Jubaland oo War-saxaafadeed kaso saartay xaalada cakiran ee dalka uu wajahayo
KISMAAYO, Soomaaliya - Maamulka Jubaland ayaa ka hadlay xisbiga JSP ee habeen hore looga dhawaaqay Muqdisho, kaasoo uu Madaxweyne Xasan Sheekh gudoomiye ka noqday.
"Dowladda Jubaland waxay aaminsan tahay in wixii ka dhacay Muqdisho ay muujinayaan xilkasnimo-darrada maamulka Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo uu dalka ku jiro halis amni oo xooggan, haddana isku diyaarinayo xukun kalitalis ah iyo xisbi lamid ah...
Corruption-Tainted Director General of Environment Ministry Sacked by Somali Prime Minister
Mogadishu – Somalia - The Prime Minister of Somalia has dismissed Yusuf Abdirahman Samatar from his position as Director-General of the Ministry of Environment and Climate Change following a series of serious and well-substantiated allegations of corruption, extortion and financial mismanagement involving international donor funds.
The decision comes at a time of deepening crisis within the Ministry. It has been under...
Somali Police Arrest Suspects Linked to Robberies, Officer’s Killing in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia, May 14, 2025 – Somali police have arrested several suspects in connection with a string of armed robberies and the killing of a senior police officer in the capital, Mogadishu, a police spokesperson said on Wednesday.
Speaking at a press conference held at the Xamar Jajab police station, police spokesman Abdifitah Aden Hassan said security forces had detained...
Afhayeenka Booliiska oo Ka Hadlay Falal Amni Darro iyo Dil Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho, Soomaaliya – May 14, 2025 – Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay saldhigga degmada Xamar Jajab, isagoo faahfaahin ka bixiyay falal amni darro ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Afhayeenka ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen tiro rag ah oo lagu eedeeyay...
Somalia Welcomes PKK Decision to Disarm and Dissolve
MOGADISHU — The Federal Republic of Somalia on Tuesday welcomed the announcement by the Kurdistan Workers' Party (PKK) regarding its decision to dissolve itself, lay down arms, and bring an end to its decades-long armed campaign.
In a statement, Somali authorities praised the move as a positive step toward regional stability and conflict resolution.
“The Federal Republic of Somalia commends the...
Somali Pilgrims Arrive in Saudi Arabia for Hajj 2025
MAKKAH, Saudi Arabia— A group of 425 Somali pilgrims has arrived in Saudi Arabia to perform the Hajj pilgrimage, marking the second day of their journey to the holy city of Makkah.
These pilgrims are part of a larger group of 11,500 Somalis who will be undertaking the sacred rites of Hajj during the Islamic year 1446.
The Somali Ministry of...
Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan Xajka Gudanaya oo Gaaray Sacuudiga
MAKKAH — Maalintii labaad, waxaa dalka Sacuudi Carabiya gaaray Xujey Soomaaliyeed oo sanadkan gudanaya acmaasha Xajka, iyagoo ka kala tagey gobolada kala duwan ee dalka.
Magaalada barakeysan ee Makkah ayaa lagu soo dhaweeyay 425 Xujey Soomaaliyeed, kuwaas oo fursad u helay inay gudtaan waajibaadka Xajka ee sannadka Hijriga ah 1446.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay...
Somalia’s President Elected Leader of New Political Party Amid Growing Political Tensions
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud was on Tuesday night elected as the chairman and presidential candidate of a newly formed political party, Justice and Solidarity (Caddaaladda iyo Wadajirka), in a move that comes amid a tense political transition and growing uncertainty over the country’s electoral direction.
In a speech delivered at the party’s launch event in Mogadishu, the...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka
MUQDISHO – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay loo doortay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadeed ee cusub Caddaaladda iyo Wadajirka, xilli ay taagan tahay xaalad kala guur ah oo siyaasadeed, iyo muran ballaaran oo ka taagan jihada uu dalku u socdo.
Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay xafladda furitaanka xisbiga ayaa si adag u weeraray madaxda qaar ka mid ah dowlad-goboleedyada, isagoo ku eedeeyay...
Al-Shabaab Launches Surprise Attack on Military Base in El-Wak town, Gedo
EL-WAK, Somalia — Militants from the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group launched a surprise attack early Tuesday on a military base in the southern Somali town of El-Wak, in the Gedo region, local sources reported.
The base, jointly operated by the Somali National Army (SNA) and regional Jubbaland forces, came under heavy fire in the early hours, prompting a brief but intense...









