Clashes between factions within Al-Shabaab in central Somalia leave three dead
GALGADUD, Somalia (AFP) — Fierce fighting erupted Wednesday afternoon in the God Shillan area of central Somalia’s Galgadud region, leaving at least three al-Shabaab militants dead and seven others wounded, local sources said.
The clashes occurred between rival factions within the al-Qaeda-linked insurgent group, reportedly triggered by internal disputes whose exact nature remains unclear. The fighting broke out between forces...
Dagaal culus oo ka dhacay gobolka Galgaduud [Fahfaahin]
GALGADUUD – Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo hubeysan uu galabta ka dhacay deegaanka God Shillan, oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Qaayib iyo Xiindheere.
Dagaalkan ayaa dhexmaray dagaalyahano kawada Al-Shabaab, kuwaas oo la sheegay inay isku khilaafeen arrimo gudaha ah oo aan wali si rasmi ah loo shaacin.
Ilo wareedyo deegaanka ah ayaa...
Somalia’s defence minister accuses Puntland leader of fueling division over seized arms ship
MOGADISHU — Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, has launched a sharp rebuke against Puntland President Said Abdullahi Deni, accusing him of promoting division and undermining national unity amid a deepening row over a weapons-laden ship seized by PMPF near Bareeda town last week.
In remarks delivered in Mogadishu, Minister Fiqi said federalism is a system of governance meant...
Wasiir Fiqi oo si kulul u weeraray Madaxweynaha Puntland, kuna eedeeyay kala qeybinta Qaranka
MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u dhaleeceeyay Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, isagoo ku eedeeyay inuu wado siyaasado lagu kala fogeynayo shacabka Soomaaliyeed iyo burburinta mabaadii’da federaalka.
Fiqi oo hadal ka jeediyay Muqdisho ayaa sheegay in nidaamka federaalka uu yahay qaab maamul lagu dhiso dowladnimo wadaag ah, balse aysan mamnuuc ahayn in...
Somali MP accuses federal government of instigating violence in Gedo region
MOGADISHU, Somalia — A Somali lawmaker has strongly criticized the federal government, accusing it of sparking fresh conflict in the southern Gedo region, where heavy fighting has broken out in recent days between government forces and those aligned with the Jubaland regional administration.
In an exclusive interview with Shabelle TV, Member of Parliament Mohamed Ali Omar — widely known as...
Xildhibaan Caano Nuug oo Dowladda Dhexe ku Eedeeyay Kicinta Dagaal ka Socda Gobolka Gedo
MUQDISHO – Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caano Nuug), oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Shabelle TV ku sheegay in dowladda dhexe ay mas'uul ka tahay xiisadda dagaal ee ka aloosan gobolka Gedo.
Xildhibaanku wuxuu si kulul u dhaliilay dowladda, isagoo ku eedeeyay in ay qalalaaso iyo fowdo ka kicisay...
Somalia: Federal Government accuses Jubaland leader of fueling fresh conflict in Gedo
MOGADISHU, July 25, 2025 – Somalia’s federal government on Friday accused Jubaland regional president Ahmed Madobe of inciting violence in the southern Gedo region following a deadly clash in the town of Beled-Xaawo.
The attack, which targeted National Army positions and civilian areas, resulted in civilian casualties. Authorities allege the assault was carried out by troops loyal to Madobe, to escalate...
Fartaag: Waa In La Xisaabtamaa Kuwa Daadinaya Dhiigga Shacabka Jubaland
MUQDISHO, 25 Luulyo 2025 — Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Madaxweyne Axmed Madoobe inuu hurinayo colaadda Gobolka Gedo, kadib dagaalkii ka dhacay magaalada Beled-Xaawo.
Weerarkan ayaa sababay khasaare nafeed oo gaaray muwaadiniin Soomaaliyeed, waxaana ujeeddadiisu tahay, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda, inuu eedeysanuhu sii balaariyo dambiyada uu horay u galay, isla markaana uu sii kala fogeeyo shacabka reer Jubaland, gaar...
Khilaaf Adag oo Ka Dhex Taagan Puntland iyo DFS oo ku aadan Markabka Sea World
Boosaaso, Puntland – Xiisad siyaasadeed oo xooggan ayaa ka taagan xeebaha Puntland kaddib markii maamulka goboleedkaasi uu qabtay markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka Comoros, kaasoo sida hub ay leedahay dowladda Turkiga.
Markabkan oo lagu magacaabo Sea World ayaa la qabtay 18-kii bishan Luulyo, iyadoo dowladda Puntland ay sheegtay inay baaritaan ku waddo milkiyadda dhabta ah ee qalabka milatari...
Heavy fighting erupts in southern Somalia after Al-Shabaab attack
Sabiid & Caanoole, Somalia – Fierce fighting broke out early Friday in the Sabiid and Caanoole area of southern Somalia’s Lower Shabelle region after Al-Shabaab militants launched a coordinated assault on military positions held by Somali government forces and Ugandan troops serving under the African Union Mission in Somalia (AUSSOM).
Local residents reported that the attack began with a series...









