Somalia’s Northeast Administration Signs New Constitution, Sealing Legal Framework
BOSASO, Aug 3 – The President of Somalia’s Northeast Administration, Abdulkadir Aw Ali Firdhiye, officially signed the region’s new constitution last night, marking the final stage in the local government’s legislative process.
The new constitution is described as strengthening internal governance, justice systems, and the protection of citizens’ rights, according to a statement from the new Federal State.
President Firdhiye said...
Dastuurka Cusub ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Xalay la Saxiixay
LAASCAANOOD - Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Cali Firdhiye, ayaa xalay si rasmi ah u saxiixay dastuurka cusub ee maamulkaasi, taasoo calaamad u ah wejigii ugu dambeeyay ee hannaanka sharci dejinta maamulka.
Dastuurkan cusub ayaa lagu tilmaamay mid xoojinaya maamulka gudaha, nidaamka cadaaladda, iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta gobolka. Madaxweyne Firdhiye ayaa sheegay in dastuurku uu u taagan yahay midnimo,...
Puntland prepares military operation against Al-Shabaab in Sanaag’s Calmadow mountains
BOSASO, Aug 3 – The Puntland administration is preparing a military operation targeting Al-Shabaab militants entrenched in the Calmadow mountains of Somalia’s Sanaag region, security sources told Radio Shabelle.
Armed Puntland forces are set to be deployed soon for the operation, with reports indicating ongoing troop mobilizations and equipment readiness.
Puntland President Said Abdullahi Deni previously pledged that the operation against...
Maamulka Puntland oo isku diyaarinaya howlgalka Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag
BOOSAASO – Maamulka Puntland ayaa ku hawlan diyaar garowga howlgal milatari oo lagu beegsanayo Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, halkaasoo ay ku sugan yihiin dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Ciidamo qalabaysan oo hub kala duwan wata ayaa lagu wadaa in ay bilowdaan daadgureynta una diyaar garoobaan howlgalkan, sida ay ilo amni oo dhow dhow uga tirsan Puntland u sheegeen warbaahinta.
Madaxweynaha...
Somali opposition figure accuses president of stalling election talks
Mogadishu, Aug 3 – Somali political analyst and opposition figure Mohamed Hadir Nur has accused President Hassan Sheikh Mohamud of intentionally stalling negotiations with opposition leaders united under the National Salvation Forum.
In an interview with Shabelle Radio, Nur said the president held three separate meetings with leaders of the opposition coalition, which were intended to address the country’s deepening...
Eedeymo loo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh
Muqdisho – Siyaasi Maxamed Xaadir Nuur, oo ka faalooda arrimaha siyaasadda Soomaaliya, ayaa wareysi uu siiyay Radio Shabelle ku dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay inuu si ula kac ah u lumiyay waqtiga siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Madasha Samatabixinta Qaranka.
Siyaasiga ayaa sheegay in ay la yeesheen Madaxweynaha saddex kulan oo kala duwan, kuwaasoo uu sheegay in lagu...
Somalia parliament speaker visits Baidoa after Hudur visit
Baidoa, Somalia — Somalia’s Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Sheikh Adan Madobe, arrived Saturday in Baidoa, the interim capital of South West State, leading a high-level federal delegation.
The speaker was welcomed at Shaati Gaduud Airport by the Acting President of South West State and Speaker of the Regional Assembly, Dr. Ali...
Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo
Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Madoobe, ayaa maanta si rasmi ah ugu yimid magaalada Baydhabo, caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Wafdiga uu hogaaminayay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe, oo ka koobnaa wasiiro iyo xildhibaano heer Federaal ah, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo. Waxaa...
Puntland Condemns New Northeastern State as Threat to Regional Stability
Garowe, Somalia — The Puntland regional administration has strongly rejected the recently formed Northeastern regional administration, claiming jurisdiction over the northern Somali regions of Sool, Sanaag, and Buuhoodle.
Speaker of the Puntland Parliament, Abdirisaq Ahmed Mohamed (Qaraaje), described the new entity as a short-sighted political project aimed at sowing discord among communities traditionally united in defending their territories.
“It is regrettable...
Puntland maxay ka tiri Maamulka Cusub ee lagu dhisay Laascaanood?
Garoowe, Puntland – Maamulka Puntland ayaa markale muujiyay walaac xooggan oo ay ka qabto maamulka dhawaan lagu dhawaaqay ee loogu magacdaray "Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya", kaasoo sheegtay inuu matalo deegaannada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirisaaq Axmed Maxamed (Qaraaje), ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabadaas, isaga oo ku tilmaamay in la wado qorshe siyaasadeed oo fogaan-darro ah,...








