Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jubaland oo Si Kulul Uga Hadashay Dhaqdhaqaaqyada Dowladda Kawado Garbahaarey

Garbahaarey, Soomaaliya – Dowlad goboleedka Jubaland ayaa si kulul uga falcelisay dhaqdhaqaaqyo ay dowladda federaalka Soomaaliya ka waddo magaalada Garbahaarey, kuwaasoo ay Jubaland ku tilmaantay kuwo lagu wiiqayo maamulka iyo xasiloonida deegaanka.   Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan, oo warbaahinta la hadlay ayaa si cad u sheegay in dowladda dhexe ay wado qorshe ay ku dooneyso in maamulka...

NISA chief in Gedo orders troops to protect civilians amid rising tensions

Gedo, Somalia – The head of Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) in the Gedo region, Abdirashid Janan, has issued strict orders to local security forces, urging them to uphold discipline and ensure the safety of civilians, amid a worsening standoff between the federal government and the Jubbaland regional administration.   In a directive released on Sunday, Janan instructed military units...

Taliyaha NISA ee Gedo C/rashiid Janan oo Ciidamada Amar Ku Siiyay

Gedo, Soomaaliya – Taliyaha NISA ee gobolka Gedo Cabdirashiid Janan, ayaa amar culus ku siiyay qeybaha kala duwan ee ciidamada ku sugan gobolkaasi, isagoo faray in ay ilaaliyaan hab-dhaqan wanaagga isla markaana aysan ku khaldamin falal keeni kara amni darro.   Taliyaha ayaa si gaar ah uga digay in ciidamada aysan si aan kala sooc lahayn rasaas ugu ridi karin dadka...

Somalia’s Journalist Leader Pays Courtesy Visit to the New Head of Mission of the African Union (AU)

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has welcomed Ambassador El Hadji Ibrahima Diene, the newly appointed Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) and Head of the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM).   Today, Ambassador Diene received Omar Faruk Osman, the Secretary General of NUSOJ, at the AU Mission headquarters in Mogadishu as the...

Somali Army Kills Senior Al-Shabaab Commander in Planned Operation

Ceel-boon, Somalia – Somali National Army (SNA) forces, specifically the 95th Battalion of the 9th Brigade under the 60th Division, conducted a carefully planned overnight operation between the areas of Ceel-boon and Buurdhuxunle in the southern Bakool region, military officials said Sunday.   During the operation, troops killed a senior Al-Shabaab commander identified as Hussein Macalin Hassan, also known within the...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Bakool

Ceel-boon, Bakool – Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 95-aad ee Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa xalay saqdhexe fuliyay howlgal qorsheysan oo si xeeladaysan looga sameeyay inta u dhaxaysa deegaanada Ceel-boon iyo Buurdhuxunle ee gobolka Bakool.   Howlgalkan ayaa lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Khawaarijta Al-Shabaab, waxaana lagu dilay horjooge sare oo lagu magacaabi jiray Xuseen Macalin Xasan, oo...

Kenya’s Defence Chief Criticizes AU Troop Reduction in Somalia, Warns of Security Risks

NAIROBI, Kenya — Kenya’s Defence Forces Commander, General Charles Kahariri, has condemned the decision to reduce the number of troops in the African Union Mission in Somalia (AUMIS, formerly AUSSOM), describing it as a setback that undermines hard-won gains against Al-Shabaab militants.   Speaking after a meeting with General Michael Langley, head of the U.S. Africa Command (AFRICOM), General Kahariri warned...

Kenya oo ku baaqday in aan Ciidamada AUSSOM si deg deg ah looga saarin Soomaaliya

NAIROBI - Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya, Jeneraal Charles Kahariri, ayaa sheegay in go’aanka lagu dhimayo ciidamada ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) uusan ahayn mid sax ah, isagoo xusay in tallaabadaasi ay dhaawacday guulihii laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.   Jeneraal Kahariri ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu la yeeshay taliyaha guud ee taliska...

Ex-President Warns of Political, Security Crisis Amid Election Disputes in Somalia

MOGADISHU, Somalia – Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed has expressed deep concern over the country’s worsening political situation, warning that ongoing electoral disputes could plunge Somalia into renewed instability.   In a press conference on Saturday, Sharif criticized the current Federal Government of Somalia (FGS) for initiating what he described as a "unilateral and non-inclusive" electoral process. He accused the government...

Sheekh Shariif Sheekh oo Ka Digay Qalalaase Siyaasadeed iyo Amni oo Dalka Kusoo Fool Leh

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo muujiyey walaac xoogan oo ku aaddan jihada uu dalka ku socdo, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo khilaafka siyaasadeed ee sii xoogeysanaya.   Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay bilowday hannaanka doorasho oo aan lagu heshiin, islamarkaana ay...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...