Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Defence Ministry Details Successful Offensive Against Al-Shabaab

MOGADISHU, June 16 — Somalia’s State Minister of Defence, Omar Ali, on Sunday provided details on a successful military operation targeting Al-Shabaab militants in the Lower Shabelle region.   Dubbed “Operation Silent Storm,” the offensive resulted in the capture of several Al-Shabaab fighters alive and the seizure of a large cache of weapons, according to the minister. The Ministry of Defence praised...

Somalia’s National Trade Union Federation Joins Global Call for Social Dialogue in Just Transition

The Federation of Somali Trade Unions (FESTU), the officially recognised national trade union centre in Somalia, has formally endorsed the Call to Action on Fostering Social Dialogue for a Just Transition to a Resilient Low-Carbon Economy, a major international initiative placing workers and social dialogue at the heart of global climate action.   The endorsement was signed and presented by Omar...

Somalia: National Dialogue Conference Set to Open in Mogadishu

MOGADISHU – Somalia is set to open a much-anticipated national consultation conference in the capital, Mogadishu, on Sunday, June 16, following a recent call by President Hassan Sheikh Mohamud aimed at fostering political consensus and national unity.   The forum, organized under the auspices of the Federal Government, will bring together a wide range of delegates from across Somalia and the...

Gogoshii Wadatashiga Qaranka oo Berri si Rasmi ah uga Furmeysa Caasimadda

Muqdisho, 15 Juun 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa maalinta berri ah, oo ku beegan 16-ka Juun, martigelin doonta gogoshii wadatashiga ee uu dhawaan ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.   Shirkan ayaa lagu wadaa in uu noqdo madal heer qaran ah oo ay ka qeyb galaan wufuud kala duwan oo ka kala imaanaya gudaha dalka iyo dibadda, kuwaasoo...

Somalia political talks stall as opposition, regional states boycott Mogadishu meeting

MOGADISHU, June 15, 2025 – A national political dialogue convened by Somali President Hassan Sheikh Mohamud failed to take off on Sunday in Mogadishu, after opposition leaders and key federal member states boycotted the meeting over concerns about the structure and legality of the talks.   The conference, announced on June 1, was intended to bring together the president, political parties,...

Khilaafka Siyaasadeed oo fashiliyay Shirka Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqey

Muqdisho, 15 Juun 2025 – Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir muhiim ah oo uu madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku casuumay qeybaha kala duwan ee siyaasadda dalka.   Shirkan oo markii hore la iclaamiyay 1-da bishan Juun ayaa looga gol lahaa in lagu gorfeeyo arrimaha qilaafka taagan ee saameynaya mustaqbalka dalka, gaar ahaan...

Somalia opposition rejects dialogue with President amid political deadlock

Mogadishu — Somalia’s opposition leaders have twice rejected calls for a political dialogue initiated by President Hassan Sheikh Mohamud, resulting in the failure of both attempts to hold the talks, sources say.   The opposition, led by former presidents and key political figures, expressed dissatisfaction with the approach and framework proposed by the president, saying it does not meet their expectations...

Fashil ku yimid shirkii uu madaxweynaha Soomaaliya ku baaqay

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo jeer ugu baaqay madaxda siyaasiyiinta mucaaradka inay ka qeyb galaan shir wadatashi ah, balse labada jeerba shirarkaas ayaa fashilmay iyadoo mucaaradku aysan aqbali doonin shirka.   Madaxda mucaaradka, oo ay hormuud ka yihiin madaxweynayaashii hore ee dalka, ayaa si weyn uga saluugay shirarka madaxweynaha ku baaqay, iyagoo ku eedeeyay inuu habka iyo...

US Military Airdrops Aid to Puntland Forces Battling ISIS in Calmiskaad Mountains

Bosaso, Somalia — US military aircraft have provided critical support to Puntland security forces fighting ISIS militants in the rugged Calmiskaad mountain region of Somalia’s Bari province.   Due to the difficult terrain, which is inaccessible to vehicles and lacks suitable airstrips, US warplanes have airdropped troops, supplies, and military equipment to Puntland forces actively engaged in counterterrorism operations against entrenched...

Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo Taageero Ciidan Siiyay Ciidanka Puntland ee Dagaalka Kula jira Daacish

Bari, Soomaaliya – Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa si toos ah uga taageeray ciidanka difaaca Puntland howlgalka ka socda aagga buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari, halkaas oo ay ciidamada Puntland ka wadaan dagaal xooggan oo lagula jiro Daacish.   Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaha Mareykanku ay sahay iyo saanad ciidan hawada uga dajiyeen ciidamo ku sugan aagga buuraleyda Calmiskaad, si loo...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...