Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Tensions Rise in Somalia’s Middle Shabelle as Troops and Armored Vehicles Pour In

Jowhar, Somalia – May 20, 2025 – Heavy fighting looms in Somalia’s Middle Shabelle region as government troops, backed by armored vehicles and senior officials, pour into the area in a renewed offensive against the militant group Al-Shabaab.   President of Hirshabelle State, Ali Gudlawe, accompanied by former regional officials, including ex-governor Ahmed Mayre Makaraan and political figure Ahmed Faal, arrived...

Gobolka Sh/Dhexe oo Galay Xaalad Dagaal, Ciidamo iyo Gaadiid Gaashaaman oo Kusii Qulqulaya

Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xilligan galay xaalad dagaal ah, iyadoo ay kusii qulqulayaan ciidamo badan iyo gaadiid dagaal oo ay hoggaaminayaan masuuliyiin sare oo ka tirsan maamulka Hirshabelle.   Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo masuuliyiin hore xilal uga soo qabtay maamulkaasi, sida guddoomiyihii hore ee gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan iyo Axmed Faal, ayaa gaaray furimaha...

Dowladaha  Carabta oo si adag u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO – Masar, Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay weerar ismiidaamin ah oo Axaddii ka dhacay meel u dhow saldhigga milatari ee Damaanyo, magaalada Muqdisho, kaasoo sababay khasaare naf iyo maalba leh.   Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Masar ayaa war-saxaafadeed ku sheegtay in ay "si xooggan u cambaareyneyso" weerarka, iyadoo muujisay taageero buuxda oo ay la garab taagan...

Arab states condemn suicide bombing near military base in Somali capital

CAIRO - Egypt, Qatar, and the United Arab Emirates (UAE) strongly condemned a suicide bombing Sunday near a military base in the Somali capital, Mogadishu.   In a statement, Egypt’s Foreign Ministry denounced the attack near Damaanyo military base “in the strongest terms” and expressed full solidarity with Somalia. Condolences were extended to the victims’ families and the Somali people, with wishes...

AFRICOM halts disclosure of Somalia airstrike casualties amid Trump policy review

MOGADISHU, May 20 – The United States Africa Command (AFRICOM) has announced a temporary halt to the release of information regarding casualties from its airstrikes in Somalia, as the administration of President Donald Trump continues to shape its military policy for the region.   Since Trump took office in January 2025, the U.S. has conducted at least 24 airstrikes targeting ISIS...

AFRICOM oo joojisay shaacinta khasaaraha duqeymaha ka dhaca Soomaaliya

WASHINGTON - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay in uu si ku-meel-gaar ah u joojinayo faafinta faahfaahinta ku saabsan khasaaraha ka dhasha duqeymaha ay ka fuliyaan gudaha Soomaaliya.   Go’aankan ayaa yimid iyadoo maamulka cusub ee Madaxweyne Donald Trump uu weli dejinayo siyaasaddiisa ku aaddan howlgalka militari ee Soomaaliya. Tan iyo markii Trump xafiiska la wareegay bishii January 2025, Mareykanka...

Hirshabelle President Visits Frontlines in War-gaadhi, Vows to Defeat Al-Shabaab

WAR-GAADHI, Somalia — The President of Somalia’s Hirshabelle State, Ali Abdullahi Hussein (Ali Gudlawe), paid a morale-boosting visit to the frontline town of War-gaadhi in the Middle Shabelle region, where security forces and local allied militias continue operations against the militant group Al-Shabaab.   During the visit, President Gudlawe held a series of meetings with senior military officials leading the offensive....

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka War-gaadhi

WARGAADHI - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka War-gaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka ee xaq-u-dirirka u ah la dagaallanka Al-Shabaab.   Madaxweynaha ayaa kulammo la qaatay saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka socda, isagoo ammaanay geesiyaasha ku sugan furimaha dagaalka iyo guulaha laga gaaray dagaalladii maalmihii lasoo dhaafay oo...

Madaxweynaha oo Isbitaal ku booqday xubno katirsan Macwiisleyda oo dhaawac ah

Muqdisho, May 19, 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Demartino si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee geesiyaasha Macawisleyda ee ku soo dhaawacmay jiidda hore ee dagaalka lagula jiro Kahwaarijta.   Madaxweynaha ayaa mid mid u dul istaagay dhaawacyada halyeeyadan, isagoo carrabka ku adkeeyay in Dowladda Federaalka...

Shakhsiyaadka Hogaaminaya Shabakadda Khiyaamada iyo Tahriibka ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Baaritaanno dheer ka dib, mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa kashifay shabakad ballaaran, oo burcad ah oo ku lug lahayd khiyaamo iyo tahriibinta dadka oo ka socday Yurub iyo Waqooyiga Ameerika. Maxamed Cismaan Xaaji Cali, Xamdi C/qaadir Cismaan iyo Maxamuud Xasan Cali ayaa la ogaadey inay yihiin hogaamiyayaasha shabakadda.   Waxay isticmaaleen magacyo been abuur ah, iyagoo mararka qaar iska dhigayay saraakiil dowladeed, wakiiladda ururada...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...