Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mareykanka oo ku duqeeyay Daacish Buuraha Calmiskaad, Puntland

Muqdisho, 13 May 2025 – AFRICOM, oo iskaashi la leh Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Isniintii duqeyn hawada ah ku beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda ISIS ee ku sugan Puntland, Soomaaliya, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu doonayo in lagu baabi'iyo howlgaladooda.   Duqeyntaas ayaa ka dhacday meel ku dhow 70 kiiloomitir koonfur bari ee Bosaso, gobolka Bari ee Puntland. Howlgalka ayaa...

U.S. AFRICOM Conducts Airstrike on ISIS Target in Somalia’s Puntland

MOGADISHU, May 13 – U.S. Africa Command (AFRICOM), in coordination with the Federal Government of Somalia, launched an airstrike targeting ISIS militants in Somalia on Monday, as part of efforts to disrupt the terrorist group’s operations.   The strike occurred about 70 kilometers southeast of Bosaso, in the Bari region of Puntland State. The operation is ongoing, with assessments underway to...

Mogadishu Residents Pay Millions in Taxes, But Lack Basic Services

MOGADISHU, May 13, 2025 – The Banadir Regional Administration and the Mogadishu City Council have been working relentlessly to restore the capital's cleanliness and reopen key roads, following heavy rains that recently disrupted the infrastructure.   Municipal workers, in collaboration with district authorities, successfully cleared rainwater from crucial roads, restoring cleanliness and improving mobility for both pedestrians and vehicles. Efforts to complete...

Shacabka Muqdisho oo bixiya Malaayiin Dollar Canshuur Ah Oo Waxba Loogu qaban

Muqdisho, 13 May 2025 – Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa si hagar la'aan ah uga shaqeynaya dib-u-soo celinta bilicda caasimadda iyo furista waddooyinka, kaddib roobabkii xooganaa ee dhawaan ka da’ay magaalada, kuwaas oo saameyn ku yeeshay kaabayaasha isku socodka iyo bilicda magaalada.   Howlwadeennada Waaxyaha Howlaha Guud, Nadaafadda iyo Bilicda oo kaashanaya maamullada degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa...

Somalia, Azerbaijan sign agriculture cooperation deal to boost food production

BAKU, Azerbaijan – Somalia’s Minister of Agriculture and Irrigation, Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), signed a memorandum of understanding (MoU) with Azerbaijan’s Minister of Agriculture, Majnun Mammadov, in Baku on Monday, aiming to deepen bilateral cooperation in agricultural development.   The agreement focuses on collaboration in agricultural investment, the exchange of modern irrigation and electrification techniques, joint research initiatives, and support for...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Saabsan Horumarinta Beeraha

Baku, Azerbaijan – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan kula saxiixday Wasiirka Beeraha ee Azerbaijan, Majnun Mammadov, heshiis is-afgarad (MoU) oo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal ee dhanka beeraha.   Heshiiskan cusub ayaa diiradda saaraya iskaashi ballaaran oo ku saabsan maalgashiga beeraha, is-weydaarsiga hababka...

Fahfaahin ku saabsan gaadiid lagu afduubey gobolka Shabeellaha Dhexe [Wareysi]

JOWHAR, Soomaaliya - Gobolka Shabeelada Dhexe gaar ahaan tuulooyin hoostaga Deegaanka Wargaadhi waxaa ku afduuban ilaa 7 gaari oo ay saaranyihiin 130 rakaab ah oo kusii socday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kana ambabaxay Muqdisho.   Dadkan ayaa isugu jira waayeelo, haween iyo caruur waxaana wararku sheegayaan in mudo labo maalin ah ay ku afduubanyihiin halkaasi laga soo bilaabo shalay Afar...

Somalia’s Security Minister, Police Chief Close Training for Officers

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, and Police Commissioner Major General Asad Osman Abdullahi on Monday presided over the closing ceremony of a specialized training program for members of the Somali Police Force’s Darwish unit.   The training, conducted by the European Union Capacity Building Mission in Somalia (EUCAP), focused on enhancing officers’ capacity to...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo Taliyaha Booliiska oo Tababar Ciidan usoo Xiray 

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa si wadajir ah u soo xiray tababar gaar ah oo loo qabtay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Booliiska.   Tababarkan oo uu bixiyay howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUCAP) ayaa diiradda saarayay kor u qaadista xirfadaha...

SOMALIA: South West State forces launch offensive against Al-Shabaab in Lower Shabelle

BAIDOA, Somalia – Security forces from Somalia’s South West State on Sunday launched a major military operation against Al-Shabaab militants in several villages under Walanweyn district in the Lower Shabelle region, officials said.   The offensive targeted the areas of Yaaqbariwayne, Leego, and Carmoole, following intelligence reports that Al-Shabaab fighters were mobilizing in the region. "Our forces responded swiftly and conducted a...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee...

Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital

JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of...

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...