Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ugandan deputy military commander arrives in Mogadishu, Somalia

MOGADISHU, Somalia – The Commander of the Somali National Army’s Land Forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, warmly received the Deputy Commander of the Uganda People's Defence Forces (UPDF), Lieutenant General Sam Okiding, at Mogadishu’s Aden Adde International Airport on an official visit to Somalia.   The visit marks a renewed push to enhance military cooperation and operational coordination between Somalia...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Uganda

MUQDISHO, 17 May – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Sarreeye Guud Sam Okiding, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Uganda oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya.   Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga milatari iyo wada-shaqeynta ka dhaxaysa Soomaaliya...

Somali President Backs Palestinian State, Hails Syria Sanctions Relief

BAGHDAD, May 17 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Friday called for the creation of an independent Palestinian state and welcomed the lifting of international sanctions on Syria, speaking at the 34th Arab League summit in the Iraqi capital.   "Colonialism must come to an end, and an independent Palestinian state must be established," Mohamud told leaders gathered in Baghdad,...

Roadside Bomb Targets Minibus Near Airport in Somalia, Killing Two People

BARAWE, Somalia, May 17 – A roadside bomb struck a vehicle collecting khat near Baraawe Airport in Somalia’s South West State on Saturday, killing two people and wounding two others, security officials said.   The explosion occurred about five kilometres from the city centre, between the village of Ambareesa and the airport, in an area where Islamist insurgent group al Shabaab...

War Degdeg ah: Qarax Miino oo ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Baraawe

BARAAWE, Soomaaliya - Qarax miino oo lala beegsaday gaari qaad siday ayaa ka dhacay meel u dhow Garoonka Diyaaradaha Baraawe ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sida ay sheegeen mas'uuliyiin amni.   Weerarka ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Ambareesa iyo garoonka, qiyaastii 5km u jirta bartamaha magaalada. Waxaa ku dhintay laba qof, halka laba kalena ay ku dhaawacmeen. Ilaa hadda ma...

Somalia Faces Setback in Anti-Al-Shabaab Offensive Amid Political Distractions

MOGADISHU, May 17 – Somalia’s federal government has come under criticism for a slowdown in its military offensive against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militant group, following the recapture of Aadan Yabaal town in Middle Shabelle region by Somali National Army (SNA) forces in April 2025.   According to sources cited by Shabelle Media, planned follow-up operations against the insurgent group have stalled...

Gaabis ku Yimid Dagaalka Dowladda Soomaaliya kula jirtay Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay gaabis ku timid dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab tan iyo markii ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya la wareegeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabelle ayaa sheegaya in howlgaladii la qorsheeyay ee lagu sii amba-qaadi lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab...

DFS oo lagu eedeyey in ay dhibaato dalka u horseeday 3 Sano ee la soo dhaafay

MUQDISHO, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee dalka, isaga oo si gaar ah u dhaliilay dowladda ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh.   Xildhibaanku wuxuu sheegay in saddexdii sano ee la soo dhaafay dowladda ay dhibaatooyin xooggan u geysatay shacabka Soomaaliyeed, kuwaas oo qaar badan laga...

Somalia Government Accused of Undermining Jubbaland with Parallel Administration in Gedo

MOGADISHU, Somalia, May 17  – Tensions are mounting between Somalia’s federal government and the Jubbaland administration amid reports that Mogadishu is planning to establish a parallel regional administration in the Gedo region, further straining its relationship with Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam, known as Ahmed Madobe.   Traditional elders from Gedo have publicly opposed the reported plans, saying they reject any...

Xiisadda siyaasadeed ee Dowladda Federaalka iyo Jubbaland oo sii kordhaysa

MUQDISHO, Soomaaliya – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay wado qorshe ay maamul cusub uga dhiseyso gobolka Gedo, kaasi oo la rumeysan yahay inuu barbar u noqonayo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).   Qorshahan ayaa durba dhaliyay caro iyo diidmo ay muujiyeen odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda gobolka Gedo. Qaar ka mid...

WARAR KALE

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii...