Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Traditional Elders from Sanaag and Haylaan Reject Move on New Administration

SANAAG – Traditional elders from the Sanaag and Haylaan regions in northeastern Somalia have publicly rejected the Government of Somalia’s approach to forming a new administration for the Sool and Sanaag, warning it risks deepening clan divisions.   In a joint statement issued on Tuesday, the elders asserted that both Sanaag and Haylaan are integral parts of Puntland State, and dismissed...

Odayaal Diiday Qorshaha Dowladda Federaalka ee Maamul u Sameynta Sool iyo Sanaag

Sanaag – Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa si cad u diiday habka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u wajahday qorshaha maamul u sameynta gobollada Sool iyo Sanaag.   Odayaashu waxay sheegeen in: Gobollada Sanaag iyo Haylaan ay si buuxda uga mid yihiin maamul-goboleedka Puntland. Weli aysan dhicin wax shir siyaasadeed ah oo lagu go'aamiyey mustaqbalka gobolladan,...

Somalia Sees Sharp Rise in Media Freedom Attacks Over Past Six Months, Says NUSOJ

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is raising urgent concern over a sharp rise in targeted actions against journalists in Somalia. In the first half of 2025 alone, NUSOJ documented 41 violations of media freedom, each clearly tied to journalistic work. These were not accidents or misunderstandings. They were calculated moves to intimidate journalists and shut down independent...

Somalia’s Emergency Committee Meets as Humanitarian Crisis Deepens

Somalia’s National Emergency Committee has convened in Mogadishu to assess the country’s disaster response systems, amid growing humanitarian needs across drought-hit regions.   Chaired by Health Minister Dr. Ali Haji Aden, the meeting brought together cabinet officials, civil society leaders, and the head of the National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim Abdulle. The committee discussed urgent improvements to emergency medical services,...

Guddiga Gurmadka Qaran oo Shir Ku Yeeshay Muqdisho

Muqdisho, 8-da Luulyo, 2025 – Guddiga Gurmadka Qaran ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka arrinsaday xoojinta adeegyada gurmadka degdegga ah iyo u diyaar-garowga xaaladaha musiibo ee ka dhici kara dalka.   Shirkan, oo ka dhacay xarunta Haydda SoDMA, waxaa shir guddoomiyay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaran, Dr. Cali Xaaji Aadan, waxaana ka qeyb galay xubno...

Runaway Somali MP Accused of Working as Foreign Agent for Hire and Abandoning Public Office

Somali Member of Parliament Abdullahi Hashi Abib is facing intense political and public criticism following his extended absence from the country and Parliament. Accused of abandoning his responsibilities and aligning with foreign interests for personal gain, Abib is said to have left Somalia after being denied a ministerial appointment.   Elected to serve the Somali people, Abib is now the only...

Fiqi oo Beeniyay in Dowladda Soomaaliya Ciidamo Loo Diray Sanaag iyo Sool

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si cad u beeniyay warar sheegayay in Dowladda Federaalka ay ciidamo u dirtay gobollada waqooyi ee Sanaag iyo Sool, isagoo ku tilmaamay eedeymahaasi kuwo "aan sal iyo raad toona lahayn". Fiqi ayaa hadalkaan ka jeediyay war qoraal ah oo uu ku baahiyay baraha bulshada, isagoo ka falcelinayay cabashooyin isa soo...

Somali Defense Minister Denies Troop Deployment to Northern Regions, Calls Claims ‘Baseless

MOGADISHU, Somalia, July 9 – Somalia’s Minister of Defense, Ahmed Moallim Fiqi, on Tuesday firmly denied allegations that the Federal Government had deployed troops to the northern regions of Sanaag and Sool, dismissing the claims as “baseless and unsubstantiated.”   In a strongly worded statement posted on social media, Fiqi rejected growing concerns from regional officials, particularly in Puntland, who have...

Somalia, UAE discuss Boosting Humanitarian Aid and Drought Response

MOGADISHU, Somalia --- The Commissioner of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim, has met with UAE Ambassador Ahmed Al-Rumaithi in Mogadishu to strengthen cooperation on humanitarian aid and drought mitigation efforts.   According to a statement from SoDMA, the two sides discussed urgent delivery of relief to drought-hit regions in northern Somalia, where thousands remain vulnerable amid worsening conditions. The...

SoDMA iyo Imaaraadka oo ka wada hadlay xoojinta gargaarka iyo ka hortaga abaaraha

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Juma Al-Rumaithi.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga gargaarka bini’aadantinimo, gaar ahaan sidii gargaar deg-deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saameysay ee ku sugan gobollada Waqooyi ee dalka. Labada...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...