Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Khilaafkii u Dhexeeyay Puntland iyo SSC-Khaatumo oo Meel Xasaasi ah Maraya

Garoowe, Soomaaliya – Xiriirka siyaasadeed ee u dhexeeya Maamulada Puntland iyo SSC-Khaatumo ayaa galay marxalad adag, kaddib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay labada dhinac. Tani waxay kusoo aadeysaa xilli ay jirto xiisad militari oo ka dhex taagan dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.   Wararka laga helayo gobolka Karkaar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan SSC-Khaatumo ay qabsadeen...

Military Operations Intensify in Eastern Galgaduud to Oust Al-Shabaab Militants

DHUSAMAREB, Somalia - Reports from the eastern Galgaduud region in central Somalia indicate heightened military activity over the past several hours, as combined forces of local militias and the Somali National Army (SNA) have launched coordinated operations aimed at dislodging Al-Shabaab militants entrenched in several key areas.   The government-backed troops have received significant logistical support, including arms and equipment, to...

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Ka Socda Bariga Gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB - Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo xooggan ay ka socda deegaano dhowr ah oo bariga gobolka Galgaduud ku yaalla, kuwaas oo ay hogaaminayaan macwiislayda iyo ciidamada xoogga dalka, sida ay sheegeen saraakiisha maxaliga ah.   Ciidamada wadajirka ah, ayaa sidoo kale la siiyey saanad iyo hub si ay ugu qayb qaataan howlgallada Al-Shabaab looga saarayo Bariga gobolka Galgaduud, oo hoostaga maamulka Galmudug...

Opposition Leaders Hold Crucial Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

MOGADISHU, Somalia – Senior Somali opposition figures have launched a series of high-level meetings in Mogadishu amid growing political uncertainty, calling for an inclusive electoral process and warning of deepening instability.   Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed hosted a key gathering at his residence in the capital, joined by former Prime Ministers Hassan Ali Khaire and Omar Abdirashid Ali Sharmarke....

Mucaaradka oo Kulamo Siyaasadeed uga billowday magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, 23 May 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa martigelineysa kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen madax hore iyo siyaasiyiin mucaarad ah, kuwaasoo diiradda saaraya xaaladda dalka iyo sidii loo heli lahaa doorasho lagu kalsoon yahay oo loo dhan yahay.   Kulanka ugu horreeya oo ahaa mid xasaasi ah ayaa ka dhacay hoyga uu magaalada Muqdisho ka daggan yahay madaxweynihii hore ee...

Former Galmudug President Warns Somali Leader Against Extending Term Beyond 2026

MOGADISHO, Somalia – Former President of Galmudug State, Abdikarim Hussein Guled, on Thursday issued a strong warning to Somali President Hassan Sheikh Mohamud, cautioning against any attempts to extend his four-year term, which is set to end in May 2026.   In a statement, Guled expressed concern over what he described as the president’s growing grip on power and the rhetoric...

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo eedeymo culus u jeediyay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii Hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo saray war qoraal ah ayaa diginin u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo uga digay in xukunka uu isku sii dhejiyo marka uu mudo-xileedka afarta sano dhamaado 2026.   Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xusay in dariiqa madaxweynaha dalka ku hogaaminayo iyo oraahda loo joojin-maayo dalka aan lagusii xukumi...

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya oo fariin adag u diray Pakistan

Ra’iisul Wasaaraha dalka Hindiya, Narendra Modi, ayaa 12-kii May 2025 jeediyay khudbad uu kaga hadlayay weerarro lagu qaaday dadka rayidka ah iyo tallaabo milatari oo dowladdu uga jawaabtay weeraradaasi.   Wuxuu Ra’iisul Wasaaraha khudbaddiisa ku amaanay ciidamada Hindiya iyo sida shacabka u mideysan yihiin, isagoo si gaar ah u xusay Hawlgalka Sindoor oo lagu beegsaday xarumo argagixiso oo sida uu sheegay...

Kenya court finds 2 men guilty of aiding Al-Shabab militants in 2019 hotel attack

NAIROBI, Kenya - Two Kenyan men charged with facilitating the 2019 attack on a luxury hotel complex that left 21 people dead were found guilty on Thursday and will be sentenced next month.   Judge Diana Kavedza, while sitting in a court in Kenya’s capital, Nairobi, ruled that the prosecution had proved that Hussein Mohamed Abdille Ali and Mohamed Abdi Ali...

Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu xukumay Kenya

NAIROBI, Kenya - Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa dembi ku heshay labo nin oo xiray inay ku lug lahaayeen weerarkii 2019-kii ka dhacay DusitD2 hotel ee magaaladda Nairobi, kaasoo lagu dilay 21 qof, qaar kalena lagu dhaawacay.   Xuseen Maxamed Cabdulle iyo Maxamed Cabdi Cali ayaa lagu helay inay lacag u direen, islamarkaana u sameeyeen Aqoonsi been ah dagaalyahanadii weeraray...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...