Madaxweynaha Uganda oo doonaya in uu hoggaamiyo howlgalka AUSSOM
Waxaa Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda lagu soo gebo gebeeyay kulan ay isugu yimaadeen wasiiro ka soo jeeda dalalka ka qeyb qaadanaya howgalka Midowga Afrika ee AUSSOM, kaasi oo horrantii sanaddkan ka bilowday Soomaaliya.
Shirkan ayaa laga soo saaray qodob dhowr ah oo khuseeya howlgalka AUSSOM iyo amniga guud ee dalka Soomaaliya, iyadoona la soo hadal qaaday weerarada dhowaan...
Somali Disaster Management Chief Visits Military Hospital in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – The head of Somalia’s Disaster Management Agency, Mohamed Moallim Abdulle, and Dr. Abdullahi Muuse Ahmed, the Director of Health at SoDMA, visited the Somali National Army’s Military Hospital in Mogadishu on Thursday.
Moallim met with the hospital’s director, Sadam Abdullahi Osman, to discuss the medical treatment of soldiers wounded in recent clashes with Al-Shabaab militants.
After the meeting,...
At least two children killed in Somali special forces’ raid on Al-Shabaab leader’s house
MOGADISHU, Somalia – At least two children were killed during a fierce overnight clash between U.S.-trained Somali special forces known as Danab and a senior Al-Shabaab member in the Buladul-Amiin area of Somalia's Lower Shabelle region, residents told Shabelle Radio.
The confrontation reportedly erupted when Danab commandos launched a raid targeting the residence of a man identified as Mohamed Abukar,...
Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Sh.Hoose
Ugu yaraan labo ruux oo carruur ahaa ayaa ku dhintay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada sida gaarka ah u tabbaran ee Danab iyo xubin sare ka tirsan Al Shabaab, sida ay dadka degaanka u sheegeen Idaacadda Shabelle.
Dagaalkan oo ka qarxay Degaanka Buladul-Amiin ee Gobolka Sh.Hoose ayaa yimid kadib markii Ciidanka Danab ay u doonteen hooy uu degan yahay shaqsi...
New AU Envoy Arrives in Mogadishu, Vows to Uphold Somalia’s Diplomatic Standards
MOGADISHU, Somalia – Rahmon Adebayo, the newly appointed interim Special Representative of the African Union (AU) for Somalia, arrived in Mogadishu on Friday.
He was welcomed at Aden Adde International Airport by Abdikadir Burgal, Director of the Africa Department at Somalia’s Ministry of Foreign Affairs.
In a statement issued shortly after his arrival, the Somali government reaffirmed its commitment to maintaining...
Somalia’s President Arrives in Uganda for Urgent Summit on AUSSOM Funding
KAMPALA, Uganda – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has arrived in Uganda for an Extraordinary Summit aimed at addressing pressing financial challenges facing the African Union Transition Mission in Somalia (AUSSOM).
The summit, which brings together key regional stakeholders, will focus on securing vital funding for AUSSOM’s operations amid growing concerns about the international community’s commitment to the mission.
A significant...
SAWIRRO: Guddoomiyaha SoDMA oo booqday Isbitaalka CXD
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Agaasimaha Caafimaadka Hay’adda SoDMA, Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed ayaa booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga ee Magaalada Muqdishu.
Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa la kulmay Agaasimaha Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka, Saadaam Cabdullaahi Cismaan, iyagoona ka wada hadlay xaaladda caafimaad Ciidanka lagu daweynayo Isbitaalka.
Kulanka kadib wuxuu Guudoomiyaha booqday askarta lagu dabiibayo Isbitaalka, gaar ahaan...
Midowga Afrika oo safiir cusub u soo dirtay Soomaaliya
Wakiilka ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa yimid magaalada Muqdisho ka dib markii Soomaaliya ay dalka ka ceyrisay Sivuyile Bam oo ahaa ku xigeenka howlgalka Midowga Afrika.
Danjiraah cusub ayaa shaqada kala wareegi doona Sivuyile Bam maadaama Soomaaliya ay ku eedeysay inuu sameeyay falal aan la jaanqaadi karin qiyamka Soomaaliya iyo anshaxa diblomaasiyadeed ee caalamka.
Go’aanka Bam looga saaray...
Muxuu Baarlamaanka JFS ka yiri heshiiska shidaal ee Turkiga?
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray heshiiska shidaal qodista ee u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.
Nuqul ka mid ah heshiiskan oo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa u dhignaa in Turkiga uu qaadan doono boqolkiiba 90 dhaqaalaha ka yimaada shidaalka laga soo saarayo Soomaaliya si uu helo kharashka uga...
Madaxweynaha Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu halkaas uga qayb galo shirka looga hadlayo arrimaha Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.
Madaxwaynaha ayaa guulaha laga gaaray dagaalka Al Shabaab la wadaagi doona madaxda dalalka Ciidamada ku yaboohay howlgalkan guul dhowaan...







