Somalia: Clashes Erupt in Lower Shabelle Between Government Forces and Al-Shabaab
MOGADISHU – Heavy fighting has broken out in Somalia’s Lower Shabelle region between federal government forces and the Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabaab, local sources and officials said Monday.
The clashes, which are concentrated in areas including Sabiid Caanoole, Bariire, and Awdheegle, have been accompanied by aerial bombardments and heavy artillery shelling, raising concerns for the safety of civilians in the...
Xaalad Dagaal oo ka Taagan Gobolka Shabeellaha Hoose
Shabeellaha Hoose – Xaalad dagaal oo culus ayaa ka taagan qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo dagaal xooggan uu u dhexeeyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa si gaar ah uga socda deegaanada Sabiid Caanoole, Bariire, Awdheegle iyo tuulooyinka hoos yimaada, halkaas oo ay ka dhaceen duqeymo diyaaradeed iyo madaafiic culus.
Weeraradan ayaa saameyn ballaaran ku...
Somalia’s Embassy in Kenya Marks 65th Anniversary of National Independence
NAIROBI, June 29, 2025 – The Embassy of the Federal Republic of Somalia in Kenya on Saturday commemorated the 65th anniversary of Somalia’s Independence Day, marking the historic liberation of the Somali territories on June 26, 1960.
The event, part of the broader Independence Week celebrations, was attended by over 100 ambassadors and diplomats from various embassies and consulates across...
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo u dabaal-degtay 65 sano guuradii Xorriyadda Qaranka
NAIROBI, Kenya – 29 Juun 2025 – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa si rasmi ah u xustay sanad-guuradii 65-aad ee kasoo wareegtay maalintii xorriyadda qaranka Soomaaliyeed ee 26-kii Juun 1960-kii, taas oo ahayd maalin taariikhi ah oo lagu xasuusto xorriyaddii gobollada Waqooyi ee dalka.
Munaasabaddan oo ka dhacday magaalada Nairobi ayaa qeyb ka ahayd xuska Todobaadka Xorriyadda,...
Madaxweynaha oo Dhagax-dhigay Garoon Diyaarado, Deked Casri ah iyo Mashaariic Kale
Jowhar, Soomaaliya – 29 Juun 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha garoon diyaaradeed casri ah, deked cusub iyo mashaariic kale oo muhiim ah oo laga hirgelinayo deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Mashaariicdan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo horumarka gobolka, kor u qaadista...
Somali President Launches Major Infrastructure Projects in Middle Shabelle Region
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday laid the foundation stone for a series of major infrastructure projects in the Haawaay area of Middle Shabelle, including the construction of a modern airport and seaport, in a bid to boost development and improve connectivity in the region.
The projects, which also include key transport and public service infrastructure,...
Somalia Security Minister Calls for Immediate Halt to Fighting in Abudwak Town
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Security has called on the warring parties in Caabud-waaq district, Galgaduud region, to immediately cease hostilities.
Abdullahi Sheikh Ismail Fartag strongly warned that those fueling the conflict will be held accountable.
He urged religious leaders, traditional elders, and intellectuals to intervene and help end the fighting.
“The security agencies of Galgaduud and the local administration must...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doona dadka Colaada hurinaya
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka amniga Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Degmada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud in ay joojiyaan dagaalka.
Cabdullahi Sheekh Ismaciil Fartaag, ayaa si adag u sheegay in lala xisaabtami doono dadka Colaadda hurinaya, isagoo ugu baaqey Culimada, Odayada dhaqanka, Waxgaradka in ay dhexda u xirtaan sidii loo joojin lahaa dagaalka.
Wasiirka ayaa sidoo kale yiri: "Hay'adda amniga ee Galgaduud iyo tan Maamulkuba wa inay ka shaqeeyaan sidii...
Clashes Persist in Somali Town After Deadly Fight
Abudwak, Somalia — Fighting continues Tuesday in the town of Abudwak, in central Somalia’s Galgaduud region, following deadly clashes Monday between Galmudug police forces and armed militias loyal to local hotel owners.
The violence erupted near the Galmudug police station, where militias opposing the expansion of the police base engaged in heavy fighting with security forces.
At least 10 people were...
Cabsi Dagaal oo Weli Ka Taagan Magaalada Caabudwaaq
Caabudwaaq, Galgaduud – Waxaa saakay weli ka jirta cabsi dagaal oo ka taagan magaalada Caabudwaaq kadib dagaal culus oo maalintii shalay dhexmaray ciidamada Booliiska Galmudug iyo maleeshiyaad hubeysan oo la sheegay inay taageero ka helayaan milkiilayaasha hoteello ku yaalla agagaarka saldhigga Booliiska Galmudug.
Dagaalkii shalay dhacay ayaa sababay dhimashada in ka badan 10 qof, halka dhaawacuna uu kor u dhaafay...









