Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dilka Agaasimihii Dalxiiska ee Degmada Deyniile

MUQDISHO – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil habeen hore ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu dilay Agaasimihii Dalxiiska ee Degmada Deyniile, Marxuum Cabdalla Sheekh Ibraahim Jiisoow.   Dilka ayaa ka dhacay waaxda Halgan ee degmada Deyniile fiidkii Sabtidii, xilli uu marxuumku kusoo jeeday gurigiisa, sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Kooxo hubeysan oo bistoolado ku...

Heavy clashes erupt in Hiran region as Somali army, local militia battle Al-Shabaab

CEEL HAREERI, Somalia – Fierce fighting broke out early Saturday in Somalia’s central Hiiraan region after Somali national army forces and allied local militia, known as "Macawiisley," launched a coordinated assault on Al-Shabaab positions near the village of Ceel Hareeri, officials said.   The clashes erupted in rural villages under Ceel Hareeri, an area recently seized by Al-Shabaab militants. Government forces,...

Dagaal culus oo ka dhacay gobolk Hiiraan, kadib weerar ay qaadeen CXD iyo Macawiisleyda

CEEL HAREERI, HIIRAAN – Dagaal culus oo u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo ciidamada deegaanka (Macawiisleyda) oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) ayaa saaka ka dhacay tuulooyin hoostaga deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan, halkaas oo dhawaan ay la wareegeen kooxda Al-Shabaab.   Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ay qaaday weerar dhowr jiho ah...

Saddex hogaamiye sare oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah

Muqdisho, Soomaaliya – Saddex hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah oo ay fuliyeen ciidamada ammaanka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda caalamiga ah, sida ay mas’uuliyiin sheegeen Axaddii.   Howlgalkan, oo si wadajir ah ay u qorsheeyeen una fuliyeen Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa ka...

Somalia says three senior al-Shabaab leaders killed in joint operation

MOGADISHU, Somalia - Three senior ringleaders of the al-Shabaab Khawarij group were killed in a joint operation carried out by Somali security forces and international partners, officials said Sunday.   The operation, which was jointly planned and executed by the National Intelligence and Security Agency (NISA), the Somali National Army (SNA), and allied international forces, took place on June 6 in...

SoDMA Chief Attends Global Disaster Risk Summit

Somalia’s Disaster Management Agency (SoDMA) attended the 8th Global Platform for Disaster Risk Reduction (GPDRR 2025), a four-year summit held in Geneva, Switzerland.   SoDMA Chief Mohamud Moalim led Somalia’s delegation to the summit in Geneva, held from June 2 to 6, with over 2,700 participants from 133 countries. Delegates addressed global strategies for disaster preparedness, resilience building, and risk reduction, with...

Madaxa SoDMA oo shir uga qeyb galay Geneva

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva - Switzerland, kaga qeyb-galay kal-fadhigii 8-aad ee shir-weynaha madasha caalamiga ah ee Yareynta Khataraha Musiibooyinka, (Global Platform for Disaster Risk Reduction – GPDRR 2025) kaas oo afartii sanaba mar la qabto.   Shirka oo socday intii u dhaxaysay 2 June ilaa 6...

Somali Rescue Forum Calls for Halt to Flawed Human Rights Commission Selection

MOGADISHU, June 7 — The Somali Rescue Forum has voiced strong concerns over the ongoing selection process for members of the Independent Human Rights Commission, accusing authorities of violating constitutional requirements.   In a statement released this week, the Forum said the current process fails to meet the standards set out in Articles 41 and 111B of the Provisional Constitution, which...

Madasha Samatabixinta oo Dalbatay Hakinta Xulista Guddiga Xuquuqul Insaanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay walaac xooggan ka muujinaysaa hannaanka loo marayo xulista xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka.   Xulista xubnaha Guddiga oo ka mid ah Guddiyada Madaxabannaan ee dastuuriga ah ayaa si cad u baal marsan qodobada 41aad iyo 111b ee Dastuurka Ku-Meel Gaarka ah oo dhigaya in Baarlamaanka Federaalka uu dhiso guddi Xuquuqda Aadanaha u qaybsan...

Somalia’s intelligence agency meets with Mogadishu mayor over city’s security

MOGADISHU, June 7 — Senior security officials and the Banadir regional administration held a key meeting to discuss measures to enhance security during the upcoming Eid al-Adha celebrations.   Attendees included Somali Police Force Commander General Asad Abdullahi Osman, newly appointed National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad, Banadir Regional Governor and Mogadishu Mayor Dr. Hassan Hussein Mungab,...

WARAR KALE

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla...

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay...

Three officers injured as Al-Shabaab attacks elite SOG camp in Mandera

MANDERA, Kenya - Three police officers were injured after suspected Al-Shabaab militants attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, Lafey Sub-County, Mandera...

Somali President Holds Security Talks in Jowhar, Urges Community Support for Elections

MOGADISHU, June 13 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held key meetings in the town of Jowhar on Saturday with security officials and traditional...