Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho, May 22, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka.   Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Madaxweynaha uu ku eegayo xaaladda guud ee hay’adaha dowladda, gaar ahaan kuwa la xiriira amniga iyo difaaca dalka. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa Wasaaradda waxa uu kulan la qaatay Wasiirrada Gaashaandhigga...

Somali President Briefed on War Against Al-Shabaab During Defence Ministry Visit

MOGADISHU, May 22 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited the Ministry of Defence on Thursday to assess the performance of key state institutions charged with safeguarding national security amid ongoing efforts to stabilize the country.   During the visit, President Hassan received a comprehensive briefing from Defence Minister Ahmed Mo’alim Fiqi and Chief of Defence Forces General Odawaa Yusuf Rageh....

Former Somali PMs Arrive in Mogadishu Ahead of Major Opposition Conference

MOGADISHU, Somalia - Former Somali Prime Ministers Omar Abdirashid Ali Sharmarke and Hassan Ali Khaire arrived in Mogadishu on Thursday, signaling the mounting strength of the opposition ahead of a key conference expected to take place in the capital.   The two former leaders were warmly welcomed by opposition lawmakers, highlighting the growing challenge to President Hassan Sheikh Mohamud’s administration. The upcoming...

Xubno kamid ah Mucaaradka dowladda oo soo gaarey magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaariyaashii hore ee Soomaaliya, Omar Abdirashid Ali Sharmarke iyo Xasan Cali Khaire, ayaa soo gaaray Muqdisho, iyadoo la filayo in magaalada ay ka dhaco shir ballaaran oo mucaaradka ah dhowaan. Xildhibaanada mucaaradka, ayaa soo dhaweeyay labada hogaamiye ee hore ee dalka, taas oo muujinaysa kororka awoodda mucaaradka madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud.   Shirka soo socda, oo loo...

BAAQ: Xildhibaanada Dowlada Federaalka

Qoraalkan wuxuu si toos ah ugu wargelinayaa Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya in xilka iyo mas’uuliyadda saaran ay tahay mid qaran. Waxaa lagu baraarujinayaa inay ku dhaqmaan dastuurka, ka fogaadaan ku tiirsanaanta beesha caalamka, ayna u istaagaan xalinta arrimaha dalka si mas’uuliyad leh.   Waxaa idiin hartay dhowr bilood oo uu sii jiro Baarlamaankan, waana fursad dahabi ahoolagu sixi karo waddada qaldan(ismariwaaga siyaasadeed)...

Somalia’s Danab Forces Seize Weapons, Kill Over 40 Al-Shabaab Fighters in Lower Juba Operation

Mogadishu, Somalia — Somali elite forces from the Danab commando unit have seized a large cache of weapons from the militant group Al-Shabaab during a military operation in the Barjaale area of Lower Juba region, officials said Thursday.   The offensive, carried out in recent hours near the Afmadow district, resulted in the deaths of more than 40 Al-Shabaab fighters, including...

Ciidamada Danab oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab oo Ka dhacay Jubbada Hoose

KISMAAYO, Soomaaliya - Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa hub tiro badan kusoo bandhigay gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo ay ka soo furteen kooxda Al-Shabaab, kadib howlgallo culus oo ay saacadihii la soo dhaafay ka fuliyeen deegaanka Barjaale oo hoos taga degmada Afmadow.   Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalkaasi ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay dileen in ka badan 40...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo xoojinaya iskaashiga iyo xiriirka diblomaasiyadeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Arbacadii ku qaabilay xafiiskiisa ee magaalada Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Pier Mario Daccò Coppi, iyadoo labada mas’uul ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo ballaarinta iskaashiga laba geesoodka ah.   Kulanka ayaa lagu muujiyay muhiimadda xiriirka soo jireenka ah ee ka...

Somalia, Italy seek to deepen cooperation in key sectors during high-level diplomatic meeting

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, on Wednesday received Italian Ambassador to Somalia, Pier Mario Daccò Coppi, for high-level talks aimed at enhancing bilateral relations and broadening cooperation between the two countries.   The meeting, held at the Foreign Ministry headquarters in Mogadishu, underscored the longstanding historical ties between Somalia and Italy, a...

UN raises concerns over Somalia’s counterterrorism laws, calls for judicial reforms

MOGADISHU, Somalia — The United Nations has expressed deep concern over Somalia’s counterterrorism legislation, particularly the broad powers granted to security agencies and the widespread use of military courts to try civilian cases.   Ben Saul, the UN Special Rapporteur on the promotion and protection of human rights while countering terrorism, said during an official visit to Somalia that the country’s...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...