Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jubaland oo diiday qaadashada kaarka aqoonsiga Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Jubbaland ayaa war-saxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay ku sheegtay in aysan aqoonsaneyn Hay'adda NIRA oo bixsa kaarka aqoonsiga Qaranka, iyadoona go'aankan uu la mid yahay mid ay horey u qaadatay maamulka Puntland.   Bayaanka Wasaaradda waxaa lagu sheegay in Maamulka Jubaland uusan aqoonsaneyn wax loogu yeero kaarka Aqoonsiga Qaranka, waxaana ay sheegtay in aanu...

OP-ED: Are We Back to Square One with a Transitional Government?

OP-ED: Fourteen years have passed since Somalia embarked on its federal path — a long and complicated journey aimed at rebuilding a nation fragmented by decades of conflict. Yet, in a moment that feels eerily familiar, the country once again stands at a crossroads. With recent developments, one cannot help but ask: Are we back to square one with...

Five Countries Call for 8,000 Additional Troops for African Union Mission in Somalia

KAMPALA, Uganda — Five nations contributing troops to the African Union's Somalia mission (AUSSOM) have called for the deployment of an additional 8,000 soldiers to address the country's ongoing security challenges.   This request aims to prevent setbacks in the fight against Al-Shabaab and to strengthen the gains already made in the battle against the militant group. Originally, AUSSOM was planned to...

US Declines to Support African Union’s AUSSOM Operation in Somalia

WASHINGTON, D.C. — The United States has announced it will not support the African Union’s AUSSOM peacekeeping mission, which began earlier this year in Somalia.   William Pope, the U.S. Ambassador to Uganda, stated that the U.S. is not prepared to back the AUSSOM operation. He emphasized that Somalia is not at a stage where the country can implement a Security...

Uganda’s President Seeks to Lead AUSSOM Operation

KAMPALA, Uganda — A summit attended by ministers from countries contributing to the African Union Mission in Somalia (AUSSOM) wrapped up in Uganda's capital, Kampala, after several days of discussions.   The meeting, which began earlier this year in Somalia, addressed critical issues related to the AUSSOM mission and the overall security situation in Somalia, including the recent surge in Al-Shabaab...

Villa Somalia oo ka warbixisay shir madaxeedka Kampala

Madaxyooyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay shir uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uga qeyb galay Magaalada Kampala ee caasimada Dalka Uganda.   Shirkan oo ay isugu yimaadeen madaxda dalalka ay ciidankoodu qeybta ka yihiin howlgalka Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu falan qeeyay  howlgalka AUSSOM iyo kooxda Al Shabaab. La-Taliyaha madaxweynaha ee dhanka ammaanka, Xuseen Macalin ayaa sheegay...

Dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, una dhaxeeya Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Macawisley iyo Al Shabaab ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.   Dagaalkan ayaa qarxay gelinkii dambe ee shalay kadib markii Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawisley ay weerar ku qaadeen dagaal yahano ka tirsan Al Shabaab oo isku uruursanayay inta u dhaxeyso...

Ciidamo dheerad ah oo la keenayo Soomaaliya

Shan dal oo ka tirsan kuwa ciidamadooda ku biiriyay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay in loo baahan yahay 8,000 oo askari oo dheeraad ah si wax looga qabto xaaladda amni ee dalka.   Dalabkan ciidankan dheeraadka ah ayaa lagu sheegay mid looga hortagayo in meesha ka baxdo guulihii laga gaaray dagaalka Al Shabaab. Howlgalka AUSSOM ayaa loo qorsheeyay markii...

Cabdiraxmaan Ceynte oo ku baaqay kacdoon ka dhan ah Dowladda

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yusuf Xuseen Ceynte ayaa ku daabacay bartiisa Facebook qoraal dheer uu uga hadlayo fashil uu sheegay in ay hormuud ka yihiin madaxdii soo martay dalka 18-kii sanno ee ugu dambeysay.   Wuxuu sheegay  in madaxdan uu hoggaankodu saldhig u ahaa boobka hantida qaran, nin jecleysi, ku takrifal awoodeed, dhaqaal ka raadin...

Mareykanka oo diiday in uu taageero howlgalka AUSSOM

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan taageeri doonin howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM, kaas oo horraantii sanadkan ka bilowday Soomaaliya.   William Pope, Safiirka Mareykanka ee Uganda ayaa sheegay in Mareykanka uusan diyaar u aheyn in uu taageero howlgalka AUSSOM, isagoona xusay in Soomaaliya aysan taagneyn marxalad keeni karta in dalka laga hirgeliyo qaraarka Golaha Ammaanka ee lagu dhisay...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...