparency and commitment to national progress.
Speaking at a high-level government event in Mogadishu, Barre said the review reflects his administration’s dedication to good governance and the delivery of its "DanQaran" plan, which was designed...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Qiimeyn Lagu Sameynayo Waxqabadka Xukuumadda
MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa shalay si rasmi ah u daah-furay isla xisaabtan iyo qiimeyn guud oo lagu sameynayo waxqabadka Xukuumadda DanQaran tan iyo markii ay xilka haysay muddo saddex sano ah, iyada oo qiimeyntani lagu saleynayo qorshihii xukuumaddu la wadaagtay shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in isla xisaabtanka uu muujinayo ballanqaadkii dowlad...
Pressure Mounts on Somali PM as No-Confidence Motion Gains Momentum
MOGADISHU, Somalia — A growing number of Somali lawmakers have thrown their weight behind a no-confidence motion targeting Prime Minister Hamza Abdi Barre, accusing his administration of failing to address key national priorities, including security, governance, and federalism.
Parliamentary sources revealed that more than 100 members of the House of the People have so far signed the motion, signaling a...
Mooshinka Ka Dhanka Ah Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre Oo Sii Xoogeysanaya
Muqdisho, Soomaaliya – Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si xowli ah u xoogeysanaya, iyadoo tiro sii kordheysa oo xildhibaano ah ay si cad u muujinayaan rabitaankooda ku aaddan in la rido xukuumadda uu hoggaamiyo.
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay kulamo iyo saxiixyo rasmi ah oo lagu diyaarinayo mooshin kalsooni...
Jubaland Warns Against Somali Government’s Military Movements in Garbaharey
GARBAHAREY, Somalia — Jubaland authorities have issued a stern warning to the federal government of Somalia over what they describe as unauthorized military movements in Garbaharey, the capital of Gedo region, claiming such actions threaten regional stability and risk sparking renewed conflict.
Speaking to BBC Somali Service, Jubaland’s First Vice President, Mahmoud Sayid Adan, condemned the deployment of federal troops...









