Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhigiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti

Jabuuti, 27 Luulyo 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada ee dalka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood iyo labada shacab ee walaalaha ah, iyada oo ay labada Madaxweyne ka wada hadleen muhiimadda...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday tuulada basuba ee dalka Kenya

LAMU, Kenya – Dadka ku nool tuulada Basuba oo ku taalla gudaha keynta Boni ee degmada Lamu ayaa habeenkii Jimcaha si lama filaan ah hurdada uga soo toosay kaddib markii in ka badan 60 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ay weerar culus ku qaadeen deegaankaasi.   Weerarka ayaa la sheegay inuu billowday abaare 9:00 fiidnimo, iyadoo koox ka mid ah dableyda ay...

Lamu: Over 60 Al-Shabaab militants surround GSU camp, attack village

LAMU - Residents of Basuba village, located within the Boni Forest in Lamu County, were on Friday night forced to stay awake and alert after more than 60 Al-Shabaab militants stormed the area, opening fire indiscriminately.   It is reported that around 9pm, some of the attackers launched their assault while others surrounded the General Service Unit (GSU) security camp stationed...

A Nation at the Crossroads: Why Somalia Must Bet on Its Youth

On July 1st, Somalia marked 65 years of independence. It was a day of patriotic reflection, of remembering the Somali Youth League (SYL), the young visionaries who dared to imagine a sovereign nation long before independence was won. But this year’s celebration carried a sobering contradiction. While more than 40,000 Somali students sat for national secondary school exams—a testament...

Somalia’s President Arrives in Djibouti for Strategic Talks with Djibouti Leader

DJIBOUTI — Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Djibouti on Monday for a high-level meeting with Djibouti’s President, Ismaïl Omar Guelleh, Villa Somalia said.   The two leaders are expected to discuss ways to strengthen the longstanding ties and strategic partnership between the neighboring countries. Key topics on the agenda include security cooperation, economic collaboration, political coordination, and efforts to enhance...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti

JABUUTI - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti, caasimadda Jamhuuriyadda walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalkaas, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Kulankan ayaa looga hadlayaa sidii loo xoojin lahaa xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo xoogga la saari doono iskaashiga istaraatiijiga ah ee labada dal. Madaxda...

AUSSOM Statement on foiled Al Shabaab attack on Sabiid- Anole Military Bases

Mogadishu – At approximately 6.30 am today, a group of Al Shabaab militants attempted to attack Forward Operating Bases (FOBs) manned by troops from the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) and the Somali National Armed Forces (SNAF) in Sabiid-Anole town, located southwest of the capital, Mogadishu.   The joint forces successfully repelled the terrorists, forcing them to retreat...

Howlgalka Midowga Afrika oo war kasoo saarey dagaalka Sabiid iyo Caanoole

Sabiid — Shalay aroornimadii, koox dagaalyahanno ah oo katirsan Al-Shabaab ah ayaa isku dayay iney weerar ku qaadaan xeryaha ciidanka Midowga Afrika ee taageerada Soomaaliya (AUSSOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Sabiid iyo Caanoole, oo ku yaalla koonfur-galbeed Muqdisho.   Ciidamada isbahaysiga ayaa si dhaqso leh uga jawaabay weerarka, waxaana ku guuleystay iney argagixisada ka celiyaan goobta, iyagoo...

Soomaaliya oo bogaadisay go’aanka Faransiiska ee aqoonsiga Dowladda Falastiin

  Muqdisho – Soomaaliya ayaa Sabtidii si weyn u soo dhaweeyay tallaabada Faransiiska ee ku aaddan inay aqoonsato Dowladda Falastiin, iyadoo arrinkan ku tilmaantay mid ku saleysan mabda’a caddaalad, kuna yimid waqtigiisa.   Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in go’aanka Faransiisku yahay xaqiijin xuquuqda ummadda Falastiin ee ku aaddan inay yeeshaan dowlad madax bannaan, taas...

Somalia welcomes France’s move toward recognising Palestinian state

  Mogadishu – Somalia has expressed strong support for France’s declared intention to recognise the State of Palestine, calling it a significant and timely move that aligns with international calls for a two-state solution.   The Somali Ministry of Foreign Affairs issued a statement welcoming the announcement, framing it as a reaffirmation of Palestinian rights and a step toward long-term peace in...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...