Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Danab oo howlgalgaar ah ka fuliyay gobolka Jubadda Hoose

Muqdisho, Soomaaliya — Ciidanka gaarka ah ee Danab, oo gacan ka helaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Maqooqaha ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay ku dileen 37 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga Axaddii.   War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaraddu ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu bartilmaameedsaday saldhig muhiim ah oo ay...

Somali Commandos Kill 37 Al-Shabaab Militants in Joint Operation: Army

Mogadishu, Somalia — Somali special forces killed 37 Al-Shabaab militants, including senior commanders, in a coordinated overnight operation in the southern village of Maqooqaha, the army said Sunday.   The assault, led by the elite Danab Commandos of the Somali National Army in collaboration with international partners, targeted a known militant stronghold in the Lower Jubba region. “During the operation, 37 terrorists...

Somalia’s President Offers Condolences Following Death of Jubbaland Deputy Leader

MOGADISHU, June 28, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday extended his condolences over the death of Suldaan Abdiqadir Haji Mohamud, the Second Vice President of the Jubbaland State Government.   In an official statement released from Villa Somalia, President Mohamud hailed the late regional leader for his significant contributions to peacebuilding, national unity, and state formation processes in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Lugadheere

Muqdisho, Juun 28, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee, Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ahaa Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuumku uu door ka soo qaatay nabadeynta, mideynta iyo dowlad dhiska, isagoo si gaar ah ugu tacsiyeeyey ehelka, qaraabada iyo bulshada Jubbaland ee uu...

Wounded Hiiraan Fighters Sound Alarm Over Safety, Alleging Neglect in Hospital Care

Beledweyne, Somalia – Injured fighters from the Macawiisley militia in Somalia’s Hiiraan region have raised alarm over their safety and well-being, claiming they are being neglected while receiving treatment in hospital.   The wounded men say recent changes in hospital management, including the removal of trusted personnel, have left them feeling vulnerable. Among those reportedly dismissed were the department head overseeing...

Macawiisleyda Dhaawacmay dagaalka GobolkaHiiraan oo la kulmay Dayac 

Beledweyne – Dagaalyahanno ka tirsan Macawiisleyda ee kusoo dhaawacmay dagaallada gobolka Hiiraan ayaa qaylo dhaan ka muujiyay xaaladooda caafimaad iyo badqabkooda, iyagoo sheegay in ay dareemayaan dayac iyo khatar nafeed oo ay la kulmi karaan.   Macawiisleyda ayaa sheegay in xilalka laga qaaday shaqsiyaadkii ay ku kalsoonaayeen ee gacanta ku hayay daryeelkooda intii ay ku jireen isbitaalka, taas oo, sida ay...

Somali Forces Launch Operations Against Al-Shabaab in Hiiraan and Middle Shabelle Regions

MOGADISHU, Somalia – Somali National Army and allied militia forces have launched coordinated operations in the Hiiraan and Middle Shabelle regions targeting Al-Shabaab militants, military sources confirmed on Saturday.   The security offensive focuses on areas between Ceel Hareeri in Hiiraan and Aadan Yabaal in Middle Shabelle, with particular attention on the Mabaax area, where militant activity remains a concern. Government forces...

Ciidamada Xooga iyo Macawisleyda Oo Howlgalo Ka Wada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

BELEDWEYNE - Wararka naga soo gaaraya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ay ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Macawisleyda ay ka wadaan howlgalo qorsheysan oo lagu baadi-goobayo xubnaha Al-Shabaab ee ku sugan deegaanadaasi.   Howlgalladan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaraya inta u dhexeysa Ceel Hareeri oo ka tirsan gobolka Hiiraan iyo Aadan Yabaal oo ka tirsan...

Somaliland President Abdirahman Irro Heads to Qatar on Official Invitation

HARGEISA, Somalia, June 28 – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Irro” is expected to arrive in Qatar on Saturday, leading a high-level delegation following an official invitation from the Qatari government, officials confirmed.   According to sources within the Somaliland presidency, the visit comes amid efforts to strengthen diplomatic ties and explore potential cooperation between the self-declared republic and the Gulf...

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Wajahan dalka Qatar

Hargeysa – Juun 28, 2025 – Wararka ka imaanaya madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), uu maanta safar rasmi ah ugu ambabaxayo dalka Qatar, kaddib markii uu helay casuumaad rasmi ah oo uga timid dowladda Qadar.   Ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan madaxtooyada Somaliland ayaa xaqiijiyay in madaxweynaha uu hoggaaminayo wefdi culus oo isugu...

WARAR KALE

AUSSOM Welcomes New Ghana Police Force

MOGADISHO – The African Union Mission in Somalia (AUSSOM) has officially welcomed the new Ghana Police Force (GFPU-5) battalion, which has been deployed to...

AUSSOM oo Soo Dhaweysay Guutada Cusub ee Booliska Ghana

MUQDISHO – Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana...

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...