Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faces Behind Widespread Fraud and Human Trafficking Network Exposed in Somalia

An extensive criminal network involving Somali nationals has been uncovered following detailed investigations by government authorities. The inquiry has revealed years of involvement in fraudulent schemes and human trafficking operations spanning Europe and North America.   Authorities have identified Mohamed Osman Haji Ali, Hamdi Abdulkadir Osman and Mohamud Hassan Ali as the central figures behind the operation. The trio reportedly operated...

Somali PM Urges Youth to Join National Defense and Embrace Democratic Transition

Mogadishu, Somalia  – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has called on the country’s youth to play an active role in defending the nation, emphasizing that it is not only a patriotic duty but a religious obligation.   “I am here tonight to deliver a message to Somali youth: defending our country is a collective duty that none of us should...

Fierce Clashes Between Local Militia and Al-Shabaab in Central Somalia

Hiiraan region, Somalia – Heavy fighting has erupted over the past two days along the border between Hiiraan and Middle Shabelle regions, involving local community militia known as Macawiisley, backed by Somali National Army (SNA) forces, and the Al-Shabaab.   The battles, described as intense, have resulted in significant casualties on both sides. The conflict initially broke out at the regional...

Xamsa: Qof walba waa inuu kaalinta kaga aaddan ka qaato difaaca dalka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay gutaan.   “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaan idin kugu yeeray oo caawa halkaan aad u joogtaan in aan idiin soo gaarsiiyo farriin ah difaaca dalka, taas oo ah waajib ay tahay in aan loo...

Macwiisleyda Gobolka Hiiraan oo Guulo ka Sheegtay Dagaalka Al-Shabaab

JOWHAR, Soomaaliya - Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo qaraar oo Labadii Maalin ee lasoo dhaafay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ku dhexmarayay Macawiisleyda deegaanka oo gacan ka helaya Ciidanka DF iyo Al-Shabaab.   Dagaaladan ayaa ahaa kuwo qaraar oo dhinacyadu ay kasoo gaareen Khasaarooyin kala duwan oo baaxad leh. Dagaalka oo markii hore ka bilowday Xadka Labada gobol ayaa...

Heavy Fighting Enters Second Day on Border Between Somali Regions

EL HARERI, Somalia, May 18 – Fierce clashes between Somali government forces and Al-Shabaab fighters entered a second day Saturday along the border between the Middle Shabelle and Hiiraan regions, with both sides sustaining heavy casualties.   The fighting is centered around the village of Ceel Hareeri, located between the strategic towns of Adan Yabal in Middle Shabelle and Moqokori in...

Dagaal Qaraar oo Maalintii 2aad Ka Socda Xadka Gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan

CEEL HAREERI, Soomaaliya – Dagaal culus ayaa maalintii labaad ka socda xadka ay wadaagaan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, gaar ahaan tuulada Ceel Hareeri oo u dhexeysa degmooyinka Aadan Yabaal iyo Moqokori.   Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya maleeshiyada deegaanka (Macawiisleyda), iyo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Wararka laga helayo goobta dagaalka ayaa sheegaya in la isku adeegsanayo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Dhagax-dhigay Dhismaha Waddada Nasiib Buundo ee Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha waddada Nasiib Buundo, oo dhex marta degmooyinka Warta-Nabadda, Boondheere ilaa Shibis.   Munaasabadda dhagax-dhigga waxaa sidoo kale ka qeyb galay Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir. Jibriil ayaa sheegay in dhismaha waddooyinka ay tahay...

Somali Government Confirms Suicide Attack at Mogadishu Recruitment Camp

MOGADISHU, May 18 – A suicide bomber targeted a military recruitment centre in Somalia’s capital, Mogadishu, on Saturday, the government said, as unconfirmed reports indicated significant casualties among army hopefuls.   The blast occurred around 9:20 am outside the Damaanyo military camp, where large crowds of young men had gathered to enlist in the Somali National Army. The Ministry of Information...

Dowladda oo war kasoo saartay qaraxii ka dhacay Damaanyo, Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay uga hadashay qaraxii saakay ka dhacay magaaladda Muqdisho.   Qaraxa ayaa geystay khasaaro dhimasho oo ka badan 11 qof, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in illaa 20 qof ay ku dhinteen, tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen. Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa weeraray dhalinyaro loo qorayay inay...

WARAR KALE

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii...