Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab oo Weerar Ku Qaaday Xero Ciidan oo Ku Taalla Ceelwaaq, Gedo

Ceelwaaq, Gedo – Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay waaberigii hore ee saakay weerar gaadmo ah ku qaadeen xero ciidan oo ku taalla gudaha degmadaas.   Xerada la weeraray ayaa waxaa si wadajir ah ugu sugnaa ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Iska hor imaad kooban ayaa ka dhacay halkaasi,...

Somali President launches new political party ahead of popular vote in 2026

MOGADISHU, May 13 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud was on Tuesday night elected chairman of the newly launched Justice and Solidarity Party (JSP), during a high-profile event in Mogadishu that drew top government officials and political figures.   The launch, which marks the president’s most significant political move ahead of the country’s expected shift toward one-person, one-vote elections, was attended...

Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo looga dhawaaqay Muqdisho

MUQDISHO – May 13, 2025: Xisbiga Siyaasadeed ee Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga.   Munaasabadda daahfurka xisbiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, qaar ka mid ah madaxda Dowlad-Goboleedyada, mas’uuliyiin sare iyo marti sharaf kale...

Key Roads in Mogadishu Remain Blocked After Heavy Rains, Residents Voice Frustration

MOGADISHU, Somalia - Several major roads in the Somali capital, Mogadishu, remain inaccessible days after torrential rains caused widespread flooding and damage, leaving residents stranded and critical infrastructure paralyzed.   The heavy downpour, which struck the city on the night of Friday last week, triggered flash floods that swept through neighborhoods, damaging roads and cutting off access to vital services. Citizens...

Jidadka Muqdisho oo weli xiran xili shacabka wajahayo dhibaatooyin nololeed

Muqdisho – Qaar ka mid ah waddooyinka halbowlaha u ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa weli xiran, iyadoo roobabkii xooganaa ee ka da’ay habeenkii Jimcaha ee toddobaadkii hore ay sababeen daadad baaxad leh oo burbur xooggan gaarsiiyay jidadka.   Shacabka ku dhaqan caasimadda ayaa wajahaya dhibaatooyin nololeed iyo ciriiri dhanka isu socodka ah, iyaga oo aan heli karin waddooyin ay mari...

Somalia PM Meets Acting AU Envoy to Strengthen Security Cooperation

MOGADISHU - Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre met on Tuesday with the Acting Special Representative of the African Union for Somalia, Kareem Adebayo, at his office in Mogadishu to discuss bolstering bilateral cooperation and the AU’s role in the country’s peace and stabilization process.   Prime Minister Barre congratulated Mr. Adebayo on his recent appointment, reaffirming Somalia’s appreciation for the...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo xiray qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Gedo

GARBAHAAREY - Dawladda Soomaaliya Ayaa Xabsiga U Taxaabtay Golihii Guurtida iyo Odayaashii Dhaqanka Gedo, kuwaasi oo shalay Shir-Jaraa'id ku qabtey Garbahaarey, iyagoo kasoo Horjeestay Dhismaha Jubbaland Cusub oo ay dowladda Soomaaliya doonayso in ay ka dhisto Gedo.   Odayaashaan Oo Lagu Xiray Xabsiga Degmada Garbahaarey ayaa la sheegay in laga qabtay Bartamha Magaaladda Xili ay ku sugnaayeen goob maherad ah oo...

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Ku-simaha Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Kareem Adebayo, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo doorka muhiimka ah ee Midowga Afrika uu ka ciyaaro amniga iyo xasillinta dalka.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa u hambalyeeyay Mr. Adebayo magacaabistiisa...

Jubaland President Announces Peace and Reconciliation Conference in Kismayo

Kismayo, Somalia – Jubaland regional President Ahmed Madobe, announced Tuesday that his administration will host a national peace and reconciliation conference in the southern port city of Kismayo, inviting all Somali stakeholders to participate.   Speaking at a press briefing, Madobe said the initiative is a Somali-led effort aimed at bridging divisions and fostering unity among political actors and regional administrations....

Axmed Madoobe: “Waxaan dhigeynaa gogol nabadeed oo Soomaaliyeed”

Kismaayo – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Madoobe, ayaa ku dhawaaqay in magaalada Kismaayo laga furi doono gogol nabadeed iyo mid dib u heshiisiineed oo ay ka qeyb geli doonaan dhammaan dhinacyada Soomaalida.   Madaxweynaha ayaa sheegay in arrintani ay tahay dadaal Soomaaliyeed, oo uu ku doonayo in lagu mideeyo shacabka, iyadoo ay muuqato in dowladda federaalka ay ku fashilantay isku...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee...

Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital

JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of...

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...